
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 Sept 2020
“Waxaan Halkan Uga Mahadcelinaya Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Run Ahaantii U Hagar-Baxay In Hantida Intaa Le’eg Inaanu Gelino Oo Dib U Dhis Ku Samayno Dekeda Berbera”. Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. Berbera, (HCTV) – Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa Bad-weyn kaga Hor-tagay Taagii labaad oo […]
Somali News10 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta ka shiray dardargelinta hawlaha Doorashooyinka oo la filayo inay dalka ka qabsoonto 2021-ka. Waxaanay saddexda xisbi Qaran ay si gaar ah uga doodeen shuruudaha lagu xulan-karo Musharixiinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland. Shirkan ay magaalada Hargeysa ku yeesheen saddexda xisbi ayaa waxa ka soo qaybgalay […]
Somali News10 Sept 2020
Beirut, (HCTV) – Dab xoogle ayaa ka holcay dekeda Beirut ee caasimada dalka lubnaan oo bishii la soo dhaafay qarax ka dhacay ay ku dhinteen dad ka badan 200 qof. Dabkan oo ah mid baaxad leh ayaa kor u baxay, waxaana laga arkayey meelo badan oo caasimada Lebanon, kaas oo ku fiday goobtii bilk a […]
Somali News10 Sept 2020
Muqdisho, (HCTV) – Saddex qof ayaa ku dhintay toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay gudaha maqaaxi ku taal Muqdisho. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta Ismaaciil Mukhtaar Cumar ayaa sheegay in ninka weerarka geystay uu lug ku galay maqaaxida Blue Sky ee ku dhow Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho Arbacadii kahor intaanuu isqarxin. […]
Somali News9 Sept 2020
Hargeysa/Taipei, (HCTV) – Jamhuuriyada Somaliland ayaa si rasmi ah safaarad uga furatay caasimada dalka Taiwan ee Taipei. Munaasibadii furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed ee wakiilka Somaliland u fadhiyi doona dalka Taiwan ayaa wax aka qaybgalay masuuliyiin sarsare oo ka socda Taiwan, Safiirka Somaliland u magacawday Taiwan, Ambassador Maxamed Xaaji. Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa isaguna […]
Somali News7 Sept 2020
Kismaayo, (HCTV) – Laba ka mid ah ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay tira kalana way ku dhaawacmeen kadib makii gaadhi waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay uu ku qarxay xarun ciidamada militiriga ay ku leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo. Weerarka oo ahaa mid ismiidaamin ah ayaa ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalle oo 50KM ka baxsan magaalada xeebta […]
Somali News6 Sept 2020
Ankara, (HCTV) – Ciidamada dalka Turkiga ayaa maanta oo Axad ah waqooyiga Jamhuuriyada goonideeda isku taagtay ee Qubrus ka bilawday dhaqdhaqaaqyo milatari, taas oo dawladda Ankara oo kaliyii ay aqoonsan tahay. Xiligan waxa sii kordhaya xiisada cirka isku shareertay ee u dhaxaysa Turkiga iyo Giriiga ee bariga badda Mediterranean-ka, taas oo salka ku haysa Turkiga […]
Somali News6 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xubnaha guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa deedafeeyey eedo uu maalintii shalay u jeediyey siyaasi Maxamed Ibraahim Qabo oo ka tirsan xisbiga KULMIYE. Guddoomiyaha guddida, Mudane Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) , Axmed Faarax Cadarre iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo iyaguna kamid ah guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga […]
Somali News6 Sept 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga Madaxtooyada shir muhiima kula qaatay hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ee ka hawlgala Somaliland. Kulankan, waxa lagu lafo-guray sidii Ururrada Bulshada rayidka ahi ay qayb uga qaadan lahaayeen arrimaha dardargelinta doorashooyinka […]
Somali News5 Sept 2020
Beirut, (HCTV) – Kooxaha gurmadku waxay sii wadaan baadi-goobka ay ku raadinayaan cid nool ama badbaaday oo ku hoos jirta burburka dhismayaasha ku dumiyay qaraxii dalka Lubnaan ka dhacay 4-tii August. Gurmadkan kooxaha Samatabbixiyeyaasha caasimadda Lubnaan ayaa dib u bilaabay kadib markii ay soo baxeen baaqyo loogu baaqayo inay jiraan dad nool ku hoos jira […]
Somali News5 Sept 2020
Dhusamareeb, (HCTV) – Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya ayaa iska caabiyey weerar ay kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab ku soo qaadday saldhig ay ku lahaayeen Dhuusomareeb fiidnimadii Jimcihii. Ilo wareedyo Militariga laga helayo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada AMISOM ay fashiliyeen weerarka kadib markii ay heleen xog sir ah oo ku saabsan […]
Somali News5 Sept 2020
Brussels, (HCTV) – Orod-yahanka caanka ah ee dalka UK, Mo Farah oo afar jeer ku guuleystay tartanka orodka Olambikada ayaa guul weyn ka gaadhay tartanka orodka ee Diamond League ee ka dhacday magaalada Brussels, isaga oo dhigay rekoodh yaableh. Mo Farah, oo hore ugu guuleystey tartamada 5,000 illaa 10,000m oo ka kala dhacay London iyo […]