
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirweynaha 4aad ee xisbul xaakimka Kulmiye oo maanta ka furmay hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland waxa uu khudbadiisa kaga hadlay arimo door ah waxaanu si gaar ah uga hadlay muhiimmadda ay leedahay in cashuurta la bixiyaa. Madaxweyne […]
Somali News4 Oct 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muse Bihi Abdi ayaa ergada shirweynaha 4aad ee xisbiga Kulmiye usoo jeediyay shirguddoonka Shirweynaha si ay u ansixiyaan. Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu Ergada usoo jeediyay in; Abdikariim Ahmed Maxamed-Xinif noqdo Guddoomiyaha shirguddoonka shirweynaha 4aad ee Xisbiga KULMIYE. Cali Maxamed Cali uu noqdo […]
Somali News3 Oct 2020
Stockholm, (HCTV) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa kulan la yeeshay Madaxda ugu saraysa wasaarada arimaha dibada ee Sweden. Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaarada Arimaha dibada ee Sweden ayaa gudoomiye ciro waxa uu Masuuliyiinta Sweden uu kala hadlay arimaha ay ka taageeraan Somaliland oo ay ka mid tahay doorashooyinku iyo xoojinta xoriyatul […]
Somali News3 Oct 2020
Rome/Paris, (HCTV) – Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu layahay, halka laba qof oo kalena ay ku dhinteen Fatahaado ku dhuftay dalalka Faransiiska iyo Talyaaniga, kadib markii duufaani ay ku dhufatay gobolada xadka ay wadaagaan labada dal. Duufaantan oo soo rogtay daadad farabadan ayaa sidoo kale waxyeelaysay wadooyin iyo guryo sida ay sheegeen masuuliyiinta dawladdu […]
Somali News3 Oct 2020
Juba, (HCTV) – Dawladda Sudan iyo Maleeshiyaad ku kacsanaa dawladda ayaa heshiis ku kala saxeexday magaalada Juba sanad ka dib markii wadahadaladu ay dib u bilaabmeen. Dawladda Sudan iyo Maleeshiyaadkan heshiiska kala saxeexday maanta oo sabti ah ayaa si farxad leh loo soo dhaweeyey heshiiskan ujeedadiisu ay tahay in lagu soo afjaro dagaal tobanaan sanadood […]
Somali News3 Oct 2020
Jubba, (HCTV) – Madaxweynaha dawladda federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaadhay caasimadda dalka Koonfurta Sudan ee Juba, kaas oo goobjoog ka noqonaya heshiiska taariikhi ah oo ay wada saxeexanayaan dowladda Sudaan iyo laba kamid ah hoggaanka kooxaha mucaaradka ah ee hubaysan. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaadhay Juba qoraal soo dhigay bartiisa Twitter-ka […]
Somali News2 Oct 2020
Muqdisho, (HCTV) – Jadwalka doorashada ka dhacaysa dalka Somalia 2020 iyo 2021 ayaa rasmi ah loo soo saaray, ka dib markii hannaanka ay doorashada ku dhacayso ay ka heshiiyeen Dowladda Federaalka Somalia, dowlad-gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir. Jadwalka ayaa muujiyay xilliga ay dhacayso doorashada labada aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Somalia. Waxaana la soo bandhigay Shaxda […]
Somali News2 Oct 2020
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania Trump ayaa laga helay cudurka Coronavirus. Madaxweynaha iyo xaaskiisa ayaa hadda ku jira karantiin, tan iyo markii la xaqiijiyey in ay qabaan Covid19. Mr Trump, ayay xiligan da’diisu tahay 74, waxaanu tartan adag uu kala kulmayaa xiligan xisbiga Dimuqraadiga ah ee uu u sharaxan […]
Somali News1 Oct 2020
Muqdisho (HCTV) – Maxkamadda derajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday Dable Maxamed Xuseen Cilmi oo loo haystay inuu kufsi uu u gaystay Gabadh yar oo Afar jir ah oo magaceedu yahay Fadxiya Cabdishakuur Bootaan. Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa baadhitaan kadib waxay eedayn hor geeyeen […]
Somali News1 Oct 2020
Newyork (HCTV) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dalalka Armenia iyo Azerbaijan ugu baaqay inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka ka dhex qarxay oo sababay khasaare baaxadle. Dagaalka ayaa Armenia iyo Azerbaijan ayaa ka dhacaya Gobolka Nagorno-Karabakh oo ku yaalla Azerbaijan waxaana ku nool dad ka soo jeeda Armenia – waxay doonayaan inay […]
Somali News1 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) -Sucuudiga ayaa u diyaar garoobaya marti gelinta tartankii u horeeyey ee ciyaarta Golf-ka ee haweenka oo heer caalami ah oo markii uu horaysay lagu qaban doono dalkaas bisha Noofember ee soo socota. Boqortooyada Sucuudigu waxay qaban qaabinayasaa qabashada laba tartan oo ah ciyaarta Golf-ka ee haweenka oo labaduba heer caalami ah. Ka koowaad […]
1 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Suldaanka Guud ee Beesha Arab – Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ku dhawaaqay in beeshiisu qabsanayso shir. Suldaan Cumar oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in beesha Arab ay 21-ka bishan October ay u muddaysay qabsoomidda shirkaasi Suldaanka guud wuxuu sheegay inay qaban-qaabada shirka beeshiisu yeelanayso u […]