
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Oct 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inuu u tanaasulay Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Xasan Sacad (Saajin). Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay inuu Wasiirka Ganacsiga uga tanaasulay Kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad ee Xisbul-xaakimka Kulmiye – kaasi oo markii hore Wasiirka Ganacsigu doonayey inuu kula tartamo marka la gaadho shirweynaha 4aad ee […]
Somali News30 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay Xaflada qalin jabinta Jaamacada Gobis Dufcadeedii 27aad oo ay ka baxeen 1,386 arday. Madaxweyne ku xigeenka oo halkaasi ka hadlay ayaa guud ahaanba Hambalyo u diray Dhammaan Ardayda dhamaysatay Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada, waxaana uu Waalidiinta, […]
Somali News30 Sept 2020
USA (HCTV) – Madaxweyne Donald Trump iyo Musharraxa doorashada kula loollamaya ee Joe Biden ayaa yeeshay dooddi ugu kululayd oo muddo sanado ah laba musharax oo aqalka cad ee Mareykanka looga arrimiyo u tartameysa dhex marta. Labada dhinac oo ay wejiyadooda ka muuqatay cadho, doodda ugu adag waxay ku dhexmartay arrimo ay ka mid yihiin […]
Somali News30 Sept 2020
Hargeysa (HCTV) – Dagaalka qadhaadh ee u dhexeeya dawladaha Azerbaijan and Armenia ayaa galay Maalintii Afraad, waxaana jira khasaare culus oo soo kala gaadhay Ciidammada labada dhinac. Dagaalkan ayaa noqonaya kii ugu cuslaa ee ka dhex qarxa labadan Waddan illaa sannadkii 1994-kii oo Xabad-joojin la dhex dhigay. Ugu yaraan 2,300 oo Askarta Armenia ah ayay […]
Somali News29 Sept 2020
Kuwait, (HCTV) – Amiirkii muddada dheer xukumayey dalka Kuwait Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah, ayaa maanta geeriyooday isaga oo 91 jir ah, waxaa sidaas sheegay taleefishinka dowladda. “iyada oo murugo weyn ay tahay, waxaan la tiraanyooneynaa dhimashada Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, amiirkii dalka Kuwait,” waxaa sidaas sheegay Sheikh Ali Jarrah Al-Sabah, oo ah […]
Somali News29 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay wejiga labaad ee mashaariicda Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF. Munaasibadda uu madaxweynuhu ku daah-furay wejiga labaad ee mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) oo ay gadh-wadeen ka tahay wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta qaranka Somaliland, ayaa waxa kala qaybgalay Xubno […]
Somali News29 Sept 2020
Riyadh, (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa sheegtay inay qabtay shabakad Argagixiso ah oo ay soo tobabartay Ilaalada Kacaanka Iran. Xubnahan Argagixisada ah oo ka kooban 10 qof iyo walxaha qaraxa ayaa la qabtay, inkastoo Tehran ay sheegtay in eedahaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo aan waxba ka jirin. Afhayeen u hadlay Aqalka Boqortooyada […]
Somali News29 Sept 2020
Garoowe, (HCTV) – Maxkamad milatari oo ku taala Puntland ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsiyo dhaadheer ku riday eedeysanayaal katirsan Al-Shabaab ka dib markii lagu helay dambiyo argagixisanimo. Waa markii ugu horreysay oo Puntland xukunto xubno ka tirsan Al-Shabaab bilooyin badan, kadib dhacdooyin argaggixiso oo ka dhacay Puntland intii u dhexaysay bishii Maarso ilaa […]
Somali News28 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay shirkadd dalka keentay shidaal, kaas oo tilmaamay in xukuumada Somaliland looga baahan yahay inay cadayso heshiiska ay la gashay shirkadda Trafigura.
Somali News28 Sept 2020
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha cusub ee dawladda Federalka ee Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika u fadhiya Muqdisho. Kulanka ayaa lagaga wadahadlay arimo door ah, iyadoo la isku dhaafsaday talooyin ku saabsan xaaladda […]
Somali News27 Sept 2020
Benishangul-Gumuz, (HCTV) – Dablay hubaysan ayaa 15 qof ku dilay galbeedka dalka Ethiopia, sida ay sheegtay Komishanka Xuquuqda Aadana ee dalka Ethiopia. Afar ka mid ah dhibanayaasha ayaa lagu dilay weerar jimcihii ka dhacay gobolka Benishangul, gaar ahaana Metekel Zone oo lagu dilay haweenay, waxaana lagu sheegay war-saxaafadeed ay baahisay Guddidan Xuquuqda Aadamaha ee Ethiopia […]
Somali News27 Sept 2020