
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News17 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Gobollada Koonfurta iyo badhtamaha Soomaaliya ayaa xilligan laga dareemayaa go’naanshaha khadka internetka taas oo shirkadda telcos ee maxalliga ah ay ku sheegtay in ay ka dhalatay cilad ku timid. Shirkadda isgaadhsiinta ee dalka Somalia ugu weyn ee Hormuud Telecom ayaa ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka subaxnimadii Sabtida in ciladani […]
Somali News17 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dawladda Somalia iyo Talyaaniga ayaa kala saxeexday mashruuc lagu dhisayo biyo xidheenka Beledweyne ee dalka Somalia. Mashruucan ayaa la sheegay inuu ka kooban yahay dhismaha Biyo-xidheen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaada ee wabiga Shabelle ku sameeyo magaalada Beledweyne iyo beeraleyda ku xeeranba. Saxiixa heshiiskan oo uu goobjoog […]
Somali News17 Oct 2020
Somali News17 Oct 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Bangiga dalka Ethiopia ayaa sheegay inuu qaybiyey tiro ka badan 96 bilyan oo Birr oo u dhiganta ($2.6 billion oo dollar) oo ah Noodhka lacagta cusub tan iyo markii dalkaasi bilaabay inuu badalo Noodhka Lacagtii hore oo uu ku badalayo mid cusub. Gudoomiyaha Baanka Ethiopia, Yinager Desse ayaa sheegay in laga […]
Somali News17 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fadhi aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland uu yeeshay maanta oo Sabti ah oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu goluhu dood iyo falan-qayn ka yeeshay heshiis ay wada gaadheen Soomaaliya iyo wakiilka UN-ka James Swan 15-kii October 2020, oo ku saabsanaa nidaamka wada shaqaynta […]
Somali News15 Oct 2020
Islamabad, (HCTV) – Dablay aan haybtooda la xaqiijin ayaa 14 qof ku dilay gobolka Balochistan ee koonfur-galbeed Pakistan maanta oo khamiis ah kadib markii jidgoyn loo galay kolonyo gaadiid ah oo marayey jidka way nee magaalada ugu balaadhan dalkaasi ee Karachi. Gaadiidkan jidgoynta loo galay ayaa u socdaalayey Karachi iyagoo ka yimid magaalo dekedeeda Gwadar […]
Somali News15 Oct 2020
Saudi Arabia (HCTV) – Shimbirka Baaska oo aad u da’yar ayaa Gudaha Sucuudiga lagu kala iibsaday, waxaana lagu iibiyey Lacag ka badan $ 170.000 dollar. Waa Qiimihii ugu sarreeyay ee lagu iibiyo Shimbir noocan ah gudaha dalka Sucuudiga iyo Dalalka kale ee Khaliijka Carabta. Qiimahan Qaaliga ah ee lagu iibiyey Shimbirka Soomaalidu u taqaano Baaska […]
Somali News15 Oct 2020
Taipei, (HCTV) – Safiirka Somaliland u qaabilsan dalka Taiwan Amb. Maxamed Xaaji ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay qaar ka mid ah ganacsatada Taiwan ee danaynaya maalgashiga Somaliland. Kulankan oo ahaa mid midho dhala ayaa diirada lagu saaray fursadaha maalgashi ee Ganacsatada Taiwan uga banana Somaliland iyo sidii xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland uu u […]
Somali News15 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxeexay heshiis wadashaqayneed oo cusub, kaas oo Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ay ku wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socoda. Saxeexa Heshiiskan oo ka dhacday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxa dhinaca dawladda federalka ee Somalia uga qaybgalay Raysal Wasaare ku xigeenka, Mahdi […]
Somali News15 Oct 2020
Sanca, (HCTV) – Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen mudada dheer ayaa maanta Is-dhaafsaday maxaabiistii ugu badnay kadib markii heshiis ku dhexmaray Switzerland bishii u dambaysay, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan maleeshiyada Xuutiyiintu. Dawladda Yemen, oo ay taageeraan xulafada Sucuudigu hoggaamiyo, iyo Maleeshiyada Xuutiyiinta ayaa gaadhay heshiis lagu sii daynayo 15,000 Maxbuus, taas oo qayb […]
Somali News15 Oct 2020
Somaliya (HCTV) – Ugu yaraan 13 Askari oo ka mid ah Ciidammada Millateriga ah Dalka Soomaaliya ayaa ku dhintay Weerar ay ku qaadday kooxda Al-shabaab. Weerarka ayaa ka dhacay Dhul keyn ah oo ku yaalla meel u dhow Degmada Afgooye oo Waqooyi-gablbeed ka xigta Caasimadda Soomaaliya Muqdisho, sida uu sheegay Masuul ka mid ah Millateriga […]
Somali News15 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Xanuunka Dunida aadka ugu faafay ee Covid_19 ayaa u muuqda inuu dib ugu soo laba-kacleeyay Somaliland. Waxa soo badanaya Dadka uu soo ridanayo xanuunka oo markii hore la aaminsanaa inuu ka dabar go’ay Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland. Ma jiro wax war ah oo la xidhiidha in Xanuunku soo laba-kacleeyay oo […]