Somali News15 Oct 2020
USA (HCTV) – Wiil uu dhalay Madaxweyne Trump oo da’diisu tahay 14 jir ayaa laga helay fayraska Korona, balse sida ay sheegtay marwada koowaad ee Mareykanka, Melania Trump, wiilkaasi oo lagu magacaabo Barron ayaa cudurka haatan ka bogsaday. Melina ayaa sheegtay in ay aad uga cabsatay xaaladda Barron, kaddib markii laga helay cudurka Covid-19. Balse […]
Somali News14 Oct 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa ku dhawaaqday maanta inay joojisay in shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian laga madaxbanaaneeyo dawladda, taas oo ah shirkada ugu balaadhan qaarada. Dawlada Ethiopia ayaa laba sano ka hor ku dhawaaqday in ay si buuxda ama qayb ahaan ay madaxbanaanaynayso laba shirkadood oo qaranka Ethiopia leedahay oo ay ku jiraan […]
Somali News14 Oct 2020
Qaza (HCTV) – Raysal-wasaaraha Falastiin Mohammad Shtayyeh ayaa Ilaahay ka baryey inaan Doland Trump aanu ku guulaysan doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacaysa Bisha dambe. Raysal-wasaare Mohammad Shtayyeh oo hadal ka jeediyey kulan ay lahaayeen sharci-sameeyayaasha Midowga Yurub ayaa masiibo Adduunka soo waajahday ku sheegay haddii mar kale Madaxweynaha loo doorto Doland Trump. Shtayyeh wuxuu […]
Somali News14 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Allaah u naxariistee waxa Geeriyooday Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland. Xildhibaanka ayaa Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen Eheladiisu. Marxuum Cabdikariin Aw Cali Shabeel oo ka mid ahaa Mudaneyaashii ka soo baxay Xisbigii burburay ee UDUB ayaa xilligan ka mid ahaa Xisbiga […]
Somali News14 Oct 2020
Muqdisho (HCTV) – Hay’adda nabad-sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee Magaceeda loo soo gaabiyo NISA, ayaa sheegtay in ay gacan ku dhigtay 79 Tan oo ah maadada “Sulfuric Acid” oo ah maadooyinka qaraxyada laga sameeyo. NISA waxa kale oo ay sheegtay inay Gacanta ku dhigtay Dadkii Waddanka soo geliyey, kuwaasi oo doonayey inay u gudbiyaan kooxda […]
Somali News14 Oct 2020
Tel Aviv (HCTV) – Dawladda Israel waa ay ka soo horjeedsan doontaa in Mareykanka uu dalka Qatar ka iibiyo diyaaradaha dagaalka ee F-35. Sidaas waxa sheegay Wasiirka Sirdoonka Israel Eli Cohen oo Shalay hadlay. Eli Cohen, oo la hadlay Idaacadda Ciidamada Israel, ayaa sababta diidmadaas ku sheegay in Israel ay u baahan tahay inay joogtayso […]
Somali News14 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Bishii hore ee July, laba Harimad ayaa khatar galay, ka dib markii ay 25 Maalmood ay Gacmahooda ku jireen Dad ka shaqaysta Dhoofinta Sharci-darrada ah ee Duur-joogta, falkaasina wuxuu ka dhacay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland, taasi oo aan ka fogayn xuduudka Itoobiya. Bulshada ku dhaqan Magaalada Boorama ayaa […]
Somali News13 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba safar shaqo ugu maqnaa gobollada Awdal iyo Gabiley, ayaa galabta kusoo laabtay caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa safar shaqo oo Afar maalmood qaatay oo ay ugu kuur-galayeen xaaladda gobollada Gabiley iyo Awdal ku maqnaa, waxana ay mormeer, xadhig-ka-jaris iyo indho-indhayn ku sameeyeen mashaariic […]
Somali News13 Oct 2020
Washington, (HCTV) – Haweenay jilaa ka ah Aflaanta Hollywood oo magaceeda la yidhaa Gal Gadot ayaa soo bandhigtay inay filim cusub ka jilayso boqoradii reer Masar ee Cleopatra, taas cadho xoogle ka abuuray baraha bulshada. Haweenaydan Jilaaga ah oo ka soo jeeda Israel ayaa hore usoo jishay filimka “Wonder Woman” oo ay soo saartay Patty […]
Somali News13 Oct 2020
Metekel, (HCTV) – Weerar hubaysan oo ka dhacay Ismaamulka gobolka Benishangul-Gumuz ee ku yaala galbeedka dalka Ethiopia ayaa waxa ku dhintay 12 qof, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Ethiopia. War-saxaafadeed uu soo saaray Gashu Dugaz, oo ah Agaasimaha xarunta Amaanka iyo Nabad-dhiska ee Ismaamulka gobolka Benishangul-Gumuz ayaa sheegay in weerarku uu ka dhacay Mandura oo […]
Somali News13 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee la tacaalidda iyo yaraynta Khatarta Aafadda oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda ka hortaga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranku. Munaasibadan oo halku dhigeedu ahaa Maamul wanaaga, maaraynta Aafada ayaa waxaa kasoo qeybgalay […]
Somali News13 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. Shirka ayaa lagu soo boggaadiyey heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray hannaanka doorashooyinka iyo sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka ah fulinta qodobadii kasoo baxay shirkii Madaxda DFS iyo Dowladaha […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation