
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Jul 2020
Somali News16 Jul 2020
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhowayd ka dagay garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxaana safarka ku wehliya madaxweynayaasha Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle. Raysal Wasaaraha ayaa ka qeyb galaya aas qaran oo magaalada Garowe loogu sameynayo allaha unaxariistee raysal wasaarihii hore ee dowladdii Soomaaliyeed ee lagu dhisay […]
Somali News16 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Safiirka Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya Danjire Qin Jian ayaa si kedis ah u baajiyey Safar uu doonayey inuu ku yimaaddo Magaalada Hargeysa. Danjire Qin Jian oo fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho ayaa doonayey inuu Isniintii Toddobaadkan uu socdaal ku yimaaddo Caasimadda Hargeysa ee JSL. Warar Xog-ogaal ah oo Geeska Afrika helay ayaa […]
Somali News16 Jul 2020
Addis Ababa (HCTV) – Jawaar Maxamed oo ah siyaasi caan ah dalka Itoobiya ayaa maanta lagu wadaa in uu kasoo hor muuqdo maxkamad ku taalla dalkaas. Jawaar ayaa dhawaan la xidhay, kaddib markii ay dhaceen rabshado daba socday dilka fannaan caan ah oo lagu magacaabi jiray Hachalu Hundessa, kaasi oo kooxo aan la garanayn ku […]
Somali News15 Jul 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa shaacisay inay bilawday buuxinta Biyo-xidheenkeeda Abaay (GERD), Sida uu warbaahinta caalamka u xaqiijiyay wasiirka waraabka ee dalka Ethiopia, maanta oo Arbaca ah. Dhismaha biyo-xidheenkan dalka Ethiopia oo xiisad xoogle kala dhex dhigay Masar Iyo Ethiopia, ayaa wada hadalo Salaasadii ay saddexda dal ee Masar, Sudan iyo Ethiopia ay […]
Somali News15 Jul 2020
Muqdisho, (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu kasoo horjeestay qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalka ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb. Isagoo ka hor hadlayay fadhigii maanta ee Golaha Shacabka ayaa waxa uu Guddoomiye Mursal qeexay in aysan marnaba suura-gal aheyn […]
Somali News15 Jul 2020
Addis Ababa (HCTV) – Xogahayaha xafiiska Raysal- wasaaraha dalka Itoobiya Nigusuu Tilaahuun ayaa sheegay rabshadihi dhawaan dalka Itoobiya ka dhacay dadki loo qabqabtay iney gaadheen 5,000 oo qof. Mr. Nigusuu oo shir jaraa’id uu kaga hadlayo xaaladda dalka Itoobiya qabtay wuxuu sheegay inay xaaladda dalka Itoobiya ay deggan tahay. Dadkan faraha badan ee ay dowladda […]
Somali News15 Jul 2020
Beledweyne (HCTV) – Diyaarad Xamuul oo ay lahayd Shirkadda Bluebird ayaa burburtay markii ay fadhiisatay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Beledweyne, 14-kii Bishan July oo ahayd Salaasadii Shalay, 2020. Diyaaradda Kenya laga lahaa ee Shirkadda Bluebird ayaa burburtay, ka dib markii ay isku dayday inay ka baydho Dameer taagnaa Dhabbaha (Run-way) ay ku socotay, sidaana waxa […]
Somali News15 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland ayaa Mabnuucay Tubaakadda loo yaqaano LYFT, taasi oo bilihii u dambeeyay dalka la soo geliyey isla-markaana si bilaash ah dalka loogu qaybinayey. Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaraddaasi Md. Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa lagu sheegay in dalka Mabnuucay oo […]
Somali News14 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wakiilka Taiwan u Fadhiya Somaliland, ayaa La kulmay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Sayniska ee Somaliland oo ay Weheliyaan masuuliyiinta sare ee wasaaraddaasi. Masuuliyiinta labada dhinac ee Somaliland iyo Taiwan ayaa kulankan kaga wadahadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen horumarinta dhinaca waxbarashada iyo arrimo kale. HORN CABLE TV, QAYBTA ONLINE-KA.
Somali News14 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Berlanga. Kulankan oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland ayaa lagaga wada hadlay siday u qabsoomayaan doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada, iyo […]
Somali News14 Jul 2020
Buuhoodle, (HCTV) – Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa deegaanka Horfadhi ka celiyey wefti Wasiiro ah oo ka socday maamul goboleedka Puntland oo doonayey inay degmadaasi kaga qaybgalaan heshiisiinta laba beelood oo ku dagaalamay halkaasi. Waxaanay wararku sheegayaan in masuuliyiintii ka socaday maamulka Puntland iyo ciidamadii ay wateen ay ku noqdeen magaalada […]