
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 Oct 2020
Cha Choeng Sao, (HCTV) – Ugu Yaraan 17 Rakaab Ah Oo Ku Dhintay, halka 29 Kalena ay ku dhaawacmeen Bas iyo Tareen Isku Dhacay, oo ku sii jeeday macbad ku yaalay gobolka Cha Choeng Sao ee dalka Thailand, maanta oo Axad ah. Baska ayaa isagu ku sii jeeday macbadka ku yaala gobolka Cha Choeng Sao […]
Somali News10 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta kaga qaybgalay magaalada Muqdisho aaska Marxuum Cali Khaliif Galaydh loogu sameeyey magaalada Muqdisho. Marxuum Cali Khaliif Galaydh ayaa khamiistii doraad ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee caasimada dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia, waxaana maydka marxuumka saaka barqadii laga soo qaaday magaalada Jigjiga, si loogu aaso magaalada Muqdisho. […]
Somali News10 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka Somaliland, ayaa ka qayb-galay munaasibad ay ku qalinjebiyeen 945 (Sagaal Boqol iyo Afartan iyo shan) arday oo sannadkan ka baxay Jaamacadda Cammuud oo ah dufcadii 19aad, kuwaas oo bartay Takhasusaadka kala […]
Somali News10 Oct 2020
Boorama, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal iyo magaalooyinka dhinaca bari kaga teedsan. Shacabka ku dhaqan magaalooyinka Dilla, Tulli, Goroyo-cawl iyo Boorama, ayaa si aan kala […]
Somali News10 Oct 2020
Swiss, (HCTV) – Wasaarada Arrimaha dibada ee Switzerland ayaa sheegtay in Beatrice Stoeckli oo afar sanadood ka hor ay afduubeen dagaalyahano xidhiidh la leh Alqaeda in ay dileen. Wasaarada Arimaha Dibadu waxay intaasi ku dartay in qofka afduubka loogu haystay dalka Mali tan iyo 2016-kii ay ahayd haweenay, taas oo ay dileen kooxda xidhiidhka la […]
Somali News10 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee rasmiga ah ee lagu ansixiyey shirweynihii 4aad ee qabsoomay 4 ilaa 6 October 2020, ayaa la shaaciyey maanta oo taariikhdu tahay 10-ka October. Liiskan oo ay si wadajir ah u xaqiijiyeen hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo shirguddoonkii shirweynaha 4aad ee xisbigu, waxa tiradiisu tahay 239 […]
Somali News10 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbul-xaakimka Talada Somaliland haya ee KULMYE ayaa waxa laga reebay siyaasiyiin muddo dheer ka mid ahaa Xisbigaasi. Weli lama soo saarin Liiska rasmiga ah ee Golaha dhexe ee cusub ee Xisbiga Kulmiye, Hase-yeeshee Ilo-wareedyo Xog-ogaal ah ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in Liiska Xubnaha Golaha dhexe ee […]
Somali News10 Oct 2020
Armenia (HCTV) – Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku heshiiyay xabad joojin ku meel gaadh ah, ka dib dagaalkii labada dal ee gobolka lagu muransanyahay ee Nagorno-Karabakh. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku dhawaaqay xabad joojinta kaddib 10 saacadood oo lagu wadahadlayay magaalada Moscow ee dalka Ruushka. Wasiirka ayaa sheegay in haatan labada […]
Somali News10 Oct 2020
Boorama (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Magaalada Boorama kaga qayb-galay Munaasibad loo sameeyay Qalin-jebinta arday ka aflaxday Jaamacadda Camuud. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyey Munaasibadda Qalin-jebinta Ardayda ka aflaxday Jaamacadda Camuud ayaa sheegay in la saxayo wixii ka khaldan Dawladda, si taa loo sameeyana loo baahan yahay in Dastuurka la […]
Somali News10 Oct 2020
Jigjiga (HCTV) – Waxa Magaalada Jigjiga laga duuliyey Meydka Allaah ha u naxariistee Marxuum Cali Khaliif Galaydh. Marxuum Galaydh oo Khamiistii la soo dhaafay ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ayaa loo duuliyey Magaalada Muqdisho oo la doonayo in lagu aaso. Ehellada Marxuumka ayaa Dalbaday in Meydka Cali Khaliif Galaydh lagu aaso Magaalada Muqdisho. Madax ka socota […]
Somali News8 Oct 2020
Horn Cable Tv WAAXDA ONLINE-KA
Somali News8 Oct 2020
Ankara, (HCTV) – Dawladaha Turkiga iyo Giriiga ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyinka lagu dhisayo kalsoonida iyo in la qabto wadahadalo sahaminta ah oo laba geesood ah ka dib toddobaadyo xiisado ka taagnaayeen muran la xidhiidha xuquuqda badaha ee Bariga badda Mediteranean-ka, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay Khamiistii. Inuu la […]