
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News13 Aug 2020
Lubnaan (HCTV) – Baarlamaanka Dalka Lubnaan ayaa meel-mariyey ama ansixiyey Xaaladda deg-deg ah oo lagu soo rogay Dalkaasi, taasi oo ay Maamulayaan Ciidammadu, waxayna xaaladda deg-degga ahi ka dambaysay Qaraxa weyn oo ka dhacay Caasimadda Bayrtuud Salaasadii hore. Ansixinta Baarlamaanka ee Xaaladda Deg-degga ah ayaa awood Sharci siinaysa Ciidammada Maamulaya Xaaladda deg-degga ah. Golaha Wasiirrada […]
Somali News13 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee wakiillada iyo deegaanka, iyada oo sidoo kalena lagu ansixiyey siyaasado qaran. Ugu horrayn wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha, […]
Breaking News12 Aug 2020
India (HCTV) – Ugu yaraan Saddex Qof baa ku dhintay Rabshado ka dhacay Koonfurta Magaalada Bengaluru ee dalka Hindiya. Rabshadaha Dadku ku dhinteen ayaa bilaabmay, ka dib markii Muslimiinta halkaa ku dhaqani ka cadhoodeen Qoraal wax lagaga sheegay Nebi Muxamed (CSW) oo lagu baahiyey Facebook. Dad gadoodsan ayaa gubay Baabuur, waxayna Weerareen Saldhigyo Boolis iyo […]
Somali News12 Aug 2020
Boorama, (HCTV) – Shir magaalada Boorama ay ku yeesheen Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland u matala gobolka Awdal, Odayaasha dhaqanka ee gobolkaasi, Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka ayaa qodobo ka soo saaray shirkaasi ay ku yeesheen magaalada Boorama. Qodobada ka soo baxay shirkaasi oo uu madasha ka akhriyey Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ayaa lagu sheegay in. In aanay saami […]
Breaking News12 Aug 2020
Washington, (HCTV) – Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ee u tartamaya doorashada Madaxtinimada ee dalka Maraykanka ayaa Joe Biden ayaa u xushay haweenayda Kamala Harris inay noqoto ku xigeenkiisa tartanka la oroda. Sen. Kamala Harris oo la soo doorto California, ee uu u doortay Joe Biden inuu u tartamto ku xigeenkiisa, ayaa noqon doonta haweeneydii ugu horeysay […]
Somali News12 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay khasaare uu sababay Roob dabaylo watay oo Salaasadii Shalay ka da’ay Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex. Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Roobka ay ku dumiyeen 91 Guri oo isugu jira kuwo […]
Breaking News12 Aug 2020
Minnesota (HCTV) – lhanCumar, oo kasoo jeedda jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay doorasho ay xibigeeda dhexdiisa ka gashay, taasoo loogu tartamayay matalaadda kursiga xildhibaannimada Aqalka Wakiillada ee degmo ka mid ah gobolka Minnesota. Waxay loollan adag kula jirtay siyaasiga lagu magacaabo Antone Melton-Meaux iyo saddex musharrax oo kale, kuwaasoo dhammaantood u hanqal […]
Somali News10 Aug 2020
Beirut, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Lubnaan Michel Aoun ayaa aqbalay iscasilaada dawladii ka talinaysay dalkaasi, waxaanu waydiistay inay si kumeelgaadh ah usii joogaan inta la soo dhisayo gole Wasiiro oo cusub. Dhawaaqan soo baxay maanta oo Isniin ah ayaa yimid xili ay sii kululaatay xiisada ka dhalatay qaraxii masiibada ahaa ee todobaadkii la soo dhaafay […]
Somali News10 Aug 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Xisbi ka mid ah Isbahaysiga xisbiga xukuma dalka Ethiopia ayaa guddida dhexe ka saaray saddex xubnood oo sarsare, kuwaas oo lagu eedeeyey musuq, iyo inay ku fashilmeen ilaalinta sirka xisbiga, iyo habsan. Saddexdan xubnood ayaa wax aka mmid ah Wasiirka Difaaca Lemma Megersa, Milkessa Midega iyo Teyba Hassen, Madaxweyne ku xigeenka […]
Somali News10 Aug 2020
Berbera, (HCTV) – Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa kusoo dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera, wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore. Maareeyaha ayaa kusoo wareejiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore qaybaha kala duwan ee Dekeda, sidoo kale waxa uu Maareeyuhuu uga Warbixiyey Wasiirka waxqabad kusoo kordhay Dekeda iyo weliba […]
Somali News10 Aug 2020
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabay taliyaha ciiddanka madaxtooyada Puntland, maalin kadib markii Gaalkacyo lagu dilay taliyihii xilkaas hayay oo ku geeriyooday howlgal lagula dagaalamayay koox maandooriyaha ka ganacsada. Madaxweyne Deni ayaa xilkan u magacaabay Gaashaanle sare Cabdiqaadir Jamac Dirir oo horey u ahaa taliyihii qeybta booliiska gobolka Nugaal. Waxaa sidoo […]
Somali News10 Aug 2020
Lubnaan (HCTV) – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa la sheegay inuu qorshaynayo inuu Cunaqabayn ku soo rogo qaar ka mid ah siyaasiyiinta Dalka Lubnaan, kiuwaasi oo ku jiro Raysal-wasaarihii hore ee dalkaasi Gebran Bassil. Ilo Diblumaasiyadeed ayaa la soo xigtay in Madaxweyne Emmanuel Macron uu qarka u saaran yahay inuu soo rogo Cunaqabatayno, taasi oo […]