
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 May 2020
Jask, (HCTV) – Ugu yaraan 19 badmaax ayaa ku dhintay halka 15 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii gantaal Markab Iran ay leedahay ay ku soo gantay doon taageeraysay ciidamada Iran oo tababar ama carbis milatari ku qaadanayey gacanka Oman. Gantaalkan ku soo dhacay doonta ayaa lagu sheegay inuu ahaa shil si khalad ah u […]
Somali News11 May 2020
Jabuuti, (HCTV) – Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in ay 7 bilood ka hor ku wareejisay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya lacag dhan $600,000, taasoo loogu talo galay gurmadka fatahaada Baladweyne. Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello), ayaa sheegay dowladdiisu inay kasoo baxday waqtigii loogu talo galay inay dhaqaalahaas kusoo gaarsiiso Soomaaliya, balse […]
Somali News10 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dawladda dalka Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda ka daad guraynaysa Soomaaliya, maadaama oo cudurka COVID19 uu si xawli ah ugu fidayo, sidaasi waxa lagu sheegay digniin ka soo baxday Safaarada ay ku leeyihiin Muqdisho. Sida lagu sheegay digniintan caafimaad, waxa muwaadiniinta maraykanka ee Somalia lagaga daadgurayn doonaa diyaarada Ethiopian Airlines ooh al safar oo […]
Somali News10 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna Gudoomiyaha Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 ayaa maanta ka gudoomay Shirkada Telesom Qaadhaan lacageed oo ah 200,000.00 (Laba boqol oo kun oo doollar) oo Jeeg ah ay ku wareejiyeen guddida. Lacagtan ayaa waxa shirkadda Telesom ka gudoomay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Gudoomiyaha […]
Somali News10 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka la wadaagay xaaladihii ugu dambeeyey ee xanuunka Covid-19, natiijooyinka kasoo baxay baadhitaannadii la sameeyey ee caddaynaya sida uu cudurku u faafayo, isaga oo bulshadana u diray waanooyin wax ku ool ah oo ay xanuunka kaga hor tagi karaan. Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay […]
Somali News10 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Haweeney Talyaani ah oo laga afduubtay Kenya xilli ay si mutadawacnimo ah ugu shaqeyneysay ayaa muddo 18 bilood ah kadib lagu guulaystay in laga sii daayo Soomaaliya oo ay ku afduubnayd. Madaxweynaha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa amaaney sii deynta Silvia Romano, oo 23 sano jir, oo iskaa wax u qabso kula shaqeysay […]
Somali News10 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Axadda Maanta oo ku beegan 10-ka Bisha May ee sannadka 2020, ayaa waxay shaacisay in Qofkii shanaad uu Somaliland ugu Geeriyooday Xanuunka Covid_19. Wasaaradda Caafimaadku waxa kale oo ay sheegtay in Lix Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid_19. Qofka Geeriyooday ayaa Tirada Dadka uu xanuunka Covid_19 ku […]
Somali News10 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Sida ay muujinayso warbixinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa lagu sheegay in maanta hal qof oo kale uu u geeriyooday cudurka sida xawliga ah u faafaya ee COVID-19, halka sidoo kale tiro 6 qof oo kalena laga helay cudurkaasi. Tilmaantan u dambaysay ee ka soo baxday Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa tirada wadarta guud […]
Somali News10 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fannaanka Saalax Carab, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Hargeysa oo uu muddo ku xidhnaa. Carab, ayaa sheegay in uu u mahadcelinayo shacabka Somaliland balse aanu abaal u hayn Fannaaniinta Somaliland. Laba fannaan oo kale oo lala xidhay ayaa weli xabsiga ku jira kuwaas oo u dhashay Somaliland balse fannaankan Saalax […]
Somali News10 May 2020
Muqdisho, (HCTV) – Hay’adda xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa ka digtay halista ka dhalan karta haddii dowladda Soomaaliya si iskeed ah dib ugu dhigto doorashada sababo la xidhiidha coronavirus iyada oo aan lagala tashan kooxaha mucaaradka. “Tallaabooyinka looga faa’iideysto qalalaasaha – gaar ahaan go’aan kasta oo mideysan oo ay dowladda federaalku ku doonayso in dib […]
Somali News9 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa Maanta Shaacisay Tirada Dad Hor leh oo laga helay Xanuunka iyo weliba Hal Qof oo u Geeriyooday Xanuunka Covid_19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo War-bixinta Maalinlaha ee Xanuunka Covid_19 Warbaahinta siiyay ayaa shaaciyey Kiisas cusub. Agaasimuhu wuxuu sheegay in Sabtida Maanta […]
Somali News9 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Safiirka Maraykanka Danjire Donald Yamamoto, ayaa shirjaraa’id oo uu khamiistii 7 May si toos ah u qabtay isagoo adeegsanaya adeega Zoom kuna sugan magaalada Muqdisho, waxa lagu weydiiyay su’aalo kala duwan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya, wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya iyo xanuunka Covid_19 oo dunida gilgilay. Tifaftiraha wargeyska Geeska Afrika Maxamed […]