
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka Adduunka ee Magaceeda oo soo gaabiyo WHO ayaa sheegtay in Xanuunka Covid_19 uu ka fog yahay mid soo dhamaanaya. WHO ayaa sheegtay in dhamaadsho la’aanta Xanuunka Covid_19 ay daliil u tahay sida joogtada ah ee ay u kordhayaan Tirada Dadka uu soo ridanayo. Xilliga WHO sheegtay […]
Somali News8 Jun 2020
USA (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa la kala dirayaa. Golaha deegaanka magaalada Minneapolis ayaa ballan qaaday in uu kala dirayo waaxda booliska magaaladasi, xilli dalkaasi oo dhan ay ka socdaan dibad-baxyo ka dhashay dilkii bishii la soo dhaafay magaaladaasi loogu geystay George Floyd oo ahaa nin madow ah oo […]
Somali News8 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Dalalka Sucuudiga iyo Pakistan ayaa Xanuunka Covid_19 uu faro-baas ku hayaa Shacabkooda. War-bixinihii u dambeeyay ee xanuunka ayaa sheegaya in Dalka Pakistan uu Xanuunku ku dhacay Dad ka badan 100,000 Qof, ka dib markii Axaddii Shalay Xanuunka laga helay 4,728. Sidaasi oo kale, Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa laga dareemayaa dhibaatada xanuunka Covid_19, […]
Somali News8 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee, waxa Xalay dalka dibeddiisa ku Geeriyooday Badhasaabkii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi (Walaaleeye), kaasi oo Maalmihii u dambeeyay Xanuunsanayey. Marxuumka oo Maalmihii u dambeeyay Xaaladdiisa Caafimaad lagula tacaalayey Cisbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa, ayaa Shalay Diyaarad gaar ah lagaga qaaday Magaalada Hargeysa, si dalka dibeddiisa loogu soo daaweeyo, […]
Somali News7 Jun 2020
Kashmir, (HCTV) – Ugu yaraan shan dagaalyahan ayay dileen ciidamada dalka Hindiya oo ku sugnaa Shopian oo ka tirsan dhinaca Hindiya ay maamusho ee Kashmir. Dilka ayaa dhacay Axadii maanta, kaas oo keenay in dadka deegaankaasi deganaa ay ka dibadbaxaan dhacdadaasi. Wakaalada Wararka ee AP oo la hadashay Kornayl, Rajesh Kalia oo ah Afhayeen Ciidamada […]
Somali News7 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) -Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa kulan aqoon korodhsi ah u qabtay qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka hawlgasha magaalada Hargeysa. Tobabarkan ayaa ku Saabsanaa sida ugu fiican ee loo adeegsado Warbaahinta Casriga ah ee Digital Media oo loo qabtay suxufiyiinta Hargeysa, waxaanay masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo hadalo ka jeediyey kulankaasi ay […]
Somali News7 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dibadbaxyo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, waxaana uu ujeedkiisu ahaa mid lagu sheegay in lagu taageerayay hadalkii shalay ee madaxweyne Maxamed Cadullaahi Farmaajo ee ahaa in Gobolka Banaadir uu helo matalaad siyaasadeed. Dibad-baxayaasha ayaa dalbanayay in labada gole ee baarlamanka Soomaaliya ay arrintaasi […]
Somali News6 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad dheer ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamanka federaalka ah ee dalka ayaa waxa uu si weyn uga hadlay arrimaha doorashooyinka qaranka ee la filayo in dhammaadka sanadkan iyo bilowga sanadka soo socda ay ka dhacaan waddanka. Madaxweyne Farmaajo ayaa qeexay in dowladda uu […]
Somali News6 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo hal sano ka badan xidhnaa ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii. Waxayna sii dayntiisu ku timid cafis uu u fidiyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.Weriye Coldoon oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka gaabsaday marxalada lagu jiro awgeed inuu ka hadlo qaabkii lagu xidhay. “Maanta […]
Somali News6 Jun 2020
Maali (HCTV) – Ciidammada Faransiiska ee ku sugan Dalka Maali ayaa dilay Hoggaamiyihii Al-qaacida ee Waqooyiga Afrika, Abdelmalek Droukdel. Sidaana waxa caddaysay Dawladda Faransiiska oo sheegtay in hawl-galka Ciidammadu ku dileen Hoggaamiyaha Al-qaacida ee Waqooyiga Afrika ay ka qayb-qaateen xulafadooda Gobolkaasi. Wasiirka ciidammada qalabka sida ee Faransiiska, Florence Parly, ayaa sheegtay in Cabdulmaalik Droukdel lagu […]
Somali News6 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa ku dhawaaqday Kiisas cusub oo Cudurka Covid_19 ah. Wasaaraddy waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Xanuunka laga helay 29 ka mid ah halka laba Qofna u Geeriyoodeen Xanuunka. 29-ka Qof ee laga helay Xanuunka ayaa tirada guud ee Dadka uu gudaha […]
Somali News6 Jun 2020
Jabuuti (HCTV) – Dibed-baxyada ka socda Dalka Jabuuti ayaa yeeshay Weji kale oo cusub. Dadweynaha ku nool Magaalada Jabuuti iyo Gobolka Cali Sabiix ayaa saddexdii Maalmood ee u dambeeyay waday dibed-baxyo ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa loo soo celiyo Fu’aad Axmed Cali oo ka mid ah Ciidammada Cirka Jabuuti, kaasi oo muddo laba bilood ah […]