
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa saaka soo saartay xukun ah In Gaadiidkii Lagu Qabtay Jaadka Loo Celiyo Dadkii Lahaa. Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex, wax kale oo ay amartay in Muwaadiniintii Gaadiidka iyo Qaadka lagu qabtay ee Maxkamadda Gobolku hore ugu xukuntay xadhigga 3-da sanadood ah iyo Ganaaxa ah lacageed laga khafiifiyo […]
Somali News30 Jun 2020
Addis Ababa (HCTV) – Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya waxa Xalay lagu dilay Haacaaluu Hundeessaa oo ahaa Fanaan Caanka ah Itoobiya. Haacaaluu Hundeessaa ayaa ahaa Fanaan door weyn ka soo qaatay Dibed-baxyadii Qoomiyadda Oromadu ka samaysay dalka Itoobiya isla-markaana horseeday Isbeddelka ka dhacay siyaasadda iyo Hoggaanka sare ee dalkaasi. Fannaanka oo Qaadi jiray Xilliyadii […]
Somali News29 Jun 2020
Tehran, (HCTV) – Dawladda Iran ayaa soo saartay waaran xadhig ah, waxaanay Booliska caalamiga ah ee Interpol ay waydiisatay inay ka gacan siiso xadhiga Madaxweynaha dalka Maraykanka President Donald Trump iyo xubno kale oo la rumaysan yahay inay ka dambeeyeen weerar dhinaca cirka ah oo loo adeegsaday diyaarada aan duuliyaha lahayn ee drone-ka oo lagu […]
Somali News29 Jun 2020
Adddis Ababa (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageersan tahay biyo xidheenka Dawladda Itoobiya ka dhistay Webiga Niil. Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Cabdixakiin Cabdillaahi Cumar Camey ayaa sheegay in Soomaaliya xushmaynayso xaqa ay Itoobiya u leedahag inay faa’idaysato biyaha webiga Niil. Itoobiya ay u leedahay in ay ka faa’ideysato kheyraadkeeda […]
Somali News29 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray wareegto uu Telefiishannada HCTV, ASTAAN IYO True Cable kaga dalbanayo inay Risiifarradooda ka saaraan Telefiishannada kala ah Universal uyo Star Tv. Wareegtada ka soo baxday Wasiirka warfaafinta Somaliland oo daba socota Ruqsad kala noqosho lagu sameeyay Telefiishannada Universal iyo Star, ayaa […]
Somali News29 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ayaa xidhay Shucayb Cabdiraxmaan (Shucayb yare) oo ka mid ah fanka iyo suugaaanta ee xilliyada dambe soo baxay. Shucayb yare ayaa waxa xadhiggiisa xaqiijyey Weriye Cabdiqani Kaarshe oo la joogay xilliga ay Ciidammada ammaanku qabanayeen. Abwaanku Toddobaadkan ayuu soo saaray Maanso uu kaga hadlay xaaladda dalka isla-markaana uu dhaliil ugu […]
Somali News29 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Ayaa Xilalkii ay Qaranka u hayeen ka qaaday badhasaabbada 5 Gobol. Sidaana waxa lagu sheegay Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha JSL, taasi oo u dhignayd sidan:- WAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/062020, uu xilalkii […]
Somali News28 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hor-yimid muddo 13 bilood ah oo Komiishanka doorashooyinka Soomaaliya sheegtay inay dib u dhacayso Doorashada Dalka Soomaaliya. Sabtidii Shalay waxa Aqalka sare war-bixin ka hor-jeedisay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliya Marwo Xaliimo-yarey, waxayna sheegtay inaan doorashadu xilligii loo baahnaa ku qabsoomayn oo ay dib […]
Somali News28 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta Ansixiyay labada xubnood ee xisbiyada Waddani iyo UCID u soo magacawdeen guddida Doorashooyinka Somaliland. Maxamuud Siciid Dalmar, oo xisbiga Waddani soo magacaabay waxa ogolaaday 51 mudane halka Cabdifataax Ibraahim Xasan, 49 xildhibaan ogolaadeen. 52 xildhibaan ayaa ka soo xaadiray fadhiga golaha. Labadan Xubnood ayaa hore Goluhu […]
Somali News27 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay in Gobolka Banaadir 13 Senator laga siiyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya. 142 Xildhibaan ayaa u codeeyay, 4 Xildhibaan ayaa diiday xeerkaan oo mudooyinkii dambe ay taagneed dood ka dhalatay. Aqalka Sare ay tiradiisa guud ay noqon doonto 67 Senator, halka markii […]
Somali News27 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxa looga fadhiistay Imtixaanka Ardayda Fasallada afraad ee dugsiyada sare. Ardayda sannadkan u fadhiisanaysa oo ku kooban Ardayda fasallada 4-aad ee dugsiyada sare ayàa raacaya hab-raacyo loo dejiyey oo lagaga hor-tagayo xanuunka Covid_19. Ardayda Imtixaanka u fadhiistay ayaa waxa mid walba afka ku xidhay Af-saab, si […]
Somali News26 Jun 2020
Qaahira/Addis Ababa, (HCTV) – Muranka Biyo-xidheenka Ethiopia ee u dhexeeya dalalka Masar, Ethiopia iyo Sudan ayaa gaadhay Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa kadib 10 sanadood oo lagu guuldaraystay wada-xaajoodyo lagu gaadho heshiis qodobaysan oo lagu buuxiyo Biyo-Xidheenka. Masar ayaa qoraal codsi ah u gudbisay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay 19-kii bishan June si […]