
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News20 Oct 2020
Tel viv, (HCTV) – Wefti balaadhan oo ka socda dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta ayaa socdaal ku tagay Israel, waxaanay halkaasi kala kulmeen soo dhaweeyn masuuliyiinta Israeel ay ku qaabileen, maanta oo Salaasa ah. Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, Wasiirka Arrimaha Dibada Gabi Ashkenazi iyo Wasiirka Maaliyada Katz at Ben Gurion ayaa Madaarka ku qaabilay weftiga […]
Somali News20 Oct 2020
Burco, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi oo gobolka Togdheer maalintii labaad ku jooga safar shaqo, ayaa maanta kormeeray mashaariic kala duwan oo laga fuliyey gudaha magaalada Burco, isaga oo sidoo kalena xadhigga ka jaray dhismeyaal casri ah oo laga hirgeliyey goobo muhiim u ah adeegga dadweynaha reer Burco. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan […]
Somali News20 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Waxa isbeddelay qiimaha lagu raaco diyaaradaha u kala goosha Somaliland iyo dalalka kale ee Adduunka. Isbeddelka muuqdaa maaha mid hore u jiray, balse waa mid la jaan-qaadaya Tirada diyaaradaha Caalamiga ah ee Somaliland ka qaada Rakaabka ama keena oo aad u yaraaday wixii ka dambeeyay markii Xanuunka Covid_19 uu Dunida ka dillaacay. […]
Somali News20 Oct 2020
Burco (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ku sugnaa magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco ayaa xalay Guriga Martida, kulan ballaadhan kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer. Kulankan oo ahaa mid la isku xogwaraystay laguna lafo-guray xaalada guud ee gobolkaas, ayaa waxa hadallo ka soo jeediyey Madax-dhaqameedka, Odayaash […]
Somali News20 Oct 2020
Muqdisho (HCTV) – Allaha u naxariisto waxaa Shalay Gelinkii dambe magaalada Muqdisho ku geeriyootay Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ahayd Fanaanad wayn oo aad looga yaqaanay Gayiga Soomaalida. Fanaanada ayaa waayihii ugu dambeeyay ku xanuunsanaysay magaalada Muqdisho, iyadoo mar dalka dibadiisa xaalad caafimaad loogu qaaday kadibna ay kusoo laabatay iyadoo caafimaad dareemaysay. Saynab Cali Baxsan […]
Somali News19 Oct 2020
Burco, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo haldoor kale oo bulshada ah, ayaa maanta farxadda kala qaybgalay 499 (Afar boqol iyo sagaashan iyo sagaal) Arday oo sannadkan ka qalinjebisay jaamacadda Burco, kuwaas oo ah dufcaddii 10-aad ee wax ka barata Jaamacadda. […]
Somali News19 Oct 2020
Burco, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hawlo shaqo ku joogay qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Togdheer ee Burco, waxana halkaas si aan kala hadh lahayn oo waddaniyad iyo jacayl ka muuqdo ugu soo dhaweeyey guud ahaanba qaybaha kala duwan […]
Somali News19 Oct 2020
Burco (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Khudbad ka jeediyey Jaamacadda Burco oo ay Maanta ka qalin-jebiyeen Arday gaadhaysa 500, kuwaasi oo bartay Kuliyado kala duwan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu khudbaddiisa soo hadal-qaaday dil fool xun oo dhawaan Magaalada Burco loogu geystay Hooyo Magaceeda ahaa Ugbaad Cali, taasi oo haysatay saddex […]
Somali News19 Oct 2020
Burco (HCTV) – Dawladaha Baxrayn iyo Isreal ayaa gaadhay heshiis ay ku caadiyeeyeen Xidhiidhkoodii diblumaasiyadeed. heshiiskan oo uu ka soo shaqeeyay Maraykanku ayaa Axaddii Shalay ka dhacay Magaalada Manama ee dalka Baxrayn. Muddo tobanaan sano ah, dowladaha carabta badankooda waxay qaadaceen Israel, iyagoo ku adkeysanaya inay dhisi doonaan oo kaliya xidhiidhooda kadib markii la xaliyo […]
Somali News19 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Shil baabuur ayaa Saaka ka dhacay jidka u dhexeeya Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa, waxaana ka dhashay khasaare baaxaad leh. Gaadhi weyn oo nooca Xamuulka qaada ah ayaa ku qalibmay meel ku dhow Dooxa Dacar oo ku yaalla jidka Berbera iyo Hargeysa, waxaana halkaa ku baaba’ay dhammaan Xoolihii uu siday oo Adhi ahaa […]
Somali News18 Oct 2020
Berbera (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo saaka ka amba baxay caasimadda Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh-ahayn loogu soo dhaweeyey magaalada Berbera iyo guud ahaanba deegaannada dhinaca galbeed kaga teedsan. Madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa waxa deegaanka Cumar ku-joog ku qaabilay madaxda gobolka […]
Somali News17 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Maareeye ku xigeenkii dekedaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac, waxaanu Madaxweynuhu xilkaasi u magacaabay Cali Siciid Saleebaan, in laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Dekedaha Somaliland. Sida lagu sheegay Digreeto Madaxwene oo caawa oo taariikhdu tahay 17-kii October […]