
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 May 2020
Garoowe, (HCTV) – Waan waan lagu dhex dhexaadinayo madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka socota magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Guddiyo ka socday ururada bulshada oo la kulmay labada dhinac ayaa sheegay inay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa kala hadleen in khilaafka xal degdeg ah laga […]
Somali News26 May 2020
Khartuum (HCTV) – Dawladda Suudaan ayaa la wareegtay Hanti dhan 4 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah oo uu lahaa Madaxweynihii xukunka Suudaan laga tuuray, Cumar Xasan Al-bashiir. Sidaana waxa shaaciyey Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Suudaan, sida uu Wargeyska The National oo ka soo baxa Dalka Imaaraadka Carabta. Muddo dheer oo uu xukunka Suudaan hayey […]
Somali News26 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Laba Qof oo cusub ayaa Xanuunka Covid_19 ugu Geeriyooday Somaliland, taasina tirada Dadka Xanuunkaa ugu Geeriyooday Somaliland ka dhigaysa 17 Qof. Sidoo kale, waxa xanuunka laga helay Xanuunka laga helay 14 Qof oo cusub, taasina waxay tirada Dadka gudaha Somaliland ku sugan ee Xanuunka qaba ka dhigaysaa 217 Qof. Sidaana waxa Goor […]
Somali News26 May 2020
Muqdisho (HCTV) – Warar Telefiishanka HCTV ka soo gaadhaya Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad gargaar Bani-aadamnimo u sidday deegaan ka mid ah Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya la rasaaseeyay. Diyaaradda oo la sheegay inay ka diwaangashan tahay Dalka Kenya ayaa gargaar Bani-aadamnimo sidday, waxayna xilliga la rasaaseeyay isku diyaarinaysay inay caga-dhigato ama fadhiisato Garoon diyaaradeed […]
Somali News25 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka deegaanka Iyo Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa cudurka Covid19 ugu geeriyooday magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa maalmo ka hor diyaarad lagaga qaaday magaalada Garoowe ee caasimada Maamul goboleedka Puntland kadib markii xaaladiisa caafimaad ay soo xumaatay oo ay neef ku naqabatay. Alle ha u naxariistee waxaa uu […]
Somali News25 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xergeeye oo maanta warbaahinta la wadaagay warbixinta maalinlaha ah ee Cudurka Covid19 ayaa sheegay in 24-kii saacadood ee u dambeeye 90 qof oo baadhintaan lagu sameeyey 35 ka mid ah laga helay Fayraska Coronavirus. Dr Xergeeye ayaa intaa ku daray in taradan […]
Somali News25 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland, gaar ahaan ciidanka Asluubta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u […]
Somali News23 May 2020
Tan iyo intii uu cudurka saf marka ee Carona virus lagu arkay kiiskii ugu horeeyay Somaliland, wuxuu saameeyay nolosha dadka danyarta ee aan haysan cid u hadasha ama u doodda. Waxaa jira guddi shaqaysa oo uu Madaxweynaha Somaliland u magaacaabay ka hortagga iyo u diyaar garowga samaynta cudurka Carona virus. Guddidani waxay ka kooban tahay […]
Somali News23 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Dalka Jabuuti ayaa Xanuunku dunida ku faafaya ee Covid_19 wuxuu gaadhay oo uu ku dhacay Dad dhan 1,800 Qof, taasina waxay ka dhigaysaa Dalalka Afrika kuwa uu Dadka ugu badan ku soo ritay. Xanuunka Covid_19 ayaa Qaaradda Afrika waxa ku dhacay dad gaadhaya 100.000 (boqol kun oo Qof), laakiin Jamhuuriyadda Jabuuti waxa […]
Somali News22 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga ee sanadka Hijriyada Islaamka ee 1441-naad. Waxaanu Madaxweynuhu munaasibadda ciidul-fidriga awgeed hambalyo u dirayaa dhammaanba ummadda Islaamka meel ay joogaanba, gaar ahaan ummadda reer Somaliland, waxaanu Ilaahay inooga baryayaa inuu innaga aqbalo […]
Somali News21 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay arrinta la xidhiidha dacwadda badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya oo markii seddexaad dib loo dhigay xalay, ayaa sheegay in afar sano kadib meesheedii taagan tahay arintaasi oo aanay jirin wax is-bedal ah […]
Somali News20 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddida heer Qaran ee ka hor-tagga xanuunka COVID-19 oo uu shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeen Jamhuuriyadda Somaliland ahna Guddimiyaha Guddida Mudane, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Seylici) shir ay maanta isugu yimaadeen waxay ka hadleen khatarta xanuunka COVID-19 oo kordhaysa iyada oo 3 qof oo cusub laga helay xanuunka. Gabagabdii shirka waxa guddidu isla garatay […]