
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Oct 2020
Seychelles, (HCTV) – Musharixii Mucaaridka Seychelles ka socday Wavel Ramkalawan ayaa ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada oo dalkaasi ka dhacday, isagoo kaga guulaystay 54.9%, tartan uu la galay Madaxweynaha xukuma dalkaasi Danny Faure. “Waxaan ku dhawaaqayaa … Ramkalawan inuu yahay musharaxa la doortay,” sidaasi waxa yidhi Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Seychelles Mr Danny Lucas oo ku dhawaaqay […]
Somali News25 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday 11-Eedaysane oo isugu jiro Ciidamada Asluubta, Xunkusanayaal iyo Garsugayaal lala xadhiidhyay inay kaalin ku lahaayeen weerarkii xabsiga dhexe ee Xamar ka dhacay. Mubarak Ibraahiim Iidle oo hore ugu xukunaa 10 sano oo xabsi Ciidan ah ayay maxkamadu sheegtay inuu Gacanta hore weerarka, wuxuu […]
Somali News25 Oct 2020
Rome, (HCTV) – Dawladda Talyaaniga ayaa sheegtay inay xidhayso goobaha lagu caweeyo ee Shaleemooyinka, Barkadaha lagu dabaasho iyo meelaha Jimicsiga laga bilaabo maalinta Isniinta ee baritoole, si looga hortago fayraska coronavirus ee sida dhakhsaha ah u fidaya. Sidoo kale Baararka iyo Hoteelada ayaa la xidhi doonaa Todobada habeenimo balse badi goobaha ganacsiga iyo dukaamada ayaa […]
Somali News25 Oct 2020
Laasqoray, (HCTV) – Wararka laga helayo deegaanka Guryo-samo oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay xubno ka tirsan ururka Al-shabaab. Xubnaha kooxdan ka tirsan ayay wararku sheegayaan in ilaa iyo hadda ay ku sugan yihiin, isla markaana ay meel fagaare ah kala hadleen dadweynaha iyagoo u sheegay in […]
Somali News25 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Raysal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa maanta yimi magaalada Hargeysa kadib markii uu cafis u fidyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Maxamed Cumar Carte oo maanta uu la kulmay HCTV ayaa sheegay inaanu diyaar u ahayn xiligan inuu Warbaahinta la hadlo, waxaanay wararku sheegayaan in ujeedada Maxamed Cumar […]
Somali News22 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Magaalada Hargeysa waxa Maanta ka dhacay Dibed-bax ay dhigeen Dad u badan haween. Haweenka ayaa dibed-baxan ku muujinayey siday uga soo horjeedaan Xukun ay sheegeen inaanu Caddaalad ahayn oo Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ka soo saartay dacwad loo haysta 7 wiil oo dhallinyaro ah oo ku eedaysan inay kufsadeen gabadh yar oo ka […]
Somali News22 Oct 2020
Addis Ababa (HCTV) – Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay hawl-gelinayso Ciidammadeeda badda. Sidaana waxa sheegay Taliyaha guud ee Ciidammada Miletariga Dawladda Federaalka Itoobiya Aadam Maxamed. Taliyaha oo Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa wuxuu sheegay inay Itoobiya markii ugu horraysay hawl-gelinayso Ciidammadeeda Badda iyadoon bad lahayn, waxaanu sheegay inay Ciidammadaasi ka hawl-galayaan dalalka […]
Somali News22 Oct 2020
Lagos, (HCTV) – Rasaas xoogle ayaa ka dhacday xaafada Ikoyi ee magaalo ganacsiyeedka Nigeria ee Lagos maalinimadii khamiista maanta iyadoo goobjoogayaal ay sheegeen in weerarka lagu soo qaaday goob dad lagu hayey oo ku taal aagga ay ku yaallaan xafiisyada dowladda. Qiiq ayaa sidoo kale la arkay isagoo ka soo baxaya jihada xarunta dhaqan celinta […]
Somali News22 Oct 2020
Beirut, Lebanon, (HCTV) – Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariiri ayaa la filayaa inuu soo dhisi doono dawladii afraad, kadib markii uu ku guulaystay aqlabiyada codka Baarlamaanka, afar sano ka dib is-casilaadiisii markii ay dalkaasi hadheeyeen dibadbaxyo waaweyn. Soo laabashada cajiibka ah ee Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariri ayaa waxa […]
Somali News21 Oct 2020
Afganistan (HCTV) – Ugu yaraan 15 Qof ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay Is-jiidh ka dhacay Qunsuliyadda Pakistan ku leedahay bariga dalka Afghanistan. Is-jiidhka ama isbuurashada ayaa timid, markii kumanaan Qof oo reer Afgaanistaan ahi iskugu soo urureen Qunsuliyadda Pakistan ku leedahay Istaadiyam ku yaalla Magaalada Jalalabad, halkaasi […]
Somali News21 Oct 2020
Taiwan (HCTV) – Dacwad oogayaasha ku sugan Taiwan ayaa dacwad kusoo oogay kaptan la sheegay in uu amar ku bixiyay in la toogto rag Soomaali ah oo looga shakiyay falal budhcad-badeenimo ah siddeed sano ka hor. Wang Fenyu wuxuu kaptan ka ahaa doon kalluumeysi oo laga laga leeyahay Taiwan oo sanadkii 2012 -kiimareysay meel u […]
Somali News20 Oct 2020
Beni, (HCTV) – Dagaalyahano hubaysan ayaa tiro ka badan 1,300 Maxbuus ka sii daayey Xabsi ku yaala Beni oo ku taala bariga Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo (DRC) oo weerarkani ka dhacay subaxdii hore ee salaasada maanta. Tiro ka yar 100 ayaa ku hadhay markii weerar isdabajoog ah lagu soo qaaday xabsiga dhexe ee Kangbayi oo […]