
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 Jun 2020
Garoowe, (HCTV) – War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in lasoo afjaray khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenkiis, Axmed Karaash ee mudada dheer kala irdheeyey labada masuul. Soo Afjarida khilaafkaan ayaa yimid kadib markii qaar kamid ah Isimada Puntland ay dedaal xoogan ku bixiyeen in labada masuul khilaafkooda lagu […]
Somali News2 Jun 2020
Hargeysa, (HCTV) – Kalfadhiga 43-aad ee Baarlamanka Somaliland ayaa dib loo dhigay xanuunka Coronavirus ee sida xawliga ah u fidaya awogeed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Ayaanle. Kalfadhigan 43aad ee dib loo dhigay ayaa furmi lahaa 6-da bishan June, isla markaana waxa dhamaaday fasixii uu […]
Somali News2 Jun 2020
Garoowe, (HCTV) – Isimada Puntland ayaa maanta ku guulaystay inay markii ugu horeysay is horkeenaan madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash, kuwaas oo uu ka dhexeeya khilaaf ka dhashay dhinaca wada shaqaynta. Isimada Puntland ayaa shalay illaa doraad kulamo gooni gooni ah la qaadanayay labada masuul waxayna mid kaste ka dhegaysanayay waxyaabaha […]
Somali News2 Jun 2020
Washington (HCTV) – Ciidammada Booliska ee dalka Maraykanka ayaa Dibed-baxayaal ku sugnaa Aqalka Cad ee dalkaa looga arrimiyo Agagaarkiisa u adeegsaday Sunta Dadka kaga ilmaysiisa. Ciidammada Sunta adeegsaday si ay Jid ugu furan Madaxweyne Doland Trump oo doonayey inuu aqalka Cad ka baxo, si uu u tago Kiniisad. Donald Trump, ayaa ku hanjabay inuu ciidamo […]
Somali News2 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay Tirada Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid_19. Wasaaraddu waxay sheegtay in baadhitaan loo sameeyay 80 Qof, Xanuunka laga helay 26 ka mid ah, taasina waxay Tirada guud ee Dadka uu Xanuunku ku haleelay Somaliland ka dhigaysaa 358 Qof. 26-ka Qof ee laga helay Xanuunka […]
Somali News2 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Laba ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Somaliland ayaa laga helay Xanuunka Covid_19. Labada Wasiir ee Xanuunka laga helay waxa ka mid ah Wasiirka Wasaaradda Maalgeshiga Somaliland, Maxamed Axmed Cawed oo Xalay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka ku sheegay in Xanuunka laga helay, balse Xaaladdiisa Caafimaad wanaagsan tahay. Wasiirku wuxuu sheegay in baadhitaan […]
Somali News1 Jun 2020
UK (HCTV) – Dibed-baxyada lagaga soo horjeedo Dilka Ciidammada Booliska ee dalka Maraykanku u geysteeb Ninkii Maraykanka Madow ahaa ayaa ka gudbay xuduudaha Maraykanka. Dibed-baxyadan oo Toddobaadkii u dambeeyay ka socday Magaalooyinka waaweyn ee dalka Maraykanka ayaa Shalay u gudbay Dalka Boqortooyada Ingiriiska. Kummanaan qof ayaa isugu soo baxay badhtamaha magaalada London, kuwaasi oo ka […]
Somali News1 Jun 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Dad cusub laga helay xanuunka Covid_19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Maanta Warbaahinta Siiyey War-bixinta Maalinlaha ah ee Xanuunka Covid_19, ayaa sheegay in 24-kii Saacadood ee u dambeeyay uu Hal Qof Xanuunka ugu Geeriyooday Somalilnd, halka Dad cusubna […]
31 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – WAR-SAXAAFADEED:- “Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), isagoo ka duulaya wax ka qabashada kaalinta kaga beegan masiibadda xanuunka COVID-19 ee dunida ku habsaday, gaar ahaan dhibaatadda uu ku keenay Ummadda Somaliland, waxaannu wax ka qabanay Wacyigalinta iyo Jihaynta Suxufiyiinta Somaliland Bad-qabkooda iyo Bad-qabka bulshada reer Somaliland. Ururka SOLJA, waxa uu dhamaan Wariyayaasha Somaliland illaa […]
Somali News31 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka jawaabay eedaymo uu toddobaadkii hore u jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe. Guddoomiye Baashe oo maanta Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in sababta uu Faysal u eedeeyay tahay inay isku hayaan Faysal Cali Waraabe Dhaqaalihii xisbiyadu qaadan jireen oo Golaha wakiilladu […]
Somali News31 May 2020
Qudus, (HCTV) – Muslimiinta cibaadaysanaya ayaa waxa ay galayeen masaajidka Al-Aqsa iyo xayndaabkiisa si ay ugu cibaadaystaan kadib arkii loo xidhay Masaajidkaasi Barakaysan cudurka faafaya ee Coronavirus. Golaha Muslimiinta ee Waqf, ayaa sheegay in fiditaanka Fayrasku uu hoos u dhacay, taasina ay keentay in la qaado xanibaadihii saarnaa. Hase yeeshee Jordan ayaa iyadu magacoowday gole […]
Somali News31 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid_19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Saxaafadda la wadaagay War-bixinta Maalin laha ah ee Xanuunka Covid_19 ayaa sheegay in 24-kii Saacadood ee u dambeeyay baadhitaan loo sameeyay 43 Qof, xanuunkana laga gelay 18 ka […]