
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Wargeyska African business magazine ayaa War-bixin dheer ka qoray Shirkadda Trafigura oo Xukuumadda Somaliland heshiis kula gashay inay Somaliland u soo waarido Shidaalka isla-markaana Ballaadhin ku samayso Haamaha Kaydka shidaalka ee Berbera. Madaxa shirkadda Trafigura ee Afrika James Josling ayaa sheegay in sababaha ay Somaliland u maalgashanayaan tahay inay tahay Dal si […]
Somali News8 Nov 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa ka hadlay guushii uu ka gaadhay doorashadii dalkiisa ka dhacday Salaasadii la soo dhaafay. Biden ayaa sheegay in la joogo “wakhtigii la bogsiin lahaa” America, waxaanu khudbaddiisii ugu horraysay ku ballanqaaday “inaanu kala qaybin dalka, laakiin uu midayn doono “Midba ka kale fursad aynu […]
Somali News8 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xulalka Gobolka Hawd iyo Badhan ayaa iskaga horyimid ciyaar xiiso leh oo ka tirsan Simi-Final, Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium. Qaybtii hore ee ciyaarta markii ay gabogabo ku sii dhaweyd 43 daqiiqo ayaa khalad ay galeen Xulka Gobolka Badhan waxa gobolka Hawd loo dhigay […]
Somali News8 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADSANI ayaa Axmaqnimo ku tilmaamay Go’aan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo saartay, kaasi oo lagu joojiyey gaadiidka yaryar ee Vitz-ta ama Tukhaanka in dalka la keeno. Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Fadhigii Khamiistii la soo dhaafay ku go’aamiyey inaan dalka la keenin Gaadiidka yaryar ee Loo yaqaano Tukhaanka […]
Somali News8 Nov 2020
Muqdisho (HCTV) -Dagaal iyo Xafiltan siyaasadeed ayaa ka dhex qarxay Siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland oo xilal sare ka haya Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Dagaalkan siyaasadeed oo salka ku haya cidda leh awoodda soo xulidda Xubnaha Somaliland ka soo jeeda ee ka qayb-galaya doorashada Baarlamaanka ayaa ka dhex qarxay Siyaasiyiinta Somaliland ka soo jeeda […]
Somali News7 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka
Somali News7 Nov 2020
USA (HCTV) – Joe Biden ayaa ku guulaystay tartankii loogu jiray Madaxtinimada Maraykanka, waxa uu kaga adkaaday Donald Trump tirinta codadkii la dhiibtay Salaasadii la soo dhaafay. Warbaahinta ayaa odoroskeedu yahay in Biden ku guulaystay gobolka loolanka adagi ka taagnaa ee Pennsylvania, waxaanay taasi u sahlaysaa inuu helo in ka badan 270-ka cod ee ergada […]
Somali News5 Nov 2020
Berbera (HCTV) – Dekedda Somaliland ee Berbera ayaa door-bidaysa inay Tartan la gasho Dekedaha Jabuuti, marka bisha January ee sannadka 2021 la dhamaystiro ballaadhinta lagu samaynayo. Shirkadda DP WORLD ayaa Dekedda Berbera wejiga koowaad ku Maalgelisay $120 Million, waxaana lagu kordhiyey Dekedda 400 Meter oo loogu Talo-galay inay ka soo degaan Koontiinarradu, taasi oo marka […]
Somali News5 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay doonayaan inay Gacan ku yeeshaan Doorashada Soomaaliya, si buu yidhi uu uga soo baxo Madaxweyne Dadka Soomaaliyana u wanaagsan, Somaliland-na aan cadow ku ahayn. Guddoomiyaha UCID oo ka qayb-galay Munaasibad Hargeysa lagu qabtay ayaa sidoo kale ka jawaabay eedaymo […]
Somali News5 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa warbixin lagaga dhigeystay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, iyadoo goluhuna dood iyo falan-qayn dheer ka dib uu go’aamo ka gaadhay gaadiidka gurran ee dalka laga […]
Somali News5 Nov 2020
Hargeysa(HCTV) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalka u dhaxeeya ciidamada dawladda Itoobiya iyo kuwa maamulka Tigreega, oo uu dagaal culusi u bilaabmay saqdii dhexe ee habeen hore. Waxa la jaray khadka Isgaadhsiinta ee gobalka Tigreega, waxaana adag in la helo warar xaqiiq ah, laakiin weriyaha BBC ee deegaanka Tigreega ayaa sheegtay in […]
Somali News4 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun adag ku ridday Mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf. Maxkamadda oo Bilihii u dambeeyay xidhnaa isla-markaana dacwaddiisu socotay ayaa Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex waxay ku xukuntay 5 sanadood oo xadhigga. Sidoo kale – waxay Maxkamaddu ku xukuntay in la xayiro telefiishanka Astaan oo Mulkiyaddiisa leeyahay Cabdimanaan. Sidoo kale – […]