
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay Hotelka Hargeysa Club oo laba mu’waadin hore maalgashi ugu sameeyeen kadib markii xukuumaddu muddo 30 sannadood ka kiraysay. Tababaraha caanka ah ee Jaamac Karaaciin, iyo Suldaan Siciid Yuusuf Du’caale, ayaa ahaa labada qof ee Hotelka dhisayay. Hotelkan oo hadda dhammaad ku dhawaa ayaa xalay la geeyay ciidamo […]
Somali News30 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay Fasaxa sannad laha ah ee Shaqaalaha Adduunka oo ku beegmay Jimcaha berri. Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in Maadaama oo Fasaxii Dastuuriga ahaa ku beegmay Jimcaha, Fasaxa shaqaalaha Dawladda dib loogu riixay Sabtida, sidaasi darteedna uu Shaqaale-weynaha Dawladdu uu fasax […]
Somali News29 Apr 2020
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam oo ay wehliyaan Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig iyo Sheekh Daahir oo labaduba kamid ahaa xubnihii isbaheeysiga isbadaldoonka Jubbaland ee dhawaan heshiiska ku gaadhay Nairobi ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Imaatinka wafdiga kadib waxa ay warbaahinta kula hadleen qeybta nasashada garoonka […]
Somali News29 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Ciidamada Ilaalada madaxtooyada Somaliland ayaa Raashinkoodii Bishan ugu deeqay Hooyooyin Danyar ah oo dhawaan uu Baahiyay Telefishanka HCTV. Haweenkan danyarta ah ee loo qaybiyey Raashinka ayaa markii hore ahaa haween ka shaqaysan jiray inay dadka kale iyo guryaha ay usoo maydhaan dharka, hase yeeshee waxa saamayn ku yeeshay haweenkan markii uu cudurka […]
Somali News29 Apr 2020
Mumbai, (HCTV) – Irrfan Khan, oo ka mid ah jilayaasha ugu caansan uguna ixtiraam badan filimada Hindi, ayaa ku dhintay magaalada Mumbai maanta isagoo da’diisu tahay 53 jir ah. Jilaagan ayaa la dhigay Cisbitaal ku yaal magaalada Mumbai oo la yidhaa Kokilaben Dhirubhai Ambani sababo la xidhiidha caabuq ku dhaca xiidmaka caloosha. Jilaaga ayaa xanuunka […]
Somali News29 Apr 2020
Nairobi, (HCTV) – Hay’adda Amnest ayaa soo dhoweysay warbixinta taliska Maraykanka AFRICOM ee qirashada in laba qof oo rayid ah oo Soomaali ah lagu dilay saddex kalena lagu dhaawacay duqeyn xagga cirka ah oo sanadkii hore dhacday Soomaaliya. Amnest waxay sheegtay warbixintaan rasmiga ah ee qiraysa doorka AFRICOM ee ku aaddan dhibaatooyinka rayidka in ay […]
Somali News29 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska Somaliland ayaa weli wada dedaallada ay kaga hor-tagayaan in Dalka soo geliyo Jaad Sharci-darro ah, maaddaama oo la mabnuucay muddo 25 Maalmood ah, si looga taxadiro Xanuunka dunida ku faafaya ee Covid_19. Sida ay ku soo warramayaan Weriyeyaasha ku sugan Magaalada Burco, Maamulka Gobolka Togdheer ayaa Saaka dab qabadsiiyey Jaad […]
Somali News29 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Tirada dadka asal ahaan ka soo jeeda Somaliland ee dalka UK ugu geeriyooday xanuunka Covid_19, ayaa gaadhaysa 40 ruux. Sidaana waxa ku dhawaaqay Wakiilka Somaliland u jooga dalka Ingiriiska Cabdi Cabdillaahi Diiriye, oo sheegay inuu hayo liiska Dad gaadhaya 40 Qof oo reer Somaliland oo Xanuunka Covid_19 ugu Geeriyooday dalka boqortooyada Ingiriiska. […]
Somali News29 Apr 2020
Itoobiya (HCTV) – Suuq weyn oo ku yaalla Deeganka Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa lagu dilay 5 qof oo hal beel ka soo wada jeeda. Guddoomiyaha degmada Baatii ee deegaanka Canfarta ee dadka lagu la dilay Maxamed Cabdi ayaa sheegay dadka la dilay inay ahaayeen dad suuqa ka adeeganayey oo shacab ah, balse aano qabiil […]
Somali News29 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Xaalad Caafimaad-darro oo Xabsiga dhexe ee Hargeysa ku haysata Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xarunta Wasaaradda ayaa sheegay in gabi ahaanba Xabsiyada Somaliland aanay ka jirin Xaalad Caafimaad-darro oo la xidhiidha […]
Somali News28 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in xaaladda Caafimaad ee Suxufiga Cabdimaalik Muuse Coldoon ay adag tahay, sidaasi darteed loo baahan yahay in Xabsiga laga soo saaro, si uu u helo Gargaar Caafimaad. Guddoomiyaha Garabka dhallnyarada ee Xisbiga WADDANI, Maxamed Sidiiq Dhamme oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xarunta Xisbiga ee Hargeysa, […]
Somali News28 Apr 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu weriyeyaasha u sheegay in uu ka war hayo xaaladda uu ku sugan yahay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ka dib markii maalmihii la soo dhaafay aad loo hadal hayay xaaladdiisa caafimmaad iyo halka uu ku sugan yahay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un. Trump wuxuu sheegay in […]