
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 May 2020
Seo, (HCTV) – Milatariga Koonfurta Kuuriya ayaa sheegay in ciidaamada labada Kuuriya ay rasaas iku waydaarsadeen xadka u dhexeeya labada dal. Taliyaha Ciidamada Koonfurta Kuuriya ayaa sheegay in ciidamada Waqooyiga kuuriya ay ku soo rideen rasaas ciidamada Koonfurta ee xadka jooga maanta oo Axad ah, waxaana labadan dal kala qaybiya xuduud la sheego inay ciidamada […]
Somali News3 May 2020
Garoowe, (HCTV) – Wasiirka caafimaadka maamul goboleedka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa xaqiijiyey inay korortay tirada dadka laga helay cudurka Covid19, kaas oo cadeeyay in la baadhay 20 qof oo 16 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 4 dumar ah. Xanuunkan laga helay 12 qof oo 9 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 3 […]
Somali News2 May 2020
Muqdisho (HCTV) – Xanuunka Covid_19 ayaa aad ugu faafaya dalka Soomaaliya, waxaana jira Bukaano cusub oo laga helay Xanuunka. Ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay in saddex ka mid ah Shaqaalaha Midowga Yurub ee Soomaaliya laga helay xanuunka Covid_19, sidaasi darteedna lagu karantiilay meel gaar ah oo ay Adeeg caafimaad ka helayaan. […]
Somali News2 May 2020
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Qatar ayaa la filayaa inay magaalada Hargeysa u soo dirto wefti culus oo wata diyaarad gaar ah oo ay ku sidaan mucaawino ay ugu tallo galeen ka hortagga xanuunka Covid_19. Warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in weftigani ay Hargeysa soo gaadhayaan toddobaadkan, waxaana la filayaa inay mucaawinada ku wareejiyaan guddiga ka hortagga […]
Somali News2 May 2020
Muqdisho (HCTV) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in 12-kii Maalmood ee u dambeeyay ay Muqdisho ku Geeryoodeen Dad tiradoodu gaadhayso 500. Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay illaa bishii hore diwaangelinayeen Dadka ku Geeriyooda Magaalada Muqdisho, sidaasi darteedna […]
Somali News2 May 2020
Salahuddin, (HCTV) – Ugu yaraan lix askari oo ka tirsan ciidamada maleeshiyada Hashd al-Shaabi ayaa lagu soo waramayaa in la dilay. Weerarka lagu dilay lixdan xubnood ee ka midka ah ciidamada Hashd al-Shaabi ayaa waxa qaaday kooxda la baxday Dawladda Islaamka, waxaanu ka dhacay gobolka Salahuddin ee dalka ciraaq. Sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka […]
Somali News2 May 2020
Pyongyang, (HCTV) – Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa markii ugu horaysay lagu arkay jimcihii shalay goob fagaare ah oo uu ka soo muuqday kadib mudo 20 maalmood ah, oo ay soo baxayeen warar ka hadlaya in xaaladd caafimaad ay haysato hoggaamiyahaasi. Wakaalada Wararka ee The Korean Central News Agency (KCNA) ayaa ku […]
Somali News1 May 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa xaqiijiyay qofkii u horreeyay Somaliland inuu ugu geeriyooday Cudurka Covid-19. Qofka dhintay oo ahaa Nin ayaa ku geeriyooday magaalada Boorama, waxaana maalintii shalay lagu aasay Boorama oo ah xarunta gobolka Awdal, iyadoo maanta la shaaciyay Natiijada Baadhitaankiisa. Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa sidoo kale xaqiijisay in saddex kiis oo […]
Somali News1 May 2020
Baligubadle, (HCTV) – Ciidanka Booliska Somaliland oo ku jira hawlgal ka dhan ah gaadiidka sida qaadka sharci darrada ah sida ayaa rasaas ku riday baabuur ay laba nin saarnaayeen, halkaasi oo mid ka midi u geeriyooday dhaawac kasoo gaadhay rasaasta ciidanku ku rideen. Falkan dilka ah oo ka dhacay tuulada Bidhiiqa oo ku taala duleedka […]
Somali News1 May 2020
Dodoma, (HCTV) – Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha sharciga Tanzania, Augustine Mahiga ayaa ku geeriyooday caasimadda waddankaasi ee Dodoma, aroortii hore ee saaka, kaas oo la sheegay inuu u geeriyooday xanuun ku soobooday sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday dowladda. Danjire Mahiga ayaa waxa uu ahaa diblomaasi muddo dheer soo shaqeeyay, waxau soo maamulay xafiiska Qaramada […]
Somali News30 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasaarada caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ku sheegtay in ladiiwaan galiyay kiisas cusub oo ah fayriska Karoona. Wasaarada ayaa sheegtay inaay soo kordheen 19 xaaladood oo cusub. Waxaana sidoo kale lashaaciyay in 11 qof aay ka bogsoodeen Covid19. Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in kiisaska maanta 18 kamid ah […]
Somali News30 Apr 2020
USA (HCTV) – Waxa la rumaysan yahay in Daawada Remdesivir ay dilayso fayraska korona. Waxaa jirta “caddeyn iyo faham kooban” oo ah in dawada ay dadka ka caawin karto in ay ka caafimaadaan cudurka korona, sida ay saraakiisha Mareykanka sheegayaan. Remdesivir waxay hoos u dhigeysaa astaamaha lagu garto xanuunka illaa 11 maalmood halkii 15 ay […]