
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News31 May 2020
Muqdisho (HCTV) – Qarax xooggan ayaa Maanta ka dhacay Waddada Lafoole ee Gobolka Shabeellaha hoose ee Dalka Soomaaliya. Qaraxan oo ahaa Miino Waddada dhinaceeda lagu aasay ayaa la sheegay inay ka kacday gaadhi marayey Jidka, kaasi oo siday Dad Rakaab ah, waxaana halkaasi ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Wararka hor-dhaca ah ee ka […]
Somali News31 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday 13 kalena way ku dhaawcmeen qarax miino oo haleeyay gaadhi marayay wadada Lafoole ee gobolka Shabeeladda hoose. Gaadhiga ayaa kusii jeeday degaanka daafeed ee isla gobolkaas. Lama oga cida falkaan ka dambeysay, hase yeeshee ma ahan markii ugu horeysay oo fal caynkaan […]
Somali News31 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE ayaa Maanta ku dhawaaqay in dib loo dhigay Shirweynaha Xisbigaasi, sababo la xidhiidha Xanuunka Covid_19 oo Somaliland iyo dunida kaleba aad ugu faafaya. Sidaana waxa ku dhawaaqay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere oo Maanta Saxaafadda la hadlay. Guddoomiyaha oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi […]
Somali News31 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddiga ka hor-tagga Xanuunka Covid_19 ee Somaliland ayaa dib u eegis ku sameeyay Qodobbo ka mid ah kuwa lagaga hor tagayo Xanuunka Covid_19. Guddiga ayaa sheegay in daba-gal lagu samaynayo fulinta Awaamiirta ay soo saareen, si loo hubiyo in sidii la rabay loogu dhaqmay iyo in kale. War-saxaafadeed lagu faahfaahiyey Go’aammada dib […]
30 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Gudoomiyaha Guddida u-diyaargarowga iyo ka hortagga Xanuunka Corona-Virus, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo saxaafadda warbixintii Guddida la wadaagay Maanta ayaa faahfaahin ka bixiyey lacagihii loogu talay la dagaalanka cudurka COVID19 iyo siday u maareeyeen. Cabdiraxmaan Saylici Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo arimahaasi ka hadlayaa waxa […]
Somali News30 May 2020
New York, (HCTV) – Golaha Ammaanka ayaa isku raacay kulan 29-kii March ku dhexmaray khadka Internet-ka in wakhtiga loo kordhiyo howlgalka ciidamada Amisom ee Soomaaliya. Waxaanay isku raaceen in muddo Sagaal bilood ah loo kordhiyo, iyadoo sabab looga dhigay si ay u taageeraan amniga doorashooyinka Soomaaliya ee qorshaysan 2020/2021. Waxaa go’aankaan isku raacay 15-ka xubnood […]
Somali News30 May 2020
Falastiin (HCTV) – Ciidammada ammaanka ee Dawladda Isreal ayaa toogasho ku dilay Wiil dhallinyaro ah oo reer Falastiin ah. Sidaana waxa xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee Dawladda Turkiga. Dilka ayaa ka dhacay meel ku dhow Tuulada Nab Saalax oo hoos tagta Magaalada Raamalah ee Daanta Galbeed ee dhulka […]
Somali News30 May 2020
Ruwanda (HCTV) – Maxkamad ku taalla dalka Ruwanda ayaa Xukub Xabsi daa’in ah ku xukuntay Nin hore Maayar uga ahaa Magaalo ku taalla dalka Ruwanda, kaasi oo lagu helay inuu ku lug lahaa xasuuq loo geystay tobannaan kun oo Qof. Falka ninkan lagu helay ayaa dhacay Sannadkii 1994-kii oo uu dalka Ruwanda ka dhacay xasuuq […]
Somali News30 May 2020
Medina (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa laga bilaabo 31-ka bisha May oo ku beegan Axadda Berri Albaabada u furaysa Masaajidka Nebiga ee Magaalada Madiina. Tallaabadan oo qayb ka ah Qorshaha ay Dawladda Sucuudigu ku yaraynayso Xanibaadihii lagaga gaashaamanayey Covid_19 ayaa waxa Shalay Ansixiyey Boqorka Sucuudiga, boqor Salmaan, sida uu Maanta baahiyey Telefiishanka Alcarabiya. Laga bilaabo […]
Somali News30 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid_19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Saxaafadda la wadaagay War-bixinta Maalin laha ah ee Xanuunka Covid_19 ayaa sheegay in 48-kii Saacadood ee u dambeeyay baadhitaan loo sameeyay 110 Qof, xanuunkana laga gelay 29 ka […]
Somali News30 May 2020
Soomaaliya (HCTV) – Dhallnyaro tiradoodu dhan tahay 8, kuwaasi oo dhamaantood ahaa Xirfadleyaal Caafimaad ayaa lagu dilay goob keliya oo Dalka Soomaaliya ah. Falkan oo dhacay Khamiistii doraad ayaan la ogayn Cidda geysatay, balse waxa la sheegay in dil wadareedkaasi loo geystay 8 dhallinyaro ah oo hawlo Caafimaad ka waday tuulada Galoolay hoostagta Dagmada Balcad […]
Somali News29 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa sheegaya in diyaarad sida 132 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar iyo Caruur ay ka soo dagtay caawa Muqdisho. Diyaarada ayaa dhamaan dadkan ka soo qaaday dalka Sucuudi Carabiya ka dib markii sida la sheegay Madaxweyne Farmaajo uu codsaday in dadkaasi […]