
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Oct 2020
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa qaaddacay dood la doonayay in lagu qabto habka Online-ka (virtual debate) ah oo ay wada-yeelan lahaayeen Joe Biden oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriya ah. Doodan virtual debate-ka ah oo si wada jir ah ay u martigalinayaan jaamacadaha University of Mary Washington iyo the University of Minnesota […]
Somali News8 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa War-murtiyeed Ka Soo Saaray Hadalkii Soomaaliya Hore Uga Soo Yeedhay -kaasi oo ahaa in Xildhibaano Somaliland ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya lagu dooranayo Magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxa fadhigii Golaha Wasiirrada ee Maanta oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne Biixi lagaga doodayey xeerka Gaadiidka. War-murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wasiirrada ayaa […]
Somali News8 Oct 2020
Jigjiga (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Maanta Geeriyooday Madaxweynihii Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh. Cali Khaliif Galaydh ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa. Geerida Cali Khaliif Galaydh waxa xaqiijiyey Dad ka mid ah Ehelladiis. Cali khaliif Galaydh ayaa Allaah ha u […]
Somali News8 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay inay Dacwad ka gudbiyeen Xubno ka mid ah Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo ka qayb-galay Shirweynihii 4-aad ee Xisbul-xaakimka Kulmiye. Xoghayaha Shaqaalaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Maxamed Sidiiq Dhamme oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xeerka shaqaaluhu aanu […]
Somali News8 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu soo Magacaabo Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye, ka dib markii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye uu wax ka beddel ku sameeyay Xeerkii Xisbiga ee khuseeyay Xulashada Xoghayaha guud. Xoghayaha guud oo markii hore tartan loo geli jiray ayaa hadda waxa […]
Somali News8 Oct 2020
USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha uga digtay inay qaaddo wax tallaabo Millateri ah oo ku waajahan Taiwan. Robert O’Brien oo la taliye ka ah Waaxda Amniga Qaranka Maraykanka ayaa Arbacadii shalay uga digay Shiinaha inuu qaado wax Tallaabo Millateri ah oo lid ku ah Dawladda Taiwan, taasi oo uu sheegay […]
Somali News7 Oct 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Golaha Baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa meel mariyey in masuuliyiinta dawlada federalku ay xidhiidhka u jaraan hoggaamiyeyaasha Ismaamulka gobolka Waqooyiga dalkaasi ku yaala ee Tigray-ga, kuwaas oo bishii u dambaysay qaybtay doorasho dawladda Raysal Wasaare Abiy Axmed ay ku tilmaantay “sharci daro”. Go’aankan oo ay ku dhawaaqeen Aqalka Baarlamaanka Ethiopi, ayaa dhiirigalinaya […]
Somali News7 Oct 2020
Mali (HCTV) – Dawladda Mali ayaa sii deysay Maxaabiis Tiradoodu dhan tahay 180 Qof, kuwaasi oo ay ka haysay Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Xagjirka ah, waxayna isla Maanta u duulisay Waqooyiga dalkaasi. Sidaana waxa Warbaahinta u xaqiijiyey Masuuliyadda Dawladda Mali, kuwaasi sheegay in Dawladdu doonayso inay ku beddelato Maxaabiis kooxaha Xagjirka ah ka hayaan. Maxaabiista […]
Somali News7 Oct 2020
Riyaad (HCTV) – Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa dhawaanahan dhowr jeer booqasho ku tagay Israa’iil, sida ay tabiyeen warbaahinta Bariga Dhexe. Dadka indha-indheeya xaaladda Gobolkaas ayaa aaminsan in xidhiidh qarsoodi ah uu hore uga dhaxeeyay Sacuudiga iyo Israa’iil, laakiin ilaa hadda ma jiraan safarro la xaqiijiyay ilaa hadda. Warka ku saabsan Booqashooyinka qarsoodiga […]
Somali News7 Oct 2020
Kenya (HCTV) – Ugu yaraan 4 Qof oo Rakaab ah ayaa dhaawacmay, markii dablay hubaysan ay dhexda u galeen Gaadhi Bas ah oo u kala safrayey deegaannada Waqooyi-bari kenya oo ku dhow xuduudka Soomaaliya. Taliyaha Booliska ee Waqooyi-bari Kenya Rono Bunei ayaa xaqiijiyey Weerarkan, waxaanu sheegay in Dablay looga shakisan yahay inay Al-shabaab yihiin inay […]
Somali News7 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Tirada Dadka ay saameeyeen fatahaadaha soo noqnoqda ee ka dhacay Bariga qaaradda Afrika ayaa kor u kacday. Afartii sanadood u dambeeyay oo ay si joogto ah u dhaceen Fatahaado ayay kor u kacday shan jeer Dadka khasaaruhu ka soo gaadhay, waxayna Tirada Dadka fatahaaduhu saameeyeen ku dhow tahay 6 Million, kuwaasi oo […]
Somali News6 Oct 2020
Kuwait (HCTV) – Amiirka cusub ee Dawladda Kuwait ayaa Golaha Wasiirrada ee dalkaasi waydiistay inay Xafiisyada sii joogaan, ka dib markii uu Raysal-wasaaraha dalkaasi gudbiyey Iscasilaadda Xukuumaddiisa. Raysal-wasaaraha Dalkaasi Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah ayaa la kulmay Amiirka cusub ee Kuwait Sheikh Nawaf Al Ahmad Al Sabah, kaasi oo awoodda la wareegay Arbacadii la soo dhaafay. […]