
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 May 2020
Minneapolis, (HCTV) – Duqa magaalada Minneapolis ayaa soo rogay bandoow Jimcihii, ka dib markii xeer ilaaliyaha gobolka uu go’aamiyey in shaqada laga eryo sarkaal booliis ah oo lagu arkay muuqaal Video ah isaga oo jilibkiisa qoorta kaga haya George Floyd oo ah nin madow oo aakhirkii u geeriyooday falkaasi. Derek Chauvin ayaa sidoo kale wajahaya […]
Somali News29 May 2020
Minneapolis, (HCTV) – Dibadbaxo ayaa ku sii fidaya guud ahaan dalka Maraykanka oo ka dhashay dilka nin madow oo aan hubaysnayn oo ciidmaada Booliska Minneapolis ay dileen Isniintii. Dibadbaxayaasha cadhaysan ayaa fursad u helay inay dab qabadsiiyaan oo ay gubaan Saldhiga Booliska ee Minneapolis, Minnesota, waxaanu dabku gaadhay qaybo ka mid ah Saldhiga Booliska. Floyd […]
Somali News29 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Alle ha u naxariistee Saddex qof ayaa ku geeriyooday roob galabnimadii maanta ka dhacay magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland. Laba ka mid ah saddexda qof ee Geeriyooday ayuu qaaday dooxa weyn ee Hargeysa, halka qofka saddexaadna Laydh ama Koronto ku dhagtay, sida uu HCTV u xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji […]
Somali News29 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Waxaa maanta degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ka dhacay dibad bax xooggan oo ay dhigeen dadka deegaanka iyo dhalinyarada halkaasi ku nool waxayna ugasoo horjeedeen dilkii 8 dhalinyaro ah oo ka shaqeynay arrimaha caafimaadka loogu geystay duleedka tuulada Gololey. Dadka dibad-baxayay ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah dilayaasha , waxayna […]
Somali News28 May 2020
Burco (HCTV) – Tirada Dadka ku dhimanaya Magaalada Burco ayaa korodhay Toddobaadyadii u dambeeyay, taasina waxay abuurtay shaki ah inuu Magaalada ku faafay Cudurka Covid_19. Telefiishanka HCTV oo isku dayey sababta kordhisay Tirada Dadka ku dhimanaya Burco, maaddaama oo uu ku jiro shaki ah in Xanuunku ku fiday Magaalada ayaa booqday Xabaalaha Magaaladaasi. Saleebaan Axmed […]
Somali News28 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii 59aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici) waxa ay warbiximo kaga dhagaysteen Guddida ka hortagga iyo la dagaallanka xanuunka COVID-19, guddida […]
Somali News28 May 2020
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxan oo ka dhashay Gaadhi walxaha Qarxa lagu soo xidhay ayaa ka dhacay degmada Xamar-weyne ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ka dambaysa Guriga Hooyooyinka. Qaraxan ayaa ku Geeriyooday Sarkaal ka mid ahaa Ciidammada Booliska Soomaaliya iyo Qof kale oo gaadhiga la saarnaa. […]
Somali News28 May 2020
Adeegyada ay dawladu siiso shacabkeeda, waxa ka mid ah difaaca qaranka, xasilooni, caafimaad, waxbarasho, biyo, wadooyin, kaabayaasha dhaqaalaha, garsoorka iyo wixii dantooda ah. Waajibka difaaca qaranka waxa dawlada ugu xilsaaran Ciidanka Qaranka. Sida uu tilmaamayo faqradada 1aad ee Qodobka 123aad ee dastuurka Somaliland iyo faqrada 2aad ee qodobkan oo tilmaamaysa in Ciidanka Qaranku u hogaasamayaan […]
Somali News28 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in 32 Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid_19. Wasaaradda Caafimaadku waxa kale oo ay sheegtay in hal Qof oo kale uu u Geeriyooday Xanuunka Covid_19, taasina waxay Tirada Dadka Xanuunkaa ugu Geeriyooday Somaliland ka dhigaysaa 18 Qof. 32 Qof ee Maanta laga helay Xanuunka ayaa […]
Somali News27 May 2020
Alexandria, (HCTV) – Liibaan Xaaji Maxamed oo ah Somali-Maraykan degan gobolka Virginia ayaa lagu soo eedeeyey inuu taageero u fidiyey kooxda ka dagaalanta Somalia ee Al-Shabab. Liibaan ayaa dalka ka soo cararay sanadkii 2012 laguna tuhmay inuu isku dayay inuu qoro rag ku biira kooxda argagixisada ah ee al-Shabaab ayaa lagu sheegay eedo lagaga soo […]
Somali News27 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Sideed qof (8) oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 maanta oo Arbaca ah. Kuwaas oo dhammaantood oo ay yihiin Somalilander, isuguna jira 5 qof oo rag, iyo 3 qof oo dumar ah, hase yeeshee da’da Bukaanka ah ee cusub waxa ay u dhaxaysaa sidan: (20jir ilaa […]
Somali News27 May 2020
Minneapolis, (HCTV) – Dibadbaxyo rabshado wata oo gilgilay magaalada Minnesaplis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka kadib waxa hay’adda FBI-du ay bilawday baadhitaan ku saabsan dilkaasi, iyadoo sidoo kale la eryay afar sarkaal ka dib kulan isdaba joog ahi uu dhexmaray booliska magaalada Minneapolis. Ninka la dilay oo magaciisa lagu sheegay George Floyd oo ah […]