
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News14 Nov 2020
Mali (HCTV) – Faransiiska ayaa Jimcihii Shalay ku dhawaaqay in Ciidammadiisa la dagalaanka Xagjirku ay Waddanka Maalin ku dileen Taliyaha Koox Al-qaacida xidhiidh la leh oo Weerarro ka geysta Gobolkaasi. Dilka Ba Ag Moussa ayaa ku soo beegmay 5 sano guurada ka soo wareegtay Weerarro Argagixiso oo 13-kii November, 2015 lagu qaaday Magaalada Paris, kuwaasi […]
Somali News14 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddiga Anshaxa ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Go’aamo ka soo saartay Ciyaar Shalay dhex martay Gobollada Hawd iyo Daad-madheedh, taasi oo uu dhashay khilaaf gaadhay in Rabshado ka dhacaan Garoonka Hargeisa Stadium. Ciyaartii Shalay oo ku tiirsanayd Tartanka Gobollada Somaliland ayaa waxa Gool ku laag toos ah diiday Kooxda ku […]
Somali News14 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Ururka Midowga Afrika ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidammada AMISOM ee Soomaaliya Gebreegziabher Mebratu oo u dhashay Dalka Itoobiya, gaar ahaan Qoomiyadda Tigreega. Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Moussa Faki ayaa 11 November, 2020 Amray in xilka laga qaado Taliyahaas, sida ku qoran Warqad ay aragtay Wakaaladda Wararka Reuters. Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa […]
Somali News14 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay ayaa ku heshiiyey inay dib u soo celiyaan xidhiidhkoodii Wada-shaqayneed. Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay, ayaa dhawaan uu khilaaf culus soo kala dhex galay, ka dib markii sida Xukuumaddu sheegtay ay Qaramada Midoobay Qorshaheeda 5-ta sanadood ee soo socda ku salaysay Qorshaha Dawladda Soomaaliya isla-markaana isku dayday […]
Somali News13 Nov 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa hoggaamiye cusub u magacaabay gobolak Tigrayga ee dalka Ethiopia, sida uu sheegay Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia, balse koox xuquuqal Insaanka ka shaqaysa ayaa sheegtay in xasuuq dhacay oo tiro badan oo shacab ah lagu laayey dagaalka. Hoggaamiyahan cusub ee Tigrayga loo magacaabay ayuu Raysal Wasaare Abiy Ahmed […]
Somali News11 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV Sports) – Ciyaar qurux badan oo xulalka Gobololada Gabiley iyo Xaysimo ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Jamhuuriyada Somaliland, ayaa xulka Gobolka Gabiley waxa ay Xulka Xaysimo kaga badiyeen 3 Gool iyo 1 gool. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa goolkii 1aad waxa u saxeexay xulka […]
Somali News11 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Warbaahinta Dunida badhkood ayaa Saadaaliyey inay Suurto-gal tahay in Somaliland heshiis Diblumaasiyadeed la gasho isla-markaana ay aqoonsato Dawladnimada Isreal. Warbaahinta qaarkood ayaa sheegay inay Somaliland door-bidayso inay ka mid noqoto dalalka Muslimka ah ee heshiiska la galay Isreal, taas uu ku soo beegmi karta xilligan oo uu soo fiicnaanayo xidhiidhka Isreal iyo […]
Somali News10 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV SPORTS) – Ciyaar xamaasad leh oo xulalka Gobololada Daad-madheedh iyo Sool ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa Daad-Madheedh 4 Gool iyo 0 kaga badiyey Xulka Gobolka Sool. Ciyaartan oo ka tirsanayd Ciyaaraha gobolada Jamhuuriyada Somaliland ee sideed dhamaadka (quarter-finalka) ayaa qaybtii hore ee ciyaarta oo aan wali la kala dhalin […]
Somali News10 Nov 2020
Addis Ababa (HCTV) – Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin lagaga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka ku dagaallamayay muddo ku dhaw toddobaad. Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaallamaya Itoobiya in wadahadal lagu soo afjaro colaadda. Wuxuu sheegay in Midowga Afrika uu […]
Somali News9 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey xogyhayihii guud ee hore ee xisbiga, Mudane Xasan Siciid Yuusuf iyo xogyaha cusub ee dhawwaan la magacaabay, Mudane Ibraahim Axmed Raabbi. Munaasibadda xil-wareejinta labada masuul oo lagu qabtay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE, ayaa waxa […]
Somali News9 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaar kulul oo xiiso leh ayaa Xulalka Gobolka Maroodi-jeex iyo Awdal ay iskaga hor-yimaadeen Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo loogu soo baxayey Wareega Afar Dhamaadka (Simi-final) ayaa qaybtii hore ay Goolkii 1aad ay ku horeeyeen Gobolka Maroodi-Jeex oo uu dhaliyey Guuleed Kayse. Hase […]
Somali News8 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Dalka Maraykanka Joe Biden iyo ku-xigeenkiisa Karmala Harris. Madaxweynaha oo qoraal ku baahiyey Barta uu ku leeyahay Twitter-ka ayaa Joe biden iyo Karmala Harris ku hambalyeeyay guushii ay ka gaadheen doorashadii Salaasadii la soo dhaafay ka […]