
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Aug 2020
Itoobiya (HCTV) – Kumanaan Qof ayaa ka barakay Gobolka Canfarta ee Dalka Itoobiya, ka dib markii khatar soo waajahday. Dad lagu qiyaasay 32 kun ayaa barakacay, ka dib markii uu Fatahay Webiga Awash. Xafiiska ka hor-tagga Masiibooyinka iyo kaydka Raashinka ee Gobolka Canfarta Itoobiya ayaa Toddobaadkan xajiijiyey in Fatahaadda Webiga Awash ay ku barakeen 32 […]
Somali News9 Aug 2020
Taipei, (HCTV) – Xoghayaha Caafimaadka iyo Adeegyada Aadamaha ee dalka Maraykanka Alex Azar ayaa socdaal ku tagay Taiwan Axadii maanta, isagoo hogaaminaya wefdi Maraykan ah oo booqasho seddex maalmood ah ku joogi doona halkaas, iyagoo la kulmi doona MadaxweyneTsai Ing-wen. Socdaalkan oo noqonaya kii ugu heerka sarreeyay ee sarkaal Maraykan ahi ku tago halkaa tan […]
Somali News9 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay joojiso soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka dibeddiisa laga keeno. War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayuu ku sheegay in isagoo raacaya Xeerka Isgaadhsiinta Qaranka isla-markaana eegaysa Tayada Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka yimaadda ay hakisay soo dejinta Qalabkaasi. Warkaasi oo faahfaahsan halkan […]
Somali News9 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddi-hoosaadka Khayraadka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta isugu yeedhay Shirkadaha Laydhka siiya Xaafadaha Magaalada Hargeysa, ka dib markii Toddobaadyadii u dambeeyay oo dhan ay Dadweynuhu ka cabanayeen Qiimaha Laydhka ee aad u sareeya. Guddi hoosaadka Khayraadka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Masuuliyiinta Shirkadaha waydiiyey su’aalo la xidhiidha waxa ku kelifaya inay […]
Somali News9 Aug 2020
Gaalkacayo (HCTV) – Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cismaan Cumar Maxamed (Itoobiyaan) ayaa lagu diley shaqaaqo ka dhacdey magaalada Gaalkacyo. Habeenkii xalay ayaa ciidanka Amniga ee gobolka Mudug hawlgal ay ka sameeyeen Warshadda Kabka ku soo qabteen khamri aad u badan iyo 8 qof oo ka ganacsanaayey iyo hub, xerada kabka ayaa ahayd […]
Somali News8 Aug 2020
Muqdisho (HCTV) – Weerar loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa lala beegsaday saldhig ciidan oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Weerarkaasi oo lala beegsaday xaruunta qaybta 27-aad ee ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo u dhow garoonka ciyaaraha. Waxaa la sheegayaa in qaraxaasi uu geystay khasaro dhimasha iyo dhaawac isugu jira. Wararka hordhaca ah […]
Somali News8 Aug 2020
Addis Ababa (HCTV) – Milletariga Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhashay Biyo-xidheenka Abaay ee Itoobiya ka dul dhistay Webiga Niil, kaasi oo Dawladda Masar diiddan tahay. Milletariga Itoobiya waxa kale oo uu ka hadlay Colaadda muddada dheer jirtay ee u dhaxaysa dalkooda Itoobiya iyo Masar, dedaallada ay xilligan Masar kaga soo horjeeddo […]
Somali News8 Aug 2020
Bayruut (HCTV) – Dalka Lubnaan, Haweenay Kalkaaliso Caafimaad ah ayaa loo aqoonsaday Halyeeyad Qaran, ka dib markii ay Qaraxii ka dhacay Dekedda Bayruut ka soo bedbaadisay Saddex Carruur ah oo markaasuun dhashay. Kalkaalisada oo Magaceedu yahay Pamela Zeinoun ayaa xilliga Qaraxa weyni ka dhacay Dekedda Bayruut ka shaqaynaysay Dabaqa Afraad ee Cisbitaalka St George Hospital […]
Somali News8 Aug 2020
India (HCTV) – Mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda Air Indian Express, oo ay la socdeen 191 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Calicut, oo ku yaalla Kerala ee koonfurta dalkaas, sida ay saraakiil sheegeen. Mas’uuliyiinta waaxda duulista hawada ee Hindiya ayaa sheegay in diyaaradda oo kasoo duushay magaalada Dubai ay […]
Somali News7 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “China-Africa Cooperation” (FOCAC), Ambassador. Zhou Yuxiao oo safar saddex maalmood qaatay ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland. Ugu Horayn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi […]
Somali News6 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xisbiga Waddani, Maxamed Sidiiq Dhame ayaa sheegay in Somaliland noqotay meelaha ugu Laydhka qaalisan wadamada dunida iyo deegaanada Soomaalidu ay degto, waxaanu Xoghayuhu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay wax ka qabato adeegyada aasaasiga ah oo uu ka mid yahay Laydhku. “Somaliland waxay ku jirta wadamada ugu […]
Somali News6 Aug 2020
TAIPEI (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday shuruudo ay usoo jeediyeen wefti diblomaasiyiin ka socday dalka Shiinaha oo doonayey in Somaliland ay xidhiidhka u jarto Taiwan, waxaanu intaas raaciyay inuu qaadayo talaabooyin lagu xoojinayo xidhiidhka wadanka. Isniintii (3-da Aaugust), waxaa soo shaacbaxay warar sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi […]