
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay mawqifkooda ku wajahan wadahadalada Somaliland iyo Somalia la filayo inuu ku dhexmaro dalka Djibouti. Cabdirisaaq Khaliif ah oo ah Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga Waddani oo qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland goor dhaweyd Hargeysa kula hadlay markii ay kulan la yeesheen Madaxweynaha […]
Somali News13 Jun 2020
Riyadh, (HCTV) – Masuuliyiinta Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ka fiirsanaya inay baajiyaan soo gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan markii ugu horreysay tan iyo markii la aasaasay Boqortooyada 1932. Talaabadan Boqortooyadu Sucuudigu ay kaga fiirsanayaan in Muslimiintu aanay sanadkan soo gudan Xajka ayaa timid kadib markii tirada cudurka coronavirus ee dalkaasi ay kor u kacday isla […]
Somali News13 Jun 2020
Jigjiga, (HCTV) – Xisbiyada mucaaradka dalka Ethiopia ayaa qaadacay go’aankii Golaha Aqalka Sare uu 10-kii bishan June ugu kordhiyey muddada xilka uu haynayo xisbiga talada haya, ee la xidhiidha walaaca Covid19. Qoraal ay sii daayeen OLF, OFC iyo ONLF waxay si wada jir ah u cambaareeyeen go’aan doorashada dib loogu dhigay waxayna ka digayaan in […]
Somali News13 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha Guddida ka hortaga iyo la dagaalanka cudurka Covid19, ahna Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa ku gudoomay qaadhaan lacageed oo dhan $700,000 (Todoba boqol oo kun oo doolar) oo Cabdiraxmaan Cali Cabdi oo wakiil ka ahaa Ganacsade Maxamed Siciid Ducaale oo isaguna Wakiil ka ahaa Sheekh […]
Somali News13 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada dadka xanuunka Covid_19 laga helay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Wasaaraddu waxay sheegtay in dadkii baadhitaanka lagu sameeyay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Xanuunka laga helay 46 ka mid ah. Waxa kale oo ay Wasaaraddu sheegtay un hal qof u dhintay xanuunka 48-kii Saacadood ee […]
Somali News13 Jun 2020
Uganda (HCTV) – Maamuleyaasha dalka Uganda u qaabilsan daryeelka Duur-joogta ayaa xabsiga u taxaabay Afar Nin. Afarta Nin ee la xidhay ayaa lagu xidhiidhiyey inay dileen Danyeerka noociisa Goriilaha ah, kaasi oo da’diisu ahayd 25 sano jir, sidoo kalena caan ku ahaa deegaannada Dalxiiska loo tago. Danyeerka oo hoggaamiye u ahaa koox Gorilayaal isaga la […]
Somali News13 Jun 2020
Hargeysa(HCTV) – Dab baaxad leh ayaa ka kacay dooxada dhalin Waraabe oo u dhaw Af-cad oo ka tirsan deegaanka ilinta dhexe ee Waqooyiga Hargeysa. Dabkan oo aan ilaa haatan la ogayn waxa sababay ayaa la sheegay inuu yahay dab aad u baaxad leh, waxaana jira gurmad loogu jiro sidii loo joojin lahaaa. Maayarka Caasimadda Somaliland […]
Somali News13 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyneyaasha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ku kulmaya Dalka Jabuuti. Kulankan oo bilow u noqonaya Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland waxa sidoo kale goob- joog ka noqonaya Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka soo shaqeeyay in kulankani dhaco iyo Madaxweynaha dalka Jabuuti oo marti-qaadka sameeyay. Sida laga […]
Somali News11 Jun 2020
Suuriya (HCTV) – Madaxweynaha dalka Suuriya bashaar Al Asad ayaa xilkii ka qaaday Raysal-wasaarihii dalkaasi Imad Khamis. Madaxweyne Bashaar Al Asad ayaa markii uu Xilka ka qaaday Raysal-wasaare khamiis wuxuu booskiisii u Magacaabay Wasiirka Biyaha ee Xukuumaddiisa Hussein Arnous Sidaana waxa lagu caddeeyay War-saxaafadeed kooban oo ay Khamiista Maanta baahiyey Warbaahinta Dawladda Suuriya. Ma jirto […]
Somali News11 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay Tirada Dadka xanuunka Covid_19 laga helay 24-kii Saacadood ee u dambeeyay. Wasaaradda ayaa sheegay in Dadkii baadhitaanka Caafimaad lagu sameeyay 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay 25 ka mid ah laga helay Xanuunka. Tirada Dadka cusub ee Xanuunka laga helay ayaa Tirada guud ee Dadka […]
Somali News11 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed ayaa Hay’adda World Vission International kala wareegay Qalab loo adeegsado la dagaalanka Ayaxa. Qalabkan oo daba socday Qalab ay Hay’addu hore ugu wareejisay Wasaaradda Horumarinta Beeraha ayaa wuxuu Wasiirku uu ka guddoomay Madaxa Hay’addaasi ee Somaliland. Qalabka ayaa isugu jira 7 Shay oo […]
Somali News10 Jun 2020
Nairobi, (HCTV) – Marwada 1aad ee dalka Burundi Denise Nkurunziza ayaa dalkeeda dib ugu soo noqotay kadib markii ay ka soo kicitintay dalka Kenya markii uu geeriyooday Saygeeda oo ahaa Madaxweynaha dalka Burundi, hase yeeshee Marwada ayaa la dhigay cusbitaal Kenya ku yaala. Warbaahinta gudaha dalkaasi ayaa ku warantay in Marwada koowaad ay ka soo […]