Somali News23 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Maraykanka ayaa mar kale laga diwaangeliyey Dhimashada 1000 Qof, kuwaasi oo Maalin keliya u Geeriyooday Xanuunka Covid_19 ee dunida sida ba’an u saameeyay. California oo Xanuunku aad ugu faafay ayaa u muuqato inay Kaalinta koowaad ka qaadayso New York, marka loo eego Tirada Xanuunku soo ridanayo iyo kuwa uu dilayo. Saraakiisha Caafimaadka […]
Somali News22 Jul 2020
Dhuusamareeb, (HCTV) – War-murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda Federalka Somalia iyo Maamul goboleedyadeeda, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada soo socota ee la isku khilaafsanaa mudada. Madaxda Soomaalida ayaa isku af-gartay doorasho waqtigeedii ku dhacda oo lagu wadda qanacsan yahay. Waxaanu War-Murtiyeedka ka soo baxay shirkaasi uu u dhignaa sidan:- WAR-MURTIYEED Dhusamareeb, […]
Somali News22 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wefti Ethiopian ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyada dawladda Federalka ee Ethiopia Axmed Shide ayaa socdaal ku yimid magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Weftigan ayaa la filayaa inay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isla markaana kulankaasi kaga wada hadli doona arimo ku saabsan xidhiidhka laba geesoodka ah ee ka […]
Somali News22 Jul 2020
Garoowe, (HCTV) – Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa duqeymo xagga cirka ah ku beegsaday xubno katirsan kooxda ISIS-Soomaaliya oo xarumo ku leh meelo u dhow tuulada Timirshe ee gobolka Bari Puntland- Soomaaliya. Weerarkan xaga cirka ah ayaa lagu dilay toddobo kamid ah ISIS, mana jirto wax khasaare ah oo shacabka kasoo gaaray sida lagu […]
Somali News21 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Ciidamo isku dhaf ah oo dawladdo isu-tagay ay ku doonayaan in ciidamo ay ka sameeyan Biyaha Bada Cas, iyadoo Jamhuuriyadda Somaliland ay ka maqan tahay ama aan laga talo galin. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlaayey Xaflad loo qabtay duf-cadii 32 ee […]
Somali News21 Jul 2020
Mandheera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo xidhay dufcaddii 32-aad ee katirsan ciidamada kala duwan dalka oo ka qalin-jebisa dugsiga tababarka ciidanka Mandheera ee Lixle. Munaasibad kooban oo ay ku qalin-jebinayeen dufcadda 32-aad ee ciidanka oo ka kala socda ciidamada Booliska, Laanta socdaalka, madaxtooyada Somaliland iyo qaybaha kale […]
Somali News19 Jul 2020
Liibiya (HCTV) – Turkiga ayaa dalka Liibiya u diray dagaalyahanno uu ka keenay dalka Suuriya, kuwaasi oo tiradoodu u dhaxayso 3,500 illaa 3,800, kuwaasi oo Liibiya dagaal ka waday saddexdii bilood ee u dambeeyay. Sidaana waxa lagu sheegay war-bixin ay soo saartay Waaxda Difaaca ee Maraykanka, waxayna War-bixintaasi sheegtay in Dagaalyahannada u tiradoodu u dhaxayso […]
Somali News19 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Tababbar ugu qabtay magaalada Hargeysa 30 Suxufi oo ka kala yimid guud ahaanba gobollada dalka, isla-markaasina ka hawlgala Hay’adda Warbaahineed ee Dalka. Tababbarkan oo socon doona muddo 4 Maalmood ah, ayaa ku saabsan Kor u qaadista xirfadaha suxufiyiinta, gaar ahaanna Baadhitaanada Barnaamijyada Xasaasiga ah iyo dabagalka […]
Somali News18 Jul 2020
Muqdisho, (HCTV) – Imtixaanka shahaadiga ah fasalka 4aad ee dugsiga sare Soomaaliya, ayaa si maanta rasmi ah uga bilowday guud ahaan Soomaaliya marka laga reebo gobolada Puntland iyo Somaliland oo iyagu imtixaankooda si gaar ah umaamusha. Ku dhowaad 35,000 arday ayaa ka qeyb galay imtixaankaan oo ku taariikhaysan sanad dugsiyeedka 2019/2020, waxaana daahfuray raysal wasaare […]
Somali News18 Jul 2020
Somali News18 Jul 2020
Dhuusamareeb, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa u amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaasi uga qeybgalaya shir ay yeelanayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo lagu gorfeynayo wadashaqeynta labada heer ee Dowladda […]
Somali News17 Jul 2020
London, (HCTV) – Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa dib u cusbooneysiisay xayiraadihii dhanka safarka ee ay ku joojisay Soomaaliya iyada oo muwaadiniinteeda ku boorisay in aysan u safrin Soomaaliya. Xafiiska Arimaha Dibada ee UK, ayaa ka digay in Soomaaliya aanay wali daganayn isla markaana ay qatar ugu jirto weeraro argagixiso. UK, waxay kula talisay muwaadiniinteeda tagaya […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation