
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News14 Jul 2020
Berbera, (HCTV) – Maareeyaha Dekeda Berbera ee Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa Kulan Xafiiskiisa kula qaatay ganacsatada Xoolaha Dhoofisa, Wakiiladda Maraakiibta iyo Doonyaha Xoolaha ka qaada Dekedda Berbera, Madaxa DP World Berbera, Madaxa Waaxda Badda Dekedda Berbera (Harbourmaster), Taliyaha Hawl-gelinta Booliska Gobolka Saaxil iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada. Kulankan ayaa lagaga hadlaayey sidii muhiimada […]
Somali News14 Jul 2020
Baladweyne, (HCTV) – Diyaarad xamuul ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana ka badbaaday saddex qof oo isugu jiray labadii duuliyayaal iyo Engineerkii dayaaradda Dayaaradaan burburtay ayaa waxaa iska lahaa sharikadda Bluebird Aviation ee dalka Kenya. Waxayna ka soo kicitinta magaalada Jabuuti. Waxayna siday raashiin sida uu Warbaahinta uu […]
Somali News13 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maalmihii ugu dambeeyey si weyn ugu hawlan dayactirka Wadooyinka dhexmara farasmagaalaha caasimada Hargeysa, kuwaas oo si weyn u burburay, isla markaana aan wax dayactir ah lagu samayn mudooyinkii u dambeeyey ee Cabdiraxmaan Soltelco uu Maayarka Hargeysa ahaa. Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa mudooyinkii u dambeeyey dhaliilo xoogan […]
Somali News13 Jul 2020
Muqdisho, (HCTV) – Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliya Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa dirqi kaga badbaaday qarax ismiidaamin ahaa oo lagu weeraray xili uu marayey meel u dhow Cisbitaalka Ciidamada dowladda Soomaaliya. Wararka laga helayo Goobjoogayaal ku sugan halka uu qaraxu ka dhacay ayaa Warbaahinta u sheegay, in inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen haweeney rayid […]
Somali News12 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxa Xafiiska Britain ee Hargeysa Stuart Brown ayaa sheegay in UK ay soo dhaweynayso heshiiska saddexda xisbi ee Somaliland ay ka gaadheen qabsoomida Doorashada golayaasha Degaanka iyo Baarlamaanka. Mr Stuart Brown ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay Twitter-ka, waxaanu intaasi ku daray in heshiiskani uu cadaynayo doorka Guddida […]
Somali News12 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka. Heshiiska rasmiga ah ee laga gaadhay qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo gacantooda ku saxeexeen madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha […]
Somali News12 Jul 2020
Horta Shirarkii jaraa’id ee aan maqal iyo muuqaal ku qanab jiray waa la’igu soo kadiyay oo dadkiiba Facbook ayay ku wada qabteen Shir-jaraa’id. Wasiir cid kale u jawaabay Shir-jaraa’id buu ku jawaabayaa ka dhul laga qaaday Shir-jaraa’id buu ku hadlayaa, Islaan raashin ka qaday Shi-jaraa’id bay qabanaysaa, oday islaantiisii oo xalay hadashay beeninayaa Shir-jaraa’id buu […]
Somali News12 Jul 2020
Nairobi (HCTV) – Allaah ha u naxariiste Madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Marxuunka oo ka mid ahaa aas’aasayaashii Maamul-gobolleedka Puntland ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanayey magaalada Nairobi. Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Maxamed Cabdi Xaashi wuxuuna Alle […]
Somali News12 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa ku heshiiyey in Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada ee qabsoomaya sannadkan 2020 lagu galo nidaamkii lagu galay sannadkii 2005-tii. Sidoo kale, waxay ku heshiiyeen in Guddigii doorashadii ee hore ay La Taliyeyaal-farsamo u noqdaan Komiishanka cusub, halka heshiiskii hore ka dhigayey in awoodda doorashada leeyihiin Komiishanka hore. […]
Somali News11 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – African development Bank Group oo baahiyey cida ku guulaysatay qandaraaska dhismaha Jidka dheer ee Fardaha Boorama ilaa lowyacaddo oo dhan 280KM, ka dib markii wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Jidadku u gudbisay baahinta qandaraaska sida ku cad warqadahan.
Somali News11 Jul 2020
Dhuusamareeb, (HCTV) – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka madaxda Maamul Goboleedyada dalka, waxaana lagu wadaa in lagusoo qaado ajendayaal dhowr ah, oo dhammaantood diiradda lagu saarayo xaaladda kala guurka ah ee waddanka. Wax-yaabaha ayaa lagusoo hadal qaadi doono waxaa kamid ah arrimaha dib-u-eegista dastuurka, doorashooyinka dalka iyo sharciyo maalmihii […]
Somali News11 Jul 2020
Mali (HCTV) – Dibedbaxyo ayaa ka socda dalka Mali. Dibad-baxayaal ku sugan dalka Mali ayaa waxa ay sababeen in warbaahinta qaranka ay hawada ka baxdo xilli dibadbaxyo ballaadhan ay ka dhacayeen magaalada caasimadda ah Bamako. Booliska ayaa waxa ay rideen rasaas iyo sunta dadka kaga ilmaysiisa si ay u kala kaxeeyaan dibadbaxayaasha, kuwaas oo qaar […]