Somali News6 Aug 2020
Daalo (HCTV) – Geed noociisu ka sii dabar go’ayo guud ahaan Geeska Afrika iyo geyiga Soomaalida ba, oo ku yaalla Buurta Daallo ee gobolka Sanaag, ayaa waxa shalay jaray askar ka tirsan ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa goynta geedka loo aaneeyey halis uu ku noqday dhalinyarada u dalxiis tagta buurtaas oo u badheedha halista si ay […]
Somali News6 Aug 2020
Saax-dheer (HCTV) – Degmada Saax-dheer waxaa si rasmiya uga furmay Shir-nabadeed lagu dhexdhexaadinayo Beelo Walaalo ah oo dhawaan dagaal ku dhex maray Degmada Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka
Somali News6 Aug 2020
Lebanonn (HCTV) – Golaha Wasiirrada Lebanon ayaa ku dhawaaqay laba Toddobaad oo xaalad deg-deg ah lagu soo rogay Caasimadda Bayruut, waxaana Maamulka Amniga ee Magaaladaasi la wareegay Millatariga. Xaaladda deg-degga ah ee lagu soo rogay Bayruut ayaa timid, xilli Khasaaraha ka dhashay Qaraxii weynaa ee ka dhacay Magaalada Bayruut uu kor u kacay. Wararkii u […]
Somali News6 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Nabad-ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la sheegay in Saldhig looga samaynayo meel ka baxsan Soomaaliya oo ah gudaha dalka Itoobiya. Sida Wargeyska baahiyaha xogaha qarsoon ee Indian Occean uu sheegay Saldhigga Tababbarrada Ciidammada AMISOM ee xilligan ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa loo rarrayaa Magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. […]
Somali News5 Aug 2020
Beirut, (HCTV) – Madaxweynaha waddanka Lubnaan Michel Aoun ayaa waxa uu golahiisa wasiirrada amray iney isugu yimaadaan kulan deg deg ah oo looga hadlayo sida masiibadii xalay ka dhacday magaalada Beirut looga hadli lahaa maanta oo Arbaco ah, waxa uuna dalka geliyay xaalad deg deg ah. Dhimashada qaraxyadii ka dhacay dekadda ayaa gaadhay 100 qof […]
Somali News5 Aug 2020
Muqdisho, (HCTV) – Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Allaha unaxariistee Drs Xaawo Cabdi oo ahayd Dhaqatarad cimrigeeda inta ugu badan ku bixisay samafalka bulshada. Drs Xaawo Cabdi ayaa mudo ka badan nus qarni ka soo shaqeynaysay Arimaha Caafimaadka, iyadoona lagu xasuusto Halgankii ay u soo gashay Bulshada Soomaaliyeed mudadii Dalka uu ku jiray Burburka. […]
Somali News4 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Waxa Gelinkii dambe ee Maanta Degmada Saax-dheer ka furmay Shir-nabadeed u dhexeeya Beelaha Walaalaha ah ee Hagar iyo Hayaag ee Dhulbahante. Labada Beelood oo uu Gogol nabadeed u dhigay Garaadka guud ee Beelaha Sool, Sanaag Iyo Buuhoodle Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa la doonayaa in lagu soo afjaro Colaad muddo soo jiitamaysay […]
Somali News4 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Safiirka dalka China u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya danjire Qin Jian oo labadii maalmood ee u dambeeyay ku sugan magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaan weli la kulmin Madaxweyne Biixi. Danjire Jian, oo hoggaaminaya diblomaasiyiin ka tirsan safaaradiisa Muqdisho ayaa Sabtidii socdaal ku yimid magaalada Hargeysa, si uu dawladda Somaliland […]
Somali News4 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Dunidan casriga ah oo dadka ku nool haatan ay ku haminayaan in dalxiis ay ku tagaan hawada sare, dhawaanna la filayo in arrintaas la billaabo, sidoo kalena ay sahlan tahay in qofka meesha uu doona uu u dalxiisi tago karo, booqan karana goobaha taariikhiga ayaa haddana waxaa jira gooba dadka ban’iaadamka ka […]
Somali News4 Aug 2020
Dhoobley (HCTV) – Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Millateriga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya. Diyaaraddan oo sahay u siday ciidamada Kenya ee ku sugan saldhigga Dhoobley, ayaa la sheegay inay dhacday markii ay isku diyaarinaysay inay cagaha dhigato garoonka. Inta la xaqiijiyay hal qof oo ahaa duuliyihii […]
Somali News3 Aug 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Gobolka Oromada ee dalka Ethiopia ayaa waxa mar kale dib uga soo cusboonaaday dibadbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan dhalinyaro iyo xubno u ololeeya xuquuqda Oromada ku dhaqan dalka Ethiopia. Rabshadan oo mar kale maanta dib uga soo cusboonaaday halkaasi ayaa la sheegay inuu salka ku hayo dilka fanaankii Hachalu Hundessa […]
Somali News3 Aug 2020
Muqdisho, (HCTV) – Qof iskusoo xedhay wax-yaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay maqaaxida Luul Yemeni oo ku taalla degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa ku dhow dekadda weyn ee magaalada muqdisho, waxaana ka cunteeya dad badan oo ka shaqeeya meelo kala duwan. Wararka laga helayo maqaaxida Luul Yemeni ee uu […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation