
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Jul 2020
AIPEI, (HCTV) – Aqalka Cad ee Maraykanka golaha u qaabilsan ammaanka qaranka (White House National Security Council) ayaa soo dhaweeyey xidhiidhka dhexmaray Taiwan iyo Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal twitter-ka uu ku baahiyey Golaha Ammaanka Qaranka Maraykanka (NSC), kaas oo lagu sheegay in ay wax weyn tahay in la arko in Taiwan ay wakhti xaadirkan […]
Somali News9 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Komishanka Tamarta. Warkan oo aanay weli baahin Madaxtooyadu, balse Warbaahintu heshay ayaa sheegaya in Komishankani uu ka kooban yahay 7 xubnood, kuwaasi la sheegay inay Maamuli doonaan oo ay Masuul ka noqon doonaan hawlaha la xidhiidha Tamarta iyo ka faa’idaysigeeda. Komiishankan Qaran ee Tamarta Somaliland […]
Somali News9 Jul 2020
Muqdsho (HCTV) – Nin Hubaysan ayaa Xalay Lix Qof oo isku qoys ah ku dilay Magaalada Muqdisho. Nin Hubaysan ayaa Xalay Fiidkii weerarray Guri ay ku yaalla Xaafad Barakacayaal deggan yihiin oo ku taalla duleedka Muqdisho, waxaanu halkaa ku dilay Lix Qof oo isku Qoys ah. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka
Somali News9 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Waxa Maanta Xarunta Ciidammada Dambi-baadhista ee Hargeysa looga yeedhay Xoghayaha Xannaanada xoolaha ee Xisbiga WADDANI, Axmed Shukri. Masuulkan WADDANI ayaa waxa dacweeyay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, sida uu sheegay Xoghayaha Xanaanada Xoolaha WADDANI oo Ciidammada dambi-baadhistu waydiiyeen Su’aalo door ah. Axmed Shukri iyo Masuuliyiin kale oo WADDANI ka mid […]
Somali News8 Jul 2020
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa Saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel waxyar u jirta Safaaradda Dawladda Qadar ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaan oo laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay dhabarka danbe ee safaarada Dowladda Qatar ku leedahay Magaalada Muqdisho oo ku dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim Xaafadda Taleex […]
Somali News8 Jul 2020
Shiinaha (HCTV) – Maamulka Shiinaha waxay xoojiyeen feejignaanta ka dib markii magaalo ku taalla Mongolia laga soo sheegay hal kiis oo ah cudur kale oo ah caabuq halis ah. Sida laga soo xigtay maamulka gobolkaas, Bukaanka Bayannur waxaa la geliyay karantiil, waxaana la sheegayaa in xaaladdiisa ay fiican tahay. Saraakiisha maamulka waxay sheegayaan in ay […]
Somali News8 Jul 2020
Jamhuuriyadda Somaliland 29 sannadood waxay dalalka reer Galbeedka, dawladaha Carabta iyo waddamada jaarka ka quuddaraynaysay in ay ka hesho aqoonsi buuxa ama xattaa mid dadban (de facto state). Madaxda iyo siyaasiyiinta Somaliland iskumay taxluujin jirin in ay xidhiidho la sameeyaan Beesha Caalamka inteeda kale oo laga heli kari lahaa dalal badan oo u diyaar ah […]
Somali News6 Jul 2020
Taipei, (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda (MOFA) ayaa Isniintii maanta mar kale ku celisay in Taiwan ay sii xoojinayso xidhiidhka laba geesoodka ah ee ay la samaysay Somaliland ka dib markii warbixin ay soo saartay ay muujisay isku dayo dhowr ah oo ay Beijing ku doonayso inay ka dhaadhiciso dowladda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbanaanida ee […]
Somali News6 Jul 2020
Nairobi, (HCTV) – Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa xayiraadii ka qaadday dhaqdhaqaaqa saddexda magaalo ee kala ah Nairobi, Mombasa iyo Mandheera iyada oo la raacayo tilmaamaha cusub ee ku saabsan xakameynta coronavirus. Qaaddista xayiraadda oo dhaqangelaysa 4-ta subaxnimo ee talaadada berito ah ayaa u oggolaanaysa dadka reer Kenya socdaal ay ku maraan gobollada iyada oo ay […]
Somali News6 Jul 2020
Himilaya, (HCTV) – Dowlada Shiinaha ayaa la sheegay inay dib u saartay ciidamadeedii ay soo dhoobtay xadka ay la wadaagto dalka Hindiya. Labadan dal oo khilaaf dhinaca xadka ahi uu u dhexeeyey 50-kii sanadood ee la soo dhaafay ayaa ah laba dal oo ku hubaysan hubka Nukliyeerka, ayaa mudadii u dambaysay ee khilaafku ka soo […]
Somali News6 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somalland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray daahfurka Xarumaha Baadhitaanka Bad-qabka Gaadiidka dalka, labadan xarumood oo ay gacanta ku kala hayaan Shirkadaha Hass Petroleum iyo Al-sharaf Vehicle Inspection oo ku kala yaalla Bariga iyo Galbeedka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Guud ahaan Lixda Magaalo ee […]
Somali News5 Jul 2020
Cairo, (HCTV) – Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha dalka Eritrea President Isaias Afwerki ayaa socdaal ugu ambabaxay dalka Masar, waxaanu socdaalkani oo ah mid shaqo uu qaadan doonaa saddex maalmood, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta ee dalka Eritrea Yemane G. Meskel oo qoraal iyo sawiro ku saabsan socdaalka Madaxweynaha Eritrea soo dhigay barta uu ku leeyahay […]