
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 May 2020
Muqdisho (HCTV) – Ciidammada Dawladda Federaalka Itoobiya ka jooga Dalka Soomaalya ee qaybta ah hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM , ayaa qirtay inay soo rideen diyaarad Toddobaadkii hore ku dhacday degmada Bardaale ee dalka Soomaaliya. Diyaaradda oo ay lahayd Shirkadda African Express oo laga leeyahay dalka Kenya, ayaa waxa ku dhintay Lix Qof oo laba […]
Somali News7 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii 58aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ku qabsoomay habka maqalka iyo muqaalka, iyadoo golaha wasiirraduna shirka kaga qaybgaleen xafiisyadooda, taas oo ka mid ah talooyinka caafimaad ee xanuunka Covid-19. Waxaana shirkaasi lagaga wada hadlay Xanuunkan dunida saameeyey ee Covid […]
Somali News7 May 2020
Jubbaland (HCTV) – Maamul-gobolleedka Jubbaland ayaa deegaannada uu ka taliyo ka Mabnuucay xidhashada Nidaamka ama Indho-shareerka ay Dumarku adeegsadaan. Maamulka ayaa sidaa u yeelay Cabsi laga qabo Falal Amniga lid ku ah, kuwaasi oo ka dhici kara deegaannada Jubba-land. Sidaana waxa lagu sheegay Qoraal War-gelin ah oo ay soo saartay Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee […]
Somali News7 May 2020
Hindiya (HCTV) – Allaah ha u naxariistee, waxa xalay Dalka Hindiya ku Geeriyooday Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Maamul-gobolleedka Jubbaland, Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud. Wasiirka oo la sheegay inuu Afartii bilood ee u dambeeyay uu ku jiray Cisbitaal ku yaalla Dalka Hindiya ayaa Xalay halkaasi ku Geeriyooday. Wasiirka Geeriyooday ayaa waxa Shacabka Jubbaland iyo Ehelkiisii ka […]
Somali News7 May 2020
S/A (HCTV) – Shir muuqaal ah oo ay saaka lahaayeen guddi ka tirsan baaralamaanka Koonfur Afrika ayaa la jabsaday, waxaana la aflagaadeeyay guddoomiyaha baarlamaanka dalkaas. Shirka markii uu bilowday waxaa shaashadda kasoo muuqday sawir anshax xumo ah iyo cod Rag ah oo lagu afladeeyay guddoomiyaha baarlamaanka ay shir guddoomineysay. Guddoomiyaha baarlamaanka waxay sheegtay in markii […]
Somali News7 May 2020
Hargeysa(HCTV) – Dawladda Itoobiya ayaan weli soo magacaabin wakiilkii u joogay caasimadda Hargeysa, ka dib markii ay bishii August ee kal hore bedeshay danjire Shamsudiin Axmed Rooble oo xafiiska Itoobiya ee Hargeysa safiir ka ahaa. Lama garanayo sababta ay dawladda Itoobiya muddo toban bilood ku dhow u soo magacaabi weyday danjrihii u joogay Hargeysa. Wasiirka […]
Somali News6 May 2020
Dubai, May 6, 2020 (HCTV) – Shirkadda DP World Berbera ayaa sheegtay in ay Raashin u qabisay qoysas gaadhaya 9,000 qoys oo ku nool Somaliland. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Shirkadaasi , kaas oo lagu yidhi:- Bilshada bisha barakaysan ee Ramadaan waxa ay hoosta ka xariiqday in shirkadda DP World Berbera ay isku […]
Somali News6 May 2020
Addis Ababa (HCTV) – Dalka Ethiopia oo ku yaala Geeska Afrika ayaa bishii March dib u dhigay doorashada baarlamaanka iyo deegaamada gobolada ee loo qorsheeyay inay qabsoonto August kadib markii cudurka coronavirus uu dilaacay. Dalka Ethiopia Taariikh cusub looma qaban doorashadu inay dhacdo, baarlamaankuna wuxuu ku guuldaraystay inuu hal go’aan ka gaadho kulankii Salaasada. Hase […]
Somali News3 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in munaasibadaha 18 May Iyo 26 June aan Sanadkan laga xusidoonin dalka xanuunka Covid 19 awgii. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sidaasi ka sheegay Shir-saxaafadeed uu ku qabtay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka, waxaanu kaga hadlay Xanuunka dunida aadka ugu faafaya ee Covid_19. Hargeysa, (HCTV) […]
Somali News3 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay xaaladda guud ee dalka ka marayo ka hortagga iyo la dagaallanka xanuunka COVID-19 iyo dedaallada ay xukuumaddu waddo, isaga oo sidoo kalena farriin u diray shacabka reer Somaliland. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta wasaaradda horumarinta Caafimaadka, ayaa […]
Somali News3 May 2020
Hargeysa(Geeska)-Ganacsatada Oromada ee dalka Itoobiya ayaa si weyn u dareemay hoos u dhac ku yimi dhaqaalihii ka soo geli jiray jaadka loo iib keeni jiray Somaliland oo ay dawladda Somaliland u joojisay ka hortagga faafitaanka xanuunka Covid_19. Ganacsiga qaadka oo ay ganacsatada Oromada uga xaroon jirtay lacag adagi, ayaa waxa uu sababay inuu hoos u […]
Somali News3 May 2020
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Ficil kaga jawaabay Warar laga faafiyey Caafimaadkiisa. Labadii Maalmood ee u dambeeyay waxa Bulshada aad ugu faafaya in Madaxweynaha Xaaladdiisa Caafimaad aanay wanaagsanayn isla-markaana uu ku dhuftay Xanuunka Faaliggu. Laakiin, Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Gelinkii hore ee Maanta booqday Xarunta Wasaaradda Horumarinta […]