
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News20 May 2020
Venezuela, (HCTV) – Dawladda dalka Venezuela ayaa doonaysa wakhti xaadirkan in Bangiga dalka Ingiriisku inuu ku soo wareejiyo Dahab Kayd ah oo Qiimahiisu dhan yahay $1bn oo u taala Bank of England. Bangiga dhexe ee dalka Venezuela ayaa sameeyey dacwad sharciyeed ah inuu isku dayayo inuu ku khasbo Bankiga England inuu ku wareejiyo £930m ($ […]
20 May 2020
Khartoum, (HCTV) – Sudan Iyo Masar ayaa sii wada wadahadalada ku saabsan Mashruuca Biyo-xidheenka Ethiopia, sida uu sheegay Golaha Wasiirada dalka Sudan. Kuwaas oo war-saxaafadeed ay soo saareen kulankaasi oo ay ka qaybgaleen Raysal Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok iyo dhigiisa dalka Masar Mustafa Madbouli oo ay weheliyaan Wasiirada arimaha dibada, Beeraha iyo Bihaha iyo Hoggaanka […]
Somali News20 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamadda caddaaladda caalamiga ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay wakhtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. War kasoo baxay maxkamadda oo fadhi ay yeelatay uu ka qabsoomay magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa lagu sharraxay sababta dib u dhigista iyo waliba jadwalka cusub […]
Somali News18 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiyaha Guddida Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in 27-ka June loo fadhiisan doono Imtixaanka dugsiyada dalka. Sida uu sheegay Daa’uud Axmed Faarax Guddoomiyaha Guddida Imtixaanaadka Qaranka Somaliland oo u waramay warbaahinta. Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Somaliland oo qorshuhu ahaa in la qabto 6-da June ayaa waxa dib u dhac ku […]
Somali News17 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Tirada laga helay cudurka COVID19 ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa guud ahaan gaadhay 103 qof inay qabanaan cudurkaasi faafaya ee Coronavirus, waxaana Wasaarada Caafimaadka Somaliland ay maanta xaqiijisay 16 qof oo laga helay Corona Virus Somaliland. Lix iyo tobanka qof (16) ee laga helay 15 qof waa Somalilander, halka 1 qof yahay Ethiopian. […]
Somali News17 May 2020
Tel Aviv, (HCTV) – Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya magaalada Tel Aviv ee Israel ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa. Sababta uu u dhintay Ambassador Du Wei Ayaan la ogayn balse waxa maydkiisa laga helay guriga uu ka dagan yahay Herzliya oo ka tirsan magaalada Tel Aviv. Waxaanay ciidamada Boolisku ay sheegeen inay wadaan baadhista ay […]
Somali News17 May 2020
Tehran, (HCTV) – Xoghayaha guddida la dagaalanka cudurka Coronavirus ee dalka Iran, Xusayn Kazemi ayaa sheegay in salaada Ciidal Fitrigu ay ka dhici doonto goobo furan sida garoomada kubadda lagu ciyaaro iyo dhamaan meelaha kale ee banaan ee ku yaala guud ahaan magaalooyinka dalka Iran. Waxaanu intaasi ku daray Mr Hossein Kazemi, Xoghayaha Guddida la […]
Somali News17 May 2020
Gaalkacayo, (HCTV) – Guddoomiyihii gobolka Mudug, Axmed Muuse Nuur iyo qaar kamid ah ilaaladiisii ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo goor dhowayd ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Nugaal. Gaadhi Bajaaj ah oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala eegtay guddoomiyaha gobolka Mudug oo markaas xafiiskiisa gobolka Mudug kasoo baxay. Waxaana sidoo kale […]
Somali News17 May 2020
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa mamnuucay dhaqdhaqaaqa xuduudaha ay la wadaagaan dalalka Tansaaniya iyo Soomaaliya si looga hortago faafitaanka cudurka coronavirus. Hase yeeshee Madaxweynaha dalka Kenya ayaa xanibaadan dhinaca xuduudaha ay la wadaagaan labadaasi dal waxa uu ka reebay gawaadhida xamuulka, waxaanu tilmaamay in dirawalada laga baadhi doono cudurka COVID-19. “Waxa […]
Somali News16 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu ka hadlay arrinta ku saabsan dacwadda badda ee taalla maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ, una dhexeysa waddamada Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii warbaahintu ay sii daysay macluumaad muujinaya in xukuumadda Nairobi ay codsatay in dib loo dhigo markii seddexaad garmaqalka labada […]
Somali News16 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray kulliyadda tabobarka ciidanka ee Cabdilaahi Askar ee deegaanka Darar-weyne oo ay ciidamada qalabka sidaa siyaabo kala duwan ugu soo bandhigeen cududdooda ciidan iyo saanadda ciidan ee ay haystaan. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan taliyayaasha ciidamada Militeriga, Asluubta iyo Booliska, xubno kamid ah golaha […]
Somali News16 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Alle Ha U Naxariistee Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Caan ah Xasan Guure Jaamac, oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena ka mid ahaa siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo uu guddoomiye ka ahaa. Alle ha u naxariistee Xasan Guure ayaa ku geeriyooday Xalay magaalada Hargeysa ee Caasimada […]