
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 Sept 2020
Baqdaad, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo socdaal ku maraya dalka Ciraaq ayaa balanqaaday maanta oo Arbaca ah inuu taageero uu siin doono dalkaasi, waxaanu tilmaamay in caqabada ugu weyn ee dalkaasi haysataa ay tahay Kooxda Daacish. Madaxweynaha dalka Faransiisku waxa kale oo uu sheegay in faragalin farabadani ay arimaha dalka ciraaq kaga […]
Somali News1 Sept 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynayaasha maamul goboleedada Soomaaliya ee Puntland iyo Jubbaland, Mr Siciid Cabdilaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Socdaalka labadan Madaxweyne ee Puntland iyo Jubbaland ayaa noqonaya kii ugu horeeyey muddo sanado ah oo ay kaga maqnaayeen khilaafka siyaasadeed ee kala dhexeeya dowladda federalka Soomaaliya, khilaafkaas oo aan […]
Somali News1 Sept 2020
Riyadh, (HCTV) -Boqorka dalka Sucuudi Carabiya Boqor Salman ayaa shaqada ka eryay laba nin oo reer boqor ah oo lala xidhiidhiyey musuq-maasuq, kuwaas oo loo gudbiyey waaxda la dagaalanka musuqmaasuqa si baadhitaan loogu sameeyo sida ay sheegtay warbaahinta dowlada Sucuudigu. Wareegto ka soo baxday boqortooyada dalka Sucuudi Carabiya oo la soo saaray subaxnimadii hore ee […]
Somali News27 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maxkamada Sare ee dalka u gudbiyey qoraal ku taariikhaysnaa 12/08/2020 oo summadiisu ahayd JSL/XM/MS/100-545/08/2020, kaas oo ujeedadiisu ahayd dacwad dastuuri ah oo ku saabsanayd qodobka 12aad, faqraddiisa 1aad ee Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada Xeer Lr.20-2/05 oo uu madaxweynuhu hore ugu gudbiyey Maxkamada Sare. Sidaa […]
Somali News27 Aug 2020
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa maanta toban sano oo xabsi ah iyo ganaax dhan $2,366, ku riday Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda kalluumaysiga iyo kheyraadka badda ee dowladda Soomaaliya, Guuleed Maxamed Ibraahim. Maxkamadu waxay masuulkaan ku heshay inuu lunsaday lacag dhan $137,907 waxayna amar ku bixisay inuu lacagtaas kusoo celiyo […]
Somali News27 Aug 2020
Garoowe, (HCTV) – Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa doorashooyinka Soomaaliya. War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in madaxweynayaasha Puntand iyo Jubbaland ay shirar qadka taleefoonka kula […]
Somali News25 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – WAR-SAXAAFADEED:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland. Guddida Komishanka doorashooyinka qaranku waxay madaxweynaha uga warbixiyeen hawlaha qabsoomidda doorashooyinka isku-sidkan ee golayaasha wakiillada iyo deegaanka oo ay hore u soo saareen jadwalkii diwaangelinta codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka, iyagoo xusay inay u […]
24 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Solja oo Ka Hadashey Shaqaale ka Tirsan Wasaarada Warfaafinta oo Mushahar la’aan Ka Cabanaaya War saxafadeed Uu Soo saarey Gudoomiyaha Solja, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa lagu yidhi “Ururka SOLJA, waxa wariyayaasha ka hawl gala wasaaradda Warfaafinta ka soo gaadhaya tacayadiyo farabadan oo ay ka mid yihiin in aan la siinin gunnooyin […]
Somali News24 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE ee caasimadda Hargeysa, waxana halkaas kusoo dhaweeyey hoggaanka xisbiga, garabka haweenka, guddoomiyayaasha degmooyinka kala duwan ee ay ka kooban tahay caasimadda Hargeysa. Ugu horrayn waxa uu madaxweynuhu kulan gaar ah la […]
Somali News22 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland, Amb Siciid Maxamed Jibriil. Kulankan Madaxweynuhu ku qaabiley Safiirka, ayaa ujeedkiisu ahaa soo dhawayn, madaama safiirku xafiiska safaaradda ku cusub yahay oo dhawaan dawladda federal-ka Itoobiya u soo […]
Somali News22 Aug 2020
Garoowe/Kismaayo, (HCTV) – Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo saaray war murtiyeed ay ku midaysan yihiin oo ay kagasoo horjedaan natiijada kasoo baxday shirkii magaalada Dhuusomareeb. Labada maamul waxay sheegeen go’aanadii shirkaas kasoo baxay inay ku eg yihiin dhinacyadii shirka ka qeyb galay oo kala ah, dowladda federalka, Galmudug, Hirshabeelle iyo koonfur galbeed. Waxay ku […]
Somali News19 Aug 2020
Dhuusamareeb, (HCTV) – Beesha caalamka oo ay ku midaysan yihiin ururo iyo dalalka ku lugta leh arrimaha Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay in madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb gaareen 15kii bishan Agoosto, si ay u billaabaan kulankooda xiga, sida qorsheysnayd. Bayaan maanta kasoo baxay dalalkaan ayaa loogu […]