
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 30-ka bishan June la qaaday xayiraaddihii uu sababay Covid_19. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee ka hor-tagga Covid_19 oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in la qaaday xayiraadihii saarnaa duulimàadyada, waxbarashada, isku imaanshiyaha dadweynaha iyo xafladaha. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-KA
Somali News23 Jun 2020
Jabuuti (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Magaalad Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ku Geeriyootay Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf. Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf ayaa ka mid ahayd fanaanniinta caanka ah ee Soomaalida, waxayna muddo dheer ka dhex muuqatay Kooxaha Fannaaniinta ee Jabuuti. Xabiiba ayaa door wanaagsan ka soo qaadatay fanka Soomaalida, waxayna ka qayb-qaadatay Riwaayado […]
Somali News23 Jun 2020
Jabuuti (HCTV) – War-murtiyeed ka soo baxay shir heer ah oo Jabuuti ku dhex maray Somaliland iyo Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyey qodobbo ay ku heshiiyeen. War-murtiyeedkan oo Madaxtooyada Somaliland baahisay saqdii dhexe ee Xalay ayaa u qornaa sidan:- “War-murtiyeedka Shirka Guddida Heer Wasiir ee Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya 22 June 2020 Iyada oo la tix-raacayo […]
Somali News22 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo ku qabsoomay aaladda Internetka, oo uu Madaxweyneyaasha Dowladd Goboleedyada Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Raysal Wasaaraha […]
Somali News22 Jun 2020
Nairobi, (HCTV) – Xildhibaan Aadan Bare Ducaale ayaa laga qaaday xilkii hogaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya, ka dib kulan ka dhacay xarunta shirarka ee KICC ee magaalada Nairobi oo u shir gudoominayay madaxwaynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Xilka qaadistan ayaa ahayd mid la filayey, kadib markii dhowaan in ka badan 130 Mudane ay mooshin ka dhan […]
Somali News22 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo dhismeyaal, dayac-tir iyo ibo-fur agab cusub isugu jirta oo ay hirgeliyeen wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jidadka iyo Hay’adda Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, guddoomiyaha Baanka dhexe, maareeyaha hay’adda horumarinta waddooyinka, […]
Somali News22 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maxamed Diiriye Xayd, u magacaabay guddoomiyaha gobolka Togdheer, halka Muuse Faarax Jaambiirna loo magacaabay xubintii Guddida Qandaraasyada Qaranka ee uu banneeyey Badhasaabka cusubi. Sida lagu sheegay Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada, taas oo u dhignayd sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto […]
Somali News22 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dawlada Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa saxeexay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey dadaalka ay galiyeen sharcigan […]
Somali News18 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Muwaadin reer Somaliland oo Xukuumaddii Axmed-siilaanyo u dhiibtay Dawladda Jabuuti. Madaxweyne Biixi oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii isaga iyo Wefti uu hoggaaminayey Jabuuti u tageen Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo dib loo ambo-qaaday, ayaa sheegay inuu Dawladda Jabuuti […]
Somali News18 Jun 2020
London (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ka mid ahaa qoreyaasha reer Somaliland. Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ka mid ahaa Qoreyaasha Somaliland, kana soo qayb-qaatay Halgankii dib u xoraynta Somaliland ee jabhaddii SNM ayaa ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalla London oo […]
Somali News18 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey dalka. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa dalka Jabuuti kaga qaybgalay wadahadalo Somaliland iyo Somalia uga socday dalka Jabuuti oo ay ku yeesheen. Soo dhaweynta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dalka […]
Somali News18 Jun 2020
Djibouti, (HCTV) – Shirkii wada-hadalada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya ee ka socday Waddanka Jabuuti ayaa caawa labadii dhinac ku kala saxeexdeen waxa loo yaqaan Minutes-ka, kaasi oo ah is afgarad hordhac ah oo labada dhinacba isla qaateen. Sidoo kale waxay sheegeen in laysla qaatay Shan qodob kuwaasi oo loo saaray Saddex guddi hoosaadyad oo ka […]