
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Somaliland oo maanta ku beegan. Munaasibadda xuska 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay taliska guud ee ciidanka Booliska, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay guddoomiyaha maxkamadda sare, xeer ilaaliyaha […]
Somali News2 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Dufcadii 12aad oo tiradoodu ku dhaway 500 Arday ayaa maanta ka qalinjabiyey Jaamacadda Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo munaasibad balaadhan oo loogu fooladeeyey loogu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadii Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Admas ayaa waxa ka soo qaybalay masuuliyiin Wasiiro ah oo ka socday xukuumada, Xisbiyada Mucaaridka, Xildhibaano, […]
Somali News31 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ahna taliyaha cuud ee ciidanka qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay qalinjebinta dufcaddii koowaad ee Layli sarkaal oo markii ugu horraysay dalka gudihiisa lagu tababaray, taas oo maanta lagu qabtay dugsiga Cabdilaahi Askar ee Dararweyne. Munaasibadda loogu fooladaynayey dufcadda koowaad ee layli sarkaal oo ahayd mid si […]
Somali News31 Oct 2020
Turkey (HCTV) – Waxa kordhay Khasaaraha ka dhashay Dhul Gariir culus oo Jimcihii shalay ku dhuftay badda Aegean Sea, kaasi oo saameeyay Magaalooyin ka mid ah Dalalka Turkiga iyo Giriiga. Dhul Gariirka oo lagu cabbiray 7.0 magnitude ayaa wuxuu burburiyey illaa 18 dhisme, taasina waxay sababtay inay Dad badan Geeriyoodaan, qaar kalena dhaawacmaan, halka qaarkoodna […]
Somali News31 Oct 2020
USA (HCTV) – Iyadoo Maraykanku ku jiro gebogabado Ololaha doorashada Madaxtinimada, ayaa Sharci-sameeyayaasha Gobollada Dalkaasi isku dayayaan inay xakeemaayaan Faafidda Cudurka Covid_19, kaasi oo toddobaadydii u dambeeyay faafiddiisu aad sare ugu kacday. Gudaha Maraykanka, Tirada Dadka uu ku dhacay Xanuunka Covid_19 ayaa dhaaftay 9 Million, sida ay Jimcihii lagu sheegay Tiro-koobka Maalinlaha ah ee Jaamicadda […]
Somali News31 Oct 2020
Itoobiya (HCTV) – Dagaal dhexmaray labada Qowmiyadood ee Canfarta iyo Soomaalida ayaa lagu warramayaa in lagu dilay 27 ruux, sida lagu sheegay War ka soo Dowladda Itoobiya. Dagaalka labada Qowmiyiadood ayaa salka ku haya muran dhinaca xuduudaha oo muddo dheerba soo jiitamayay, iyadoo marar badan oo hore sidan oo kale dagaalo uga dhaceen xadka labada […]
Somali News30 Oct 2020
Ankara, (HCTV) – Dhulgariir xoog badan ayaa ku dhuftay the Aegean Sea maanta oo Jimce ah, kaas oo khasaarihiisu uu gaadhay Turkiga iyo Giriiga, dhismayaal burburay ayaa waxa ku xaniban dad badan. Dadweyne tiro badan ayaa usoo baxay jidadka Magaalo xeebeeda Turiga ee Izmir dhulgariirka 7.0 magnitude awgeed. Ilaa iyo hadda si dhab ah looma […]
Somali News30 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan xus iyo maamuus qaran ah la qaatay Duuliye sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ka mid ahaa ciidankii cirka ee dawladdii la isku odhan jiray Soomaaliya, Islamarkaana ahaa Bayloodkii diiday inuu fuliyo amarkii lagu siiyay inuu duqeeyo Magaalada Hargeysa 1988-kii, diyaaraddii uu wadayna […]
Somali News30 Oct 2020
Nice, (HCTV) – Ninka saddexda qof ku dilay dalka Faransiiska shalay Khamiistii ayaa magaciisa lagu sheegay Brahim Aouissaoui, oo da’diisu tahay 21 jir, kaas oo ka soo Tahriibay dalka Tunisia. Brahim Aouissaoui ayaa Lampedusa oo Talyaaniga ah soo gaadhay dabayaaqadii bishii September, kadibna mudo markii loo karantiimeeyey coronavirus ayaa la sii daayey, waxaanu dalka Faransiiska […]
Somali News29 Oct 2020
Nice, (HCTV) – Saddex qof ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay weerar loo adeegsaday Mindi oo ka dhacay magaalada Nice oo ku taala koonfurta dalka Faransiiska maanta oo khamiis ah. Weerarkan oo uu gaystay qof cadhaysan ayaa lagu waramayaa inuu mindi ku weeraray dad joogay goobta la the Notre-Dame basilica oo ku taala […]
Somali News29 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Qarramada Midoobey ayaa si adag u cambaareysay dil toddobaadka dulleedka magaalada Muqdisho loogu geystay Labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalahooda samafalka. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Qarramada Midoobey ee UNSOM ayaa u dhignaa siddan ” Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa dilka laba ka mid ah shaqaalaha samafalka, oo […]
Somali News28 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirka Toddobaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maanta Hargeysa ka furmay, islamarkaana lagu doortay hoggaan uu golahaasi yeelan doono shanta sanno ee soo socda, iyaga oo sidoo kalena ansixiyey xoghaye guud iyo xubnaha guddida fulinta xisbiga oo […]