
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Jul 2020
Makka, (HCTV) – Muslimiinta ku sugan Xaramka barakaysan ayaa maanta bilaabay gudashada waajibaadka Xajka. Balse sanadkan ayaa ka duwan sanadihii hore, waxaana xajka sanadkan gudanaya 10,000 qof oo kaliya oo ka mid ah dadka degan Sucuudi Carabiya. Cabsida laga qabo cudurka Coronovirus ee xawliga u faafaya ayaa sababtay in dawladda Sucuudigu ay joojiso malaayiin muslimiin […]
Somali News26 Jul 2020
Cardiff (HCTV) – Golaha deegaanka ee Magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska ayaa Jimcihii la soo dhaafay meel-mariyey Go’aan meesha lagaga saarayo Taallo uu Magaaladaasi ku lahaa Sir Thomas Picton oo muddo qarni ka badan ku jiray Liiska Geesiyada Weelishka ee Dalka boqortooyada Ingiriiska. Sir Thomas Picton oo Xilliyadii Ingiriisku Dunida kale ka waday Gumaysiga ku […]
Somali News26 Jul 2020
Muqdisho (HCTV) – Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay qaabka ay u dhacday xil ka qaadista Xasan Cali Kheyre. War-bixin qoraal ah oo ka soo baxday safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ka xun tahay ficilladii Madaxweynaha iyo aqalka hoose ee baarlamaanka ee ay kalsoonida kagala noqdeen xukuumadda, taas oo la […]
Somali News25 Jul 2020
Somali News25 Jul 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweyne Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si kumeel gaar ah. Wareegtada Madaxweynaha ayaa ku saleysan in aanu hakad gelin qorshaha dowladda inta Madaxweynuhu uu ka soo magacaabayo Ra’iisul Wasaare soo dhisaya Xukuumad […]
Somali News25 Jul 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa aqbalay go’aanka Golaha Shacabka Somalia ay kalsoonida ugala noqdeen xukuumada Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu muhiim u arkay midnimada hay’addaha Dastuuriga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda lagu jiro. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi […]
Somali News25 Jul 2020
Muqdisho (HCTV) – Baarlamaanka Dawladda Soomaaliya ayaa kalsoonida kala laabtay Raysl-wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Xukuumadda. Fadhigii Maanta oo shir-guddoominayey Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa cod gacan taag ah kalsoonida lagala laabtay Raysal-wasaare Khare, taasi oo ka dhigan in Xukuumaddiisii dhacday. 170 Xildhibaan oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa ku codeeyay […]
Somali News23 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) -Waxa Magaalada Hargeysa muddo Lix Maalmood ah ku xidhan Guddoomiyaha guud ee Shirkadda Astaan Cable Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamed. Sidaana waxa xaqiijiyey Axmed Maxamed Jaamac oo ah Guddoomiyaha board-ka Astaan Cable, ahna Wakiilka Saamilayda Somaliland ee Astaan Cable oo Caawa War-saxaafadeed ka soo saaray dalka Hindiya. Wakiilka Saamileydu wuxuu War-saxaafadeedka ku sheegay in Guddoomiyaha […]
Somali News23 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) -Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday $ 22 Million oo dollar oo ay ugu talo-gashay inay dalal Somaliland ku jirto kaga caawiso la dagaalanka Ayaxa oo dhibaato ku haya wax soo-saarka dalagyada Beeraha. $ 22 Million ee dollar ayaa Dawladda UK ku caawinaysaa Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto iyo dalal kale oo […]
Somali News23 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa ka warbixiyey Wiishkii Sadexaad oo cusub, kaasoo soo gaadhay Dekeda Berbera. Maareeye Siciid waxa uu sheegay in qalabka Dekeda yaala dhamaantood ay Inshoor-garaysan yihiin. Wiishkan cusub, waxa Dekeda keenay Inshooranka, waana Bedelka Wiishkii hore ee gubtay. Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi waxa kaloo uu ka […]
Somali News23 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii 61-aad ee Golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa golaha lagaga hadlay xaaladda guud ee waxbarashada dalka, shaqaalaha aan joogtada ahayn ee ka hawlgala hay’adaha […]
Somali News23 Jul 2020
Nigeria (HCTV) – Dagaalyahanno lagu xidhiidhiyey Kooxda Daacish oo ku sugan dalka Nigeria ayaa shaacisay Muuqaal muujinaya dil ay ku fuliyeen Shan Nin oo u afduubnaa illaa bishii June. Ragga la laayey oo ahaa Muwaadiniin u dhashay Nigeria ayaa u shaqaynayey Ururrada Gargaarka ee ka shaqeeya deegaannada Waqooyiga Dalka Nigeria oo ay ku badan yihiin […]