
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News6 Jun 2020
Mali, (HCTV) – Faransiiska ayaa sheegay inay hawlgal ka dhacay Mali ay ku dileen hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Waqooyiga Afrika Cabdelmalek Droukdel. Wasiirka Gaashaandhiga Faransiiska, Florence Parly ayaa sheegtay in Cabdelmalek Droukdel oo ay wehelinayaan xubno ka mid ah kooxdiisa Lagu dilay waqooyiga dalka Mali. Waxaanay intaasi ku dartay in sidoo kale ciidamada Faransiisku ay qabteen […]
Somali News5 Jun 2020
Muqdisho, (HCTV) – Waxa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dhowr sano ah ku xanuunsanayey Somalia. Geerida fannaanka Cabdi Tahliil waxaa xaqiijiyay bahda fanka iyo qoyskiisa, iyagoo Alle uga baryay inuu u naxariisto Fanaanka. Wuxuu ahaa fannaan cod wanaagsan oo heeso badan oo la […]
Somali News5 Jun 2020
Djibouti, (HCTV) – Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee RAAD ee dalka Djibouti Cabdiraxmaan Maxamed Geelle oo u waramay Telefishanka HCTV ayaa ka waramay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka Djibouti oo labadii maalmood ee u dambeeyey ay ka socdeen dibadbaxyo ay dadku dhigayeen oo lagaga soo horjeedo tacadi dawladda Ismaaciil Cumar Geelle ay u gaysatay Askari […]
Somali News5 Jun 2020
Djibouti, (HCTV) – Wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Muumin Axmed Shiikh oo la hadlay Golaha raadiyaha iyo television-ka Jabuuti ee RTD ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay aad ugasoo horjeeddo dibad-baxyo xooggan oo shalay ka dhacay caasimadda dalkaas oo looga soo horjeeday hab-dhaqanka lagula kacay askari duuliye laba xidigle ah oo dowladda ay ku xirtay xabsi […]
Somali News4 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Golaha Wasiirrada ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan Maanta kh yeesheen Habka Maqalka iyo Muuqaalka ah ee Internet-ka,waxay ku meel-mariyeen Qorshaha la dagaallanka musuqmaasuqa ee 2020-2023 Wasiirka caddaaladda dawladda Federaalka ayaa golaha uga mahadceliyay ansixinta istaraatiijiyadda iyo heshiisyada caalamiga ah ee qaybta ka qaadanaya dedaallada lagula dagaalamayo musuqmaasuqa, sidoo kalena sare loogu […]
Somali News4 Jun 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u furayso duulimaadyadii ay joojisay ka hor-tagga Cudurka Covid_19. Wasiirka Wasaaradda Duulista ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar) oo kulan la yeeshay Agaasimaha waaxda duulista Rayidka we Soomaaliya iyo Shirkadaha la shaqeeya Tikidhada diyaaradaha ayaa sheegay in laga WADA-hadlay sidii dib lugu guri lahaaa Duulimaadyada. […]
Somali News4 Jun 2020
USA (HCTV) – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka Keith Ellison ayaa dambi ku soo oogay saddexdii Askari ee booliiska ee goob-jooga ka ahaa dilkii George Floyd oo ahaa nin African-American si arxan-darro ah loogu dilay badhtamaha magaalada Minneapolis. Xeer ilaaliyaha oo shir-saxaafadeed qabtay ayaa Sheehan vinay ayaan caddaymo muujinaya in saddexdii […]
4 Jun 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee dalka Itoobiya (EIASC) ayaa Khamiista maanta ku baaqay in si nabad ah loo xalliyo arrinta wadaagga biyaha wabiga Niil-ka, oo khilaaf kala dhex dhigay Itoobiya, Masar iyo Suudaan. Muranka u dhexeeya saddexdan dal ayaa salka ku haya Mashruuca dhismaha Biyo Xidheenka Ethiopia ‘The Great Renaissance […]
Somali News3 Jun 2020
Burco, (HCTV) – Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Cumar Cali Cabdilaahi ayaa daawooyin Iyo raashin ku wareejiyay maamulka Gobolka Togdheer. Raashinkan oo guddida ka hortaga COVID19 ee Somaliland ay ugu talo gashay gobolka Togdheer ayaa loo qaybin doonaa 6,000 qoys oo ka mid ah dadka gobolka Togdheer.
Somali News3 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Caaafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in maanta 80 qof oo lagu sameeyey baadhitaan ku saabsan Coronavirus laga helay 18 ka mid ah. Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa tilmaantay in dadkaasi cusub ee COVID-19 laga helay hadda ay ku jiraan goobo caafimaad oo lagu karaantiimeeyay, waxaana xaaladdooda la socda dhakhaatiirta. Mas’uuliyiinta dhinaca caafimaadku waxay sidoo […]
Somali News3 Jun 2020
Khartoum, (HCTV) – Dowlada Suudaan ayaa dhaarisay wasiirka gaashaandhigga kadib mudo laba bilood ah geeridii ku xigeenkii hore ee gaashaandhiga dalkaasi. Major-General Yassin Ibrahim Yassin ayaa lagu hor dhaariyey Madaxa Golaha Talada dalkaasi ahna Raysal Wasaaraha Sudan Jeneraal Abdel-Fattah Burhan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay golaha. Yaasiin wuxuu ka soo baxay hawlgab si […]
Somali News3 Jun 2020
Buurdhuubo, (HCTV) – Wararka ka imanaya degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen xarunta maamulka degmada, iyagoo iska caabbin kala kulmay ciidamada dowladda Somalia ee halkaasi ku sugan. Baraha wararka ee dhinaca Internet-ka ee Al-shabaab taageera ayaa waxay baahiyeen in markii weerarka lagu qaaday […]