
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Aaska wadareed qaran oo loo sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib iyo Marxuum Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle (Suldaan Indha-case) oo lagu Aasay Xabaalaha Baqiic ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo qoysaskii, qaraabadii iyo Qaranka Somaliland […]
Somali News18 Nov 2020
Somali News18 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Alle ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa Cumar Carte Qaalib oo ahaa siyaasi caan ah horena Raysal Wasaare uga soo noqday Jamhuuriyadii Soommaaliya ee burburtay 1990’s-kii. Alle ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuusanayey magaalada Hargeysa oo uu mudooyinkii ugu dambeeyey ku noolaa ka […]
17 Nov 2020
Hargeys (HCTV)-Bangiga adduunka, ayaa sheegay inuu ka caawinayo Somaliland iyo Soomaaliya marshuuc kor loogu qaadayo korontada, gaar ahaan ta la cusboonaysiin karo (renewable). Marshuucaas oo ay ku baxayso lacag dhan 150 Milyan oo Doolarka Maraykanka ah. Waxa maalgelinaya Bangiga Adduunka oo keliya. Marshuuca oo magaciisa la yidhaahdo Marshuuca Dib-u-soo cellinta Waaxda Korontada Soomaalida (Somali Electricity […]
Somali News16 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo gunaanaday tartanka kubbadda cagta gobollada Somaliland oo maanta lagu soo gebogabeeyey garoonka Hargeysa Stadium, kaas oo ay ku guulaysteen xulkii ka socday gobolka Daad-madheedh. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyaha ciidanka Booliska, madaxda gobollada Maroodi-jeex iyo Daad-madheedh, xildhibaanno, asxaabta […]
Somali News16 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa koobkii Gobolada Somaliland ee tartanka Ciyaaraha gudoonsiiyey xulka gobolka Daad-Madheedh oo maanta Gobolka Maroodi Jeex kaga guulaystay 2 Gool iyo Hal. Labada Xul ee Daad-Madheedh iyo Maroodi-Jeex ayay ciyaar xiiso leh ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium waxaanay guushu Raacday Xulka Daad Madheedh oo sidaasi ku […]
Somali News15 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka ka socda dalka Ethiopia oo daris la ah Somaliland. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu ugu baaqay Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Ahmed inuu joojiyo dagaalka oo uu dhagta u raariciyo baaqyada beesha caalamka, isagoo tilmaamay inaanay […]
Somali News15 Nov 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Lagula taliyey inuu Qunsuliyado diblumaasiyadeed Maraykanka uga furo 7 Magaalo. Michael Rubin oo ah Aqooyahan Maraykan ah oo ka tirsan Machadka (AEI) ayaa Madaxweyne Joe Biden u soo jeediyey inuu Qunsuliyado ka furo 7 Magaalo, kuwaasi oo ay ku jirto Caasimadda […]
Somali News15 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Gar-yaqaan Barkhad Jaamac Xirsi (Batuun) ayaa shaaciyey inuu Musharrax u yahay Doorashada Golaha Wakiillada ee dhawaan dalka ka dhacaysa. Barkhad Jaamac Xirsi oo Maanta Qoraal ku baahiyey Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa sheegay in la Tashi badan oo uu ka sameeyay ka dib, uu ku […]
Somali News15 Nov 2020
Asmara (HCTV) – Warar lagu baahiyay baraha bulshada ayaa sheegaya in Jabhadda TPLF ee Qoomiyadda Tigreey ee dalka Itoobiya ay Xalay saddex gantaal oo nooca ridida dheer ah ku weerartay magaalada Asmara ee dalka Ereteriya. Wararka ayaa sheegaya inay gantaaladu ku dhaceen madaarka Asmara iyo wasaaradda warfaafinta Ereteriya. Ma jiro wax war ah oo ay […]
Somali News14 Nov 2020
Asmara, (HCTV) – Ciidamada gobolka Tigrayga ee dalka Ethiopia ayaa caawa fiidkii saddex gantaal ku duqeeyey caasimada dalka Eritrea ee Asmara. Meelaha ay gantaaladani ku dhaceen ayaa waxa ka mid ah dhismaha Wasaarada Warfaafinta Eritrea, Madaar iyo dhisme weyn oo dad badan ay degenaayeen. Hase yeeshee ilaa iyo hadda lama soo sheegin khasaaraha dhimashada iyo […]
Somali News14 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Inta la ogyahay Hal Qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen Gaadhi Bas ah oo Miino kula Qaraxday duleedka Degmada Balli-dhiig ee Gobolka Togdheer. Gaadhiga Baska ah oo siday Rakaab ayaa Miino kula kacday duleedka Degmada Balli-dhiig, waxaana halkaa ku Geeriyooday Hal Qof, halka laba kalena ku dhaawacmeen, sida uu […]