
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa dawladda aynu jaarka iyo walaalaha dhaw nahay ee Jamhuuriyada Jabuuti oo ay caawa ku beegan tahay Xuska sannad guurada 43-aad ee kasoo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay […]
Somali News26 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaal-degayo 60-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska, ayaa caawa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibadda loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 60-guurada kasoo wareegtay 26-kii, ayaa waxa ka qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha […]
Somali News25 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa wareegto ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in iyada oo fulinaysa xuquuqaha Fasaxa ee uu waajibiyey Xeerka Shaqaalaha Raydika ah ee Xeer Lr 31.2004 in ay ku wargalinayso dhamaan shaqaalaha Jamhuuriyada Somaliland inay fasax noqon doonaan maalinta Xuska xoriyadadda Jamhuuriyada Somaliland oo ku […]
Somali News25 Jun 2020
Jabuuti, (HCTV) – Dawladda Jabuuti ayaa samaysay sanduuq maaliyadeed oo madaxbanaan, oo lagu beegsanayo qaadhaan gaadhaya $1.5 bilyan oo dollar muddo toban sano gudahood, kaas oo la filayo inuu wax weyn ka taro dhaqaalaha dalkaasi. Sanduuqan oo ay dowladdu leedahay ayaa beegsan doona maalgashiga gudaha iyo ka waddamada jaarka ah ee ku yaala mandaqada Geeska […]
Somali News25 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa sheegaya in Ciidamo Boolis ahi ay la wareegeen xarunta Telefishanka Madaxabanaan ee StarTv ee Magaalada Hargeysa. Ciidamada Booliska ee qabsaday xarunta Telefishanka Star ayaa markii ay halkaasi gaadheen waxa ay dibada uga soo saareen shaqaalihii xafiisyada xarunta Telefishanka ku sugnaa. Maxamuud Xuseen Jaamac […]
Somali News25 Jun 2020
Khartoum, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Eritrea Asaias Afeworki ayaa socdaal ku tagay dalka Sudan maanta oo Khamiis ah, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee dalka Sudan. Socdaalka Madaxweynaha Eritrea oo la sheegay inuu qaadan doono saddex maalmood ayaa waxa uu durtaba kulan la yeeshay Lieutenant General Abdul Fattah Al-Burhan, oo ah guddoomiyaha Golaha Sare […]
Somali News25 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay Tirada dadkii Xanuunka Covid_19 laga helay 24-kii Saacadood ee u dambeeyay. Wasaaraddu waxay sheegtay in 24-kii saacadood ee u dambeeyey baadhitaan lagu sameeyay 68 Qof, 6 ka mid ahna laga helay Xanuunka. Lixda Qof ee Xanuunka laga helay ayaa dhammaantood reer Somaliland ah, waxayna kala yihiin […]
Somali News25 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Ciidammada Soomaaliya aanay lahayn awood ay kaga adkaadaan Dagaalyahannada Al-shabaab. Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa sheegtay in ciidammada Soomaaliya ayna laheyn awood ay Al-Shabaab kaga saari karaan deegaannada ay ku xooggan yihiin. “Dalku wuxuu si weyn ugu tiirsan yahay taageerada ay siiyaan dalalka shisheeye, gaar ahaan dadaallada […]
Somali News25 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Dab xooggan ayaa Saaka Hiirtii hore ka kacay Xaafadda Istanbul ee Waqooy-bari Magaalada Hargeysa. Xaafaddan oo ay deggan yihiin Dad Barakacayaal ah oo reer Somaliland iyo Soomaaliyaba ah ayaa waxa ka kacay dab xooggan, kaasi oo khasaare gaadhsiiyey Guryo badan oo Jiingado iyo Buulal ay Dad ku noolaayeen ah. Dabkan ayaa waxa […]
Somali News25 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa shaaciyey inay Maalinta Jimcaha ee Berri ay ku beegan tahay Fasaxa Shaqaalaha Dawladda Somaliland. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka
Somali News24 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ayaa siidaayey laba Hablood oo fanaaniin ah oo muddo laba bilood ka badan ku xidhnaa Magaalada Hargeysa. Labada Hablood ee fannaaniinta ah oo kala ah Xamda Qaali iyo Barwaaqo-qalanjo ayaa ciidammada Booliska ee Somaliland xabsiga u taxaabeen, ka dib markii ay ka soo laabteen Magaalada Muqdisho oo ay ku tageen […]
Somali News23 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Qarax ismiidaamin ah ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo lala beegsaday Arday doonayey inay ku biiraan Ciidammada Dawladda Soomaaliya ayaa ku sugnaa Saldhigga Ciidammada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in Dadka Askarta la qorayey oo saf ku jiray uu isku dhdx qarxiyey Qof isku soo xidhay waxyaabaha Qarxa. […]