
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed ka soo baxay maanta Wasaarada Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa lagu sheegay in dawladda Somaliland ay u aragto Wax lala yaabo falcelinta Soomaaliya ka bixisay xidhiidhka diblomaasiyadeed ee dhexmaray Somaliland iyo Taiwan. War-saxaafadeedka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ayaa u dhignaa sidan:- “Dawladda jamhuuriyada Somaliland waxay u aragtaa […]
Somali News18 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Waxa Magaalada Hargeysa soo gaadhay Wakiilka cusub ee Dawladda Federaalka Itoobiya u soo Magacowday Somaliland, Amb. Siciid Maxamed Jibriil. Wakiilka cusub ee Itoobiya ayaa Axaddii doraad ka soo degay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal, waxaana halkaa kaga hor-tagay oo soo dhaweeyay Saraakiil ka mid ah Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah […]
Breaking News17 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa. Munaasabaddii furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed ee Taiwan waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti kale. Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online-ka kaga qayb-galay, furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed. Labada dal ee Taiwan iyo Somaliland oo dhawaan yeeshay xidhiidh […]
Somali News17 Aug 2020
Garoowe, (HCTV) – Maamul goboleedka Puntland ayaa ku baaqay in beesha caalamka ka qeyb gasho shirka Dhuusomareeb 3 oo maanta ka furmaya magaalada Dhuusamareeb, kaas oo lagaga tashanayo doorashooyinka Soomaaliya ee soo socda. Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in Puntand aysan kalsooni buuxda ku qabin madaxweyne Farmaajo, sidaad darteedna loo baahan yahay […]
Somali News16 Aug 2020
Kenya (HCTV) – Xoolo dhaqatada ku nool deegaannada waqooyi-bari ee Kenya ayaa maalmihii la soo dhaafay walaac ka muujinayay cudur ay sheegeen in uu laynayo geelooda, dadka qaar waxay sheegayaan in cudurkan uu yahay hergeb daran oo saameyn ku haya geela, sida ay BBC-da u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Maxamed Cabdi Shaalle […]
Somali News16 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay shirweynaha Xisbigaasi. Kulan ay Maanta Hargeysa ku yeesheen Guddiga fulinta ee Xisbiga WADDANI ayay ku go’aamiyeen in shirka dib loo dhigo, sida markaa ka dib uu Shir-jaraa’id ka sheegay Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi https://www.facebook.com/HornCableTv/videos/2650857168514156/?t=17 Horn Cable Tv […]
Somali News16 Aug 2020
Boorama (HCTV) – Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal ayaa sheegay in Saamiga ay Beel ahaan ka doonayaan Kuraasta Golaha Wakiilladu inay tahay 33 Kursi oo u dhiganta 40%. Suldaanka oo Waraysi siiyey Warbaahinta Golaha91.com ayaa sheegay in Shir Beesha Gadabuursi ku yeelatay Deegaanka Gobeed lagu go’aamiyey inay helaan Saamigooda oo […]
Breaking News13 Aug 2020
Muqdisho (HCTV) – Saddex Qarax ayaa Caawa ka dhacay Degmooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Weerarradan oo loo adeegsaday Bamka Gacanta laga tuuro ayaa ka dhacay degmooyinka Boondheer, Waaberi iyo Wada-jir ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare. Wararka hor-dhaca ah ee ka soo baxaya Qaraxyadan loo adeegsaday Bamka Gacanta laga tuuro ayaa sheegaya […]
Breaking News13 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Mubaarik Ibraahim Aar oo ka mid ah gar-yaqaannada Somaliland ayaa ka hadlay Tabashada reer Awdal ka qabaan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay inay xaq u leeyihiin inay Cabashadooda muujiyaan. Mubaarik ibraahim Aar oo Maanta HCTV kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Cabashada reer Awdal ku qotonto qodobka 12-aad ee Xeerka […]
Breaking News13 Aug 2020
Muqdisho, (HCTV) – Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa sheegay inuu ku baaqayo in la isku raaco wadahadallada soo socda ee ka dhacaya Dhuusamareb. Qoraal la soo dhigay twitter-ka oo laga soo diray safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in qaabka doorashada ee la isku raacay ay tahay in lagu saleeyo wadatashi ballaadhan […]
Somali News13 Aug 2020
Nairobi, (HCTV) – Maroodiga Kenya ayaa in ka badan laba jibaarmay laga soo bilaabo 1989 illaa maanta, koox adeeggyo u qabata duurjoogta ayaa kaga dhawaaqay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ee Maroodiga Aduunka. Wasiirka Dalxiiska Najib Balala ayaa isna sheegay in mas’uuliyiinta dawladdu ay ku guuleysteen inay la dagaalamaan ugaadhsiga sharci darrada ah ee Maroodiga. […]
Breaking News13 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Go’aamiyey in Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka, maaddaama oo uu dalka ka taagan yahay Khilaaf ku saabsan in doorashada Wakiillada lagu galo bilaa Saami-qaybsi iyo in kale. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiista Maanta, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa […]