
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Aug 2020
Nairobi, (HCTV) – Ganacsatada Qaadka Miirooga ee dalka Kenya ayaa mar kale sida fiinta uga qayliyey Diyaarad siday 11 tan oo Qaad ah oo ku socotay Puntland oo dawladda Federalka Somalia ay dib usoo celisay. Diyaaradan ayaa noqonaysa tii labaad ee Qaad siday oo dowladda Soomaaliya ay ka celiso hawadeeda muddo todobaadyo gudaheed. Guddoomiyaha Ururka […]
Somali News2 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay qaar kamid ah dhallinyaradii iyo haldoorkii ku suntanaa guushii xisbiga KULMIYE kasoo hooyey doorashadii madaxtooyada, kuwaas oo kasoo kala jeeda gobollada iyo degmooyinka kala duwan ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibadda hadhimada ah oo ay goob-joog ku ahaayeen madaxweyne-ku-xigeenka […]
Somali News2 Aug 2020
Delhi, (HCTV) – Booliska Hindiya, ayaa maanta sheegay in ay qabteen nin ay ku tilmaameen ‘Dilaa’ halis Ah, kaasi oo qirtay inuu ku lug lahaa dilka 50 qof oo ka mid ahaa darawalada tagaasida ee dalkaasi. Wadeyaashaas ayuu sheegay inuu dili jiray kadib marka uu kiraysto Tagsigooda. Devender Sharma, oo 62 Jir ah, ayay boolisku […]
Somali News2 Aug 2020
Muqdisho (HCTV) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin reer Soomaaliya ah oo muddo ku xidhnaa Dalka Iran. Muwaadiniintan oo Maanta saxaafada kula hadlay garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxay sheegeen inay dhowr bilood ku xayirnaayeen dalka Iiraan markii xabsiyada laga soo daayay, sababo la xidhiidha covid19. Waxay muddo sanad […]
Somali News1 Aug 2020
Hargeysa, (HCTV) – Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Qin Jian, ayaa soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa si uu ula kulmo madaxda dawladda Somaliland. Socdaalka Safiirka dalka Shiinuhu uu ku yimid Hargeysa ayaa imanaya kadib markii ay Somaliland dhawaan xidhiidh diblomaasiyadeed ay la yeelatay Taiwan, isla markaana ay labada dhinac isdhaafsadeen safiiro u kala […]
Somali News31 Jul 2020
Vietnam (HCTV) – Dalalka dunida qaarkood ayaa ku soo laba-kacleeyay Fayraska dhaliya Xanuunka Covid_19, waxaana la diwaangeliyey Tirada kumanaan qof oo uu ku dhacay. Laba-kaclaynta Coronavirus ayaa timid, ka dib markii dalalka uu hadda dib uga bilaabmay ay qaadeen Xayiraadihii lagaga hor-tagayey, qaarkoodna ay khafiifiyeen. Dalka Vietnam oo ku yaalla Qaaradda Aasiya ayaa laga diwaangeliyey […]
Somali News31 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada reer Somaliland ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay in intii uu xilka qabtay ay Ummadda reer Somaliland kala fogaatay. Sheekhu waxa kale oo uu Xukuumadda ku eedeeyay in intii ay xilka haysay ay adkaatay Xaaladda Nololeed ee Bulshadu, isagoo xusay […]
Somali News30 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Shacabka reer Somaliland iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ah ku hambalyeeyay Munaasibadda Ciidda Carafo oo haddii Allaah yidhaahdo ku beegan jimcaha Berri. Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay Cudurka Coronavirus oo weli dhibaato ku haya Dunida, Somaliland aan weli la xaqiijin inuu ka dhamaaday, […]
Somali News30 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u diray dalka Turkiga. Sida ay Wargeyska Geeska Afrika u sheegeen ilo-wareedyo xog-ogaal ahi Wasiir Faratoon oo dhawaan gaadhay Waddanka Turkiga ayaa la filayaa inuu Wada-hadallo la yeesho Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Turkiga, waxaana […]
Somali News30 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Xanuunka Covid_19 ee dunida oo dhan ku faafay ayaa saamayn weyn ku yeeshay iibka Xoolaha Somaliland. Sanadihii hore ee xilligan oo kale waxa Somaliland ka dhoofi jiray Xoolo aad tiro badan, laakiin sannadkan sidii hore aad bay uga yar yihiin, sida ay sheegayaan Dadka Xoolaha ka ganacsada oo isbarbar-dhigay Carafadan iyo Carafadii […]
Somali News30 Jul 2020
USA (HCTV) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay 12 kun oo askari ay kala baxeyso dalka Jarmalka, taas oo xukuumadda Washington ay ku sheegtay “istaraatijiyad dib loogu habeynayo ciidamadeeda ku sugan Yurub”. Ciidamo gaadhaya 6,400 askari ayaa dib loogu celin doonaa Mareykanka, halka kuwa kalena la geyn doona dallaka ka mid ka ah gaashaanbuurta NATO […]
Somali News30 Jul 2020
Pakistan (HCTV) – Nin lagu eedeeyay inuu sheegtay nabinnimo ayaa toogasho lagu dilay isagoo ku jira gudaha maxkamad ku taalla dalka Pakistan, xilli uu dhageysiga dacwaddiisa ka socday magaalada waqooyi ee Peshawar. Waxaa kiis maxkamadeed lagu soo oogay markii sida la sheegay uu isku dayay inuu dadka ka dhaadhiciyo inuu yahay nabi. Sheegashada nabinimada iyo […]