
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Gobollada Galbeedka dalka. Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga WADDANI Bashiir Cabdi Xariir oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Waxynu u baahan nahay inaynu dalkeena qorsheyaal u samaynayo oo aynaan ku masqhquulin safarrada […]
Somali News13 Oct 2020
Nigeria (HCTV) – Budhcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay hawl-gallo ka wadaan Biyaha dalka Nigeria iyo Gacanta Guinea. Sidaana waxa soo weriyey isla-markaana daabacay Wargeyska Punch. “Waxaan xaqiijinay xidhiidh ka dhexeeya dambiyada ka dhaca baddayada iyo dhaqdhaqaaqyada budhcad-badeedda Soomaalida..” ayuu yidhi Madaxa Hay’adda Badbaadada Maamulka Badaha Nigeria Dr. Bashir Jamoh oo Wargeysku soo xigtay. […]
Somali News13 Oct 2020
USA (HCTV) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahannada reer Somaliland ee dalka dibeddiisa ku nool ayaa ka hadlay Shirweynihii Xisbiga Kulmiye. Samatar oo u warramay Telefiishanka Bulsho ayaa ka jawaabay su’aalo laga waydiiyey in laga saaray xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo u warramay Bulsho Tv […]
Somali News13 Oct 2020
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan Tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Cali Khaliif Galeydh oo Toddobaadkan lagu aasay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa la wadaagay qoyska iyo qaraabada marxuumka in maamuuska Qaran ee Dowladda Soomaaliya ay u sameysay Cali Khaliif ay ka tarjumeyso sida shacabka […]
Somali News12 Oct 2020
Burco (HCTV) – Waxa Maanta Magaalada Burco ka dhacay dibed-bax, kaasi oo ay dhigeen Dad u badan dhallinyaro iyo Haween. Dibed-baxan ayaa Dadka dhigayey waxay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Kufsi iyo dil loo geystay Hooyo haysatay Saddex Carruur ah, kaasi oo habeen hore ka dhacay Magaaladaasi. Dadweynaha Dibed-baxa dhigay ayaa dalbaday in […]
Somali News12 Oct 2020
Burco (HCTV) – Hooyo saddex carruur ah lahayd ayaa kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Burco. Gabadha oo sidoo kale la sheegay in la kufsaday, ka dibna la dilay ayaa Magaceedu ahaa Ugbaad Cali Cabdillaahi. Cabdinaasir Cali Cabdillaahi oo ay Gabadha la dilay Walaalo yihii ayaa ka warramay siday wax u dhaceen iyo waxay Qoys […]
Somali News12 Oct 2020
Nairobi (HCTV) – Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, Monica Juma, ayaa faahfaahin ka bixisay Shuruudaha ku xidhan in milatariga Kenya ee ku sugan Soomaaliya laga soo saaro. Juma ayaa meesha ka saartay warar dhawaanahanba la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in Kenya ay qorsheyneyso sidii ay ciidankeeda uga soo saari lahayd Soomaaliya, waxayna sharraxaad ka bixisay […]
Somali News12 Oct 2020
Tel aviv (HCTV) – Raysal-wasaaraha Itoobiya Benjamin Netanyahu ayaa u sheegay dhiggiisa dalka Itoobiya in dalkiisu si deg-deg ah u qaadi doono 2000 Qof oo ka mid ah Yuhuudda ku nool dalka Itoobiya. Raysal-wasaaraha Isreal ayaa Warkan Jimcihii ku dhawaaqay, ka markii ay Khadka Telefoonka ku wada hadleen Raysal-wasaaraha Itoobiya sida laga soo xigtay Xafiiskiisa […]
Somali News11 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Midawga Yurub u qaabilsan Somalia, Ambassador Nicolas Berlanga Martinez. Kulankan oo ka dhacay Wasaaradda Isgaadhsiinta ayaa waxa ka soo qaybgalay Ergeyga gaarka ah ee EU-da ee Somaliland iyo Somalia, Ambassador Nicolas Berlanga Martinez, […]
Somali News11 Oct 2020
Jerusalem, (HCTV) – Wasiirka Mukhaabaraadka Israel Eli Cohen ayaa ka soo horjeestay iib kasta oo dhexmara Maraykanka iyo Qatar oo ku saabsan diyaaradaha dagaalka ee F-35. Mr Eli Cohen, ayaa hadalkan sheegay maanta oo Axad ah, waxaanu iftiimiyey in Israel ay u baahan tahay inay sii joogtayso saraynta dhinaca Milatariga ee Gobolka. Wasiirka Sirdoonka Israel […]
Somali News11 Oct 2020
Ganja, (HCTV) – Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay duqayn xalay ka dhacday Ganja oo ah magaalada labaad ee Azerbaijan, xafiiska xeer-ilaaliyaha ayaa sheegay in 24 saacadood wax ka yar markii la gaadhay heshiiskii xabadjoojinta eek u saabsanaa dhulka lagu muran san yahay ee Nagorno-Karabakh. Heshiiska Azerbaijan iyo Armenia oo uu gadhwadeen ka ahaa […]
Somali News11 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha waaweyn ee dawladdu ku leedahay magaalada Boorama, isaga oo xadhigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey gudaha magaalada gaar ahaan dooxa haye-yaabe, […]