
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News5 Jul 2020
Horufadhi (HCTV) – Dagaal ayaa laba Beelood ku dhex maray Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle. Dagaalkan oo socday muddo aan badnayn ayaa u dhexeeya Beelaha Hagar iyo Hayaag ee Dhulbahante. Weriyeyaasha ku sugan Buuhoodle ayaa sheegay in dagaalku uu sababay khasaare, laakiin illaa hadda ay ogyihiin dhaawaca 4 Ruux. Ma Cadda waxay isku haystaan labada […]
Somali News5 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Dalalka UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo afar mashruuc oo muhiim ah kuwaas oo qayb ka ah wajiga labaad ee SDF. Mashaariicdan ayaa kala ah dib u dhiska waddada isku xidha Berbera iyo Burco, Mashruuc lagu horumarinyo Beeralayda Awdal iyo Maroodi-jeex, Biyo balaadhinta Caasimadda Hargeysa ayaa ah […]
Somali News5 Jul 2020
Baardheere (HCTV) – Diyaarad kale oo ka diiwaan gashan Kenyan ah ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya. Sida laga soo xigtay Flightrader24, diyaaradda waxaa iska leh shirkadda Buff Air oo dib loo aasaasay sanadkii 2015 iyadoo bixisa adeegyo xamuul iyo rakaab. Wararka ayaa sheegaya in diyaaraddu […]
Somali News4 Jul 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa dal-weynaha Maraykanka oo ay ku beegan tahay Xuska sannad guurada 244-aad ee ka soo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska 04-July-1776-kii. Waxaanu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane […]
Somali News4 Jul 2020
Baydhabo (HCTV) – Ugu yaraan 5 Qof ayaa ku dhintay Qarax Sabtida Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo. Warar ka imanaya Caasimadda Maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed ee Baydhabo ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday. Qaraxa ayaa sababay dhimashada 5 Ruux, waxaana jira dhaawacyo intaa ka badan. Qaraxan ayaa ku dhacay Saacad ka hor Qarax ka dhacay Meel aad […]
Somali News4 Jul 2020
Muqdisho (HCTV) – Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Qaraxan oo loo adeegsaday Gaadhi waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa waxa lagu qarxiyey xarunta cashuuraha Magaalada Muqdisho oo ku taalla degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho. Goobta Qaraxu ka dhacay Dekedda Magaalada Muqdisho ayaa dhinaca ku haysa Saldhigga Booliska ee […]
Somali News2 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Ilaahay ha u naxariistee waxa Galabta Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Maxamed Maxamuud Cige (Busi) oo ka mid ahaa Fanaaniinta reer Somaliland. Fanaanka oo ka mid ahaa Fanaaniinta Caanka ah Soomaalida, Tobannaankii sanadood ee u dambeeyayna ku noolaa Somaliland ayaa ku Geeriyooday Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa oo Maalmihii u dambeeyay xaaladdiisa Caafimaad […]
Somali News2 Jul 2020
Laasa-Dacawo (HCTV) – Dab Xooggan ayaa ka kacay dhul Daaqsimeedka ku teedsan Buurta Garba-diir ee duleedka Degmada Laasa-dacawo ee Gobolka Saaxil. Dhul-daaqsimeedka Buurta Garba-diir oo Saacado badan gubanaysay ayaa wuxuu dabku gaadhay dhul gaadhaya tobannaan KM. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-KA
Somali News2 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, La Taliyaha Madaxweyne Biixi ee Arrimaha doorashooyinka iyo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka UCID ayaa ka wada-hadlay xaaladaha taagan ee Doorashooyinka. Masuuliyiintan ayaa ka Wada-hadlay sidii […]
Somali News2 Jul 2020
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii 60aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa maanta lagaga hadlay xaalada guud ee amniga dalka, heerka xanuunka COVID-19 iyo halka uu marayo la dagaalankii lagu hayey Ayaxa ku habsaday qeybo ka mid […]
Somali News2 Jul 2020
Itoobiya (HCTV) – Waxa aad loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Ambo oo la doonayo in lagu aaso Heesaagii caanka ahaa ee Haacaaluu Hundeessa, kaasi oo lagu dilay Magaalada Addis Ababa Toddobaadkan gudihiisa. Dilka Fanaanka Caanka ah ayaa waxa dhashay Dibed-baxyo waaweyn oo ay Qoomiyadda Oromadu ka dhigayaan Magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa iyo […]
Somali News30 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddida joogta ah ee Golaha Wakiillada ayaa sheegay in Golaha Wakiillada Somaliland uu kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqday Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe. Guddiga oo Goor dhawayd Shir-jaraa’id ku qabtay Xarunta Golaha Wakiillada ayaa iyagoo daliishanaya Qodobbo ka mid ah Dastuurka waxay sheegeen inuu Guddoomiyuhu ku gefay Xildhibaannada Golaha Wakiillada […]