
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News15 Jun 2020
Jabuuti, (HCTV) – Wajigii labad ee Wadahadladii u dhaxeeyey Jamuuriyadda Somaliland iyo Soomaliya ee shalay ka furmay Waddanka Jabuuti oo maanta mar kale dib u furmay oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidoo kalena waxaa shirkaasi goob joog ka ahaa Dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaasi […]
Somali News15 Jun 2020
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa maanta sheegay in aanay Puntland marnaba aqbali doonin natiijo kasta oo kasoo baxda shirka Jabuuti uga socda Somaliland iyo Soomaaliya Madaxweyne Deni oo la hadlayay Baarlamaanka Puntland, ayaa tilmaamay Puntland oo ka maqan miiska wada hadalka in ay xaaraan tahay wax kaste oo kasoo […]
Somali News15 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa la isagu yeedhay Fadhi aan Caadi ahayn. Warqad uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayuu ku sheegay in fadhigaa lagu ansixin doono arrimo muhiim ah. Horn Cable Tv WAAXDA ONLINE-KA
Somali News15 Jun 2020
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay Shirka Somaliland iyo Soomaaliya uga socda Dalka Jabuuti. Madaxweyni Deni oo oo khudbad ka jeedinayay Furitaanka Kala fadhiga 46aad ee Golaha wakiilada Puntland ayaa sheegay in aanay Puntland ahaan Raalli ka noqonayn natiijo kasta oo ka soo baxda shirka ka socda Jabuuti. […]
Somali News15 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Ciidammada xoogga dalka Soomaaliya ayaa dilay 13 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab. Hawl-galka lagu dilay dagaalyahannada Al-shabaab ka tirsanaa ayaa ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya, sida uu xaqiijiyey sarkaal ka mid ah Ciidammada Soomaaliya. Cali Maxamdd oo ah Taliyaha qaybta 43-aad ee Ciidammada xoogga dalka Somaaliya ayaa weriyeyaasha u […]
Somali News14 Jun 2020
Mumbai, (HCTV) – Jilaa caan ka ah Filimada Bollywoodka ee Hindida oo magaciisa la yidhaa Sushant Singh Rajput ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Mumbai, maalintii Axadii, waxaanay warbaahinta maxaliga ah ee dalkaasi oo soo xiganaya Boolisku ay sheegayaan in 34 jirkan Actor-ka ahi uu is dilay. Waxa kale oo warku intaa […]
Somali News14 Jun 2020
Djibouti, (HCTV) – Shirkii heerka sare ahaa ee wada-tashiga labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Soomaaliya ee ka qabsoomay dalka Jamhuuriyadda Djibouti 14 June 2020, kuna qabsoomay curintii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyo hoggaamiyayaasha kale ee Gobolka ee kala ah: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi […]
Somali News14 Jun 2020
Djibouti, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maanta gaadhay Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Kulan Afar Geesood ahaa oo ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada ee Jabuuti isla mar ahaantaana ay goob joogayaal ka ahaayeen Dawladda Maraykanka, Ururka Midowga Afrika, Xoghayaha guud […]
Somali News14 Jun 2020
Somali News14 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – War qoraal ah oo ka soo baxay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay muddo labo sano ah u aqoonsatahay Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” madaxweynaha Kumeel gaarka ah ee Jubaland. Warkaan ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay weli aaminsantahay […]
Somali News14 Jun 2020
Jabuuti, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambo baxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti. Madaxweynuhu waxa gegida diyaaradaha kusoo dhaweeyey ra’iisal wasaaraha dalka Jabuuti, Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed oo […]
Somali News14 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Wada-hadallo Jabuuti marti-gelinayso oo dhex maraya Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu sheegay inay Axadda Maanta ay Guddoomin doonaan Shir u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, kaasi oo ay wada yeelanayaan Wufuud ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed […]