
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News6 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa Ansixiyay Xeerka Guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha. Fadhiga lagu Ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane laba Xildhibaan waa diideen Hal Xildhibaana waa ka aamusay sidaasi ayuu kaga Gudbay Golaha Guurtida Somaliland. Xeerkan ayaa ka soo Gudbay Golaha Wakiilada Somaliland […]
Somali News6 Oct 2020
Muqdisho (HCTV) – zasiirka Arrimaha dibedda Cuba Bruno Rodriguez ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad dedaalka ay dowladdiisu ugu jirto dammaanad-qaadka soo celinta labo dhakhtar ee u dhashay Cuba oo in ka badan sannad ka hor laga afduubay Kenya. Wasiirka arrimaha dibedda ee Cuba oo Khadka Telefanka kula hadlay dhigiisa Cawad, ayaa uga […]
Somali News6 Oct 2020
Hargeys (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo soo xidhay Shirweynihii Afraad ee Xisbiga Kulmiye oo muddo Saddex maalmood ah ka socday Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Ka hor inta aan la soo xidhin Shirka waxa lagu ansixiyey Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo tiradoodu dhan tahay 241. Shir-guddoonka Shirka ayaa sheegay inay […]
Somali News5 Oct 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Ethiopia ayaa mamnuucday dhamaan duulimaadyada dul mara biyo-xidheenka laga dhalinayo tamarta laydha ee wabiga the Blue Nile, arimo amaan awogeed. Madaxa Maamulka Hawada ee dalka Ethiopia ayaa sheegay maanta oo Isniin ah, in biyo-xidheenkaasi uu bilaabayo 12-ka bilood ee soo socda inuu soo saaro Laydhka. Talaaban ayaa uga sii dari karta […]
Somali News5 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea Isaias Afwerki iyo Mohammed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadahadal ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada. Madaxda ayaa diirada saarey xoojinta qaab dhismeedka iskaashiga Ereteriya iyo Soomaaliya & xoojinta Soomaaliya xoog leh islamarkaana madax banaan. Labada hoggaamiye waxay ku heshiiyeen in la cusbooneysiiyo Heshiiskii Asmara ee 2018 oo qeexayay muhiimadda ay leedahaay […]
Somali News5 Oct 2020
Jabuuti (HCTV) – Tahriibayaal la rumaysan yahay inay dhammaantood Itoobiyaan yihiin isla-markaana dib ugu noqonayey Geeska Afrika, markii ay awoodi waayeen inay galaan Sucuudiga, maaddaama oo xuduudku u xidhan yahay Xanuunka Covid_19 awgeed ayaa Meydadkooda laga helay Xeebta dalka Jabuuti. Dagaalka Yemen iyo Xanuunka Saf-marka ah ee Covid_19 ayaa khatar ka dhigay in loo safro […]
Somali News5 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Koofureed Kang Kyung-wha ayaa raalligelin bixisay, kaddib markii ninkeeda uu u safray Mareykanka si uu u soo iibsado Markab nooca raaxada ah – isagoo jebiyay talooyinkeeda ku aaddan safarka. Lee Yill-byung, oo wax ka dhiga Jaamacadda Yonsei, ayaa Sabtidii lagu arkay Garoonka Caalamiga ah ee Incheon, isagoo […]
Somali News5 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Waxa Toddobaadkii labaad galay dagaalka u dhexeeya Dawladaha Armenia iyo Azerbaijan. dagaalka oo galay toddobaadkii labaad ayaa Armenia and Azerbaijan uu midba midka kale ku eedaynayaa inuu bartilmaameedsaday Magaalooyin muhiim ah oo ku yaalla Gobolka Nagorno-Karabakh oo ah ka dagaalku ka socdo. Warbaahinta ku hadasha Afka Dawladda Armenia ayaa Axaddii Shalay baahisay […]
Somali News5 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska Somaliland ayaa Gacanta ku soo dhigay Laba Qof oo dalka gudihiisa ku faafinayey Diinta Kiristaanka. Taliyaha Ciidammada Dambi-baadhista Somaliland, ahna Afhayeenka Booliska Faysal Xiis Cilmi oo Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay in Ragga ay qabteen yihiin kuwo hore Muslim u ahaa, balse Diinta ka baxay. “Toddobaadkii la soo […]
Somali News5 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Shirweynaha 4-aad ee Xisbul-xaakimka Kulmiye ayaa Galay Maalintiisii labaad, ka dib markii uu Shalay si rasmiya uga furmay Caasimadda Hargeysa. Shirweynaha ayaa Maanta Dib u doortay Guddoomiyaha oo ah Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ayaa loo doortay Wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad waxa loo doortay Axmed […]
Somali News4 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo maanta ka furmay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo muddo saddex maalmood ah socon doona, ayaa waxa kasoo xaadiray 1,122 (Kun, Boqol iyo laba iyo labaatan) ergey oo ka […]
Somali News4 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta socdaalkiisii ugu horeeyey ugu baxay dalka Kuwait, kaas la filayo in shacab weynaha dalka Kuwait inuu uga tacsiyeeyo geeridii ku timid boqorkii hoggaaminayay dalkaasi mudada dheer. War kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu yirdh “Rooble wuxuu la kulmi doonaa boqorka cusub ee Kuweyd […]