
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Jun 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Madaxweyne ku Xigeenka Dawladd Deegaanka Soomaalida, mudane Aadan Faarax ayaa maanta loo doortay gudoomiyaha Golaha Sare ee Federaalka Ethiopia. Xilkan loo doortay Mr. Aadan Faarax ayay dhawaan iska casishay haweenay la yidhaa Qeeriya Ibraahim oo sababta is-casilaadeeda ku sheegtay inay saluugtay siyaasadda Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed. Dhinaca kale Aqalka Sare […]
Somali News10 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – Midowga Afrika ayaa sheegay weerar gaadmo ah oo Al-shabaab ku qaadeen ciidamo katirsan AMISOM oo ku safrayay aagga Waqooyi Bari ee Janaale, ee gobolka Shabeellaha Hoose in uu ka dhashay khasaare rayid ah. Warbixinta Midowga Afrika ayaa lagu sheegay, ciidamada AMISOM oo la dagaallamayay argagixisada in nasiib darro qaar ka mid ah […]
Somali News10 Jun 2020
Laascaanood (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuux Xiir (Faratoon) ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Dhiiggiisa Soomaaliya Axmed Ciise Cawed. Wasiir Cawed ayaa shalay sheegay in DP World oo Maalgelin ka wadda Somaliland ay dhibaato ku hayso Soomaaliya, sida Faro-gelin, sidaasi darteed ay dalka ka saarayaan. Laakiin, Wasiirka Arrimaha […]
Somali News10 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid_19. Madaxa xidhiidhka Dadweynaha ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Xuseen Maxamed Yuusuf oo Saxaafadda siiyey War-bixinta Maalinlaha ah ee Xanuunka Covid_19, ayaa sheegay in baadhitaan la sameeyay 24-kii Saacadood ee u dambeeyay xanuunka laga helay 13 Qof oo cusub. Wuxuu […]
Somali News10 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu fadhi aan caadi ahayn isugu yeedho xildhibaanada golaha wakiilada. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Sida uu warku sheegay Madaxweyne Biixi ayaa xildhibaanada isugu yeedhi doona toddobaadka soo socda si ay waajibaadkooda distooriga ah uga gutaan labadii xubnood ee ay UCID […]
Somali News10 Jun 2020
Kismaayo (……) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Juubaland ayaa soo dhaweeyay Shir Wada-tashi Qaran ah oo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dawaldda Federaalka Soomaaliya ku baaqay in la qabto, si Maamullada qaybta ka ah Dawladda Federaalka loogu qanciyo doorashada oo la doonayo in xilligeeda lagu qabto. War-saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Jubbaland […]
Somali News9 Jun 2020
Gitega, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa u geeriyooday wadne xanuun, sida ay sheegtay dowlada dalkaasi. Qoraal lagu soo daabacay barta Twitter-ka Salaasadii, ayay dowladdu waxay ku dhawaaqday in murugo weyn ay u tahay dadka reer Burundi geerida Nkurunziza, oo 55 jir ah. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay dawladda, Nkurunziza ayaa […]
Somali News9 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, kaasi oo uu ku sheegay in Shirkadda DP World oo Maalgelinaysa Somaliland ay dhibaato ku hayso Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa Waraysi uu siiyey Telefiishanka Al-arabiya ku sheegay in shirkadda DP […]
Somali News9 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay Dad u Geeriyooday xanuunka Covid_19. Dadka Geeriyooday ayaa Wasaaraddu Tiradooda ku sheegtay inay yihiin 2 Qof, kuwaasi oo midna ku Geeriyooday dalka Gudihiisa, mid dalka dibeddiisa oo loo geeyay in Xaaladdiisa Caafimaad lagula soo tacaalo. Labada Nin ee Geeriyooday ayaa ka Hargeysa ku Geeriyooday waxay […]
Somali News9 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay Tirada Dad cusub oo laga helay xanuunka Covid_19, kaasi oo si xawli ah Somaliland ugu faafaya. Wasaaradda Caafimaadku waxay sheegtay in 24-kii Saacadood u dambeeyay uu hal Qof u Geeriyooday Xanuunka Covid_19, halka laga helay 17 Qof oo cusub. Qofka Geeriyooday ayaa tirada Dadka u […]
Somali News9 Jun 2020
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa dhawaan xukun del-dalaad ah ku fulinaysa Muwaadin IRAN u dhashay. Ninka Xukunka Del-dellaadda ah lagu fulinayo ayaa lagu eedeeyay inuu Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA u sheegay goobta uu ku sugnaa Qassem Soleiman oo Maraykanku ku dilay Dalka Ciraaq. Qassem Soleiman ayaa ahaa Sarkaal sare oo […]
Somali News9 Jun 2020
Tanzania (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Tanzania John Magufuli ayaa ku dhawaaqay in waddankiisa uu ka xoroobay Xanuunka Coronavirus. “Cudurka Corona waa laga tirtiray Waddankayada, Allaah ayaa mahad leh..” ayuu yidhi, Madaxweynaha Tanzania, waxaanu u Mahad-celiyey Shacabka dalkiisa oo uu sheegay inay u hoggaansameen Talooyinkii bahda Caafimaadka. Ka hor inta aanu Madaxweynuhu ku dhawaaqin in Coronavirus […]