
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta guud ee xisbiga KULMIYE u tegay is-diiwaangelinta qaadashada kaadhka ka qaybgalka shirweynaha Afraad ee xisbul-xaakimka KULMIYE oo horraanta bisha tobnaad ee soo socota qorshaysan. Madaxweynaha, ayaa maray nidaamka loo qorsheeyey in la mariyo cidkasta oo ka qayb-gelaysa shirweynaha […]
Somali News27 Sept 2020
Nagorno-Karabakh, (HCTV) – Armenia Iyo Azerbaijan ayuu dagaal ku dhexmaray gobolka Karabakh oo Armenia ay gacanta ku hayso, waxaanay Armenia ku dhawaaqday xukun milatari iyo milatariga oo la wareega gacan ku haynta gobolkaasi Nagorno-Karabakh. Gobolkan ayaa muddo dheer xudun u ahaa dagaalka labada dal, waxaanu Raysal Wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan ku dhawaaqay in milatarigu ay […]
Somali News27 Sept 2020
Geneva, (HCTV) – Dawladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay iyo maleeshiyada xuutiyiinka ayaa ku heshiiyey inay is-dhaafsadaan maxaabiis tiradoodu gaadhayso 1,000 Maxbuus, oo ay ku jiraan 15 Sucuudiga u dhashay. Talaabadan ayaa ah mid kor loogu qaadayo is-aaminaada, laguna dardar galinayo hanaanka nabada ee dib u dhacay, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Ergayga Qaramada Midoobay […]
Somali News27 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jabiyeen 400 (Afar boqol) oo macallin oo ah dufcaddii koowaad ee ka baxda kulliyadda tababarka macallimiinta qaranka ee duleedka waqooyi ee caasimadda Hargeysa. Munaasibadda qalin-jebinta macallimiinta, ayaa waxa madaxweynaha kala qayb-galay madaxda ugu sarraysa wasaaradda waxbarashada […]
Somali News26 Sept 2020
Muqdisho, (HCTV) – Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Heshiiska siyaasadeed ee doorashada Soomaaliya. 252 Xildhibaan oo kamid ah mudanayaashii goobta ku sugnaa ayaa ogolaaday heshiiskaan. 2 xildhibaan ayaa diiday, halka 1 Xildhibaan uu ka aamusay. Waa markii ugu horeysay oo muddo kadib labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ay […]
Somali News22 Sept 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado qodobbadii ka soo baxay Shirkii Muqdisho ee Wadatashiga Doorashooyinka iyo dhammeystirka Heshiiskii dhuusamareeb 3. Madaxda ayaa ka arrinsaday sidii ay dalka uga […]
Somali News21 Sept 2020
Galgaduud, (HCTV) – Ciidamada Xoogga dalka Somalia gaar ahaana qaybta 21-aad ayaa lagu soo waramayaa inay kooxda Al-Shabaab ka saareen deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud, kadib dagaal xoogle oo halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Deegaanada dowladdu la wareegtay waxa ka mid ah, Bulacle, Xirsi-fiin, Cada-xaar, Ceel-guureeye iyo God-dhurwaa, kuwaas oo koofur kaga […]
Somali News21 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa ku wargalisay beesha caalamka in aanay qayb ka ahayn hanaanka doorashada Somaliland oo ay tahay dawladd madaxbanaan oo wax shaqo ah aan ku lahayn haba yaraatee nidaamka dawladda taagta daran ee Somalia. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, kaas […]
Somali News19 Sept 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Jawhar Mohammed oo ah siyaasi mucaarid ah oo aad looga yaqaano dalka Ethiopia ayaa lagu soo oogayaa eedo Argagixisonimo isaga iyo 30 xubnood oo kale, waxaana la filayaa in talaabadani ay dab ku sii shido xiisadaha aan yarayn ee ka taagan gobolka Oromia ee dalka Ethiopia. Eedaha loo haysto siyaasigan caanka […]
Somali News19 Sept 2020
Muqdisho, (HCTV) – Diyaarad nooca xamuulka qaadda oo laga leeyahay Kenya oo kusii jeedday magaalada Beledweyne ayaa cilad farsamo oo ku timid awadeed waxay kusoo dhacday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay xaqiijiyeen saraakiil booliska ka tirsan. Shilka Diyaaradan haleelay ayaa wararku waxa ay sheegayaan in laba qof […]
Somali News19 Sept 2020
Taipei, (HCTV) – Dalka Shiinaha ayaa maalintii labaad diyaarado dagaal u diray dhinaca Taiwan xilli Madaxweynaha dalkaasi, saraakiisha sarsare ee dowladda iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka Keith Krach oo booqashada ku jooga Taipei ay maamuus u samaynayaan madaxweynihii hore Taiwan Lee oo geeriyooday 30-kii July isagoo da’diisu tahay 97 jir. Joogitaanka Taiwan ee Kaaliyaha […]
Somali News19 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta aqalka golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyey saddex xeer si ay uga doodaan. Saddexdan xeer ee Madaxweynaha Somaliland uu usoo gudbiyey golaha Wakiilada Somaliland ayaa kala ah Xeerka Hay’adda Dekedaha Somaliland, Xeerka aaga ganacsi ee cashuuraha ka caagan (Free Zone) iyo xeerka diiwaangalinta shirkadaha ganacsi. Qoraal […]