
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland ayaa shaacisay in Qofkii saddexaad uu ka bogsaday Xanuunka Dunida ku faafaya ee Covid_19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Saxaafadda la wadaagay War-bixinta Maalinlaha ah ee la xidhiidha xanuunka Covid_19, ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin Wasaarad ahaan in qofkii saddexaad […]
Somali News28 Apr 2020
Qardho (HCTV) – inta la xaqiijiyey in Dad tiradooda lagu sheegay Toban Qof ayaa ku Geeriyooday Magaalada Qardho ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Dadkan oo u badan Carruur ayaa Geeriyooday, ka dib markii Daadad ka dhashay Roobab halkaa ka da’ay ay ku soo rogmadeen Magaalada Qardho, taasina waxay keentay inay qaadaan Dad ka badan 10 […]
Somali News27 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya ayaa shaacisay tirada dad cusub oo uu Xanuunka Covid_19 ku dilay Muqdisho iyo Dad cusub oo uu soo ritay. Wasaaradda ayaa sheegtay inay dhinteen 3 Qof, halka laga helay 44 Qof oo cusub, ka dib baadhitaano cusub. Bayaan ay soo saartay Wasaaradda caafiaadka ayaa lagu sheegay […]
Somali News27 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Dadka u dhimanaya Xanuunka Covid_19 ee MagaaladaMuqdisho ayaa maalinba maalinta ka dambaysa soo kordhaya. 24-kii saacadood ee u dambeeyayna 9 Qof ayaa Muqdisho ugu Geeriyooday Xanuunka Covid_19, kuwaasi oo muddo xanuunsanayey. Sidaana waxa Maanta shaacisay Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya. Wasaaradda caafimaadku waxay sheegtay in bukaanada geeriyooday inay u badan yihiin […]
Somali News27 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska Somaliland ayaa Gubay Qaad la doonayey in si Kootarabaan ah loo soo geliyo Somaliland, maaddaama oo Dawladdu Qaadka Mabnuucday muddo 25 Maalmood ah, si looga hor-tago Xanuunka Covid_19. Taliyaha Ciidammada Booliska Somaliland, Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo Saxaafadda kula hadlay Madashii lagu gubay ayaa yidhi “Halkan waxa yaalla 200 Kiiloo […]
Somali News27 Apr 2020
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Taliye cusub u Magacaabay Ciidammada Booliska ee Puntland. Wareegtu soo saaray Madaxweyne Deni oo Nuqul ka mid ah soo gaadhay Telefiishanka HCTV ayaa lagu sheegay in Taliyaha Cusub ee Ciidammada Booliska Puntland loo Magacaabay S/Guuto Cabdi Xasan Xuseen, kaasi oo beddelaya Taliyihii hore, […]
Somali News27 Apr 2020
Hargeysa HCTV) – Mid ka mid ah Weriyeyaasha ka hawl-gala Magaalada Laascaanood ayaa Xalay lagu toogtay Magaaladaasi. Aadan Jaamac Oogle oo ka mid ah suxufiyinta Gobolka Sool ayaa laba xabbo kaga dhaceen Garabka Bidix iyo Gacanta. Lama oga waxa sababay Toogashada Weriyaha, balse Ciidammada amniga Laascaanood ayaa qabtay Ninka Toogashada geystay. Weriyaha oo la toogtay […]
Somali News25 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Muqdisho waxaa Maanta ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo Dil laba Ruux loogu geystay Muqdisho iyo Bandooda saaran Magaaladaasi. Dadweynaha Mudaharaadka sameeyayna ayaa taayiro ku gubay Jidadka Magaalada Muqdisho qaarkood, gaar ahaan Jidka Daljirka dahsoon iyo meel kale, iyagoo ka cabanaya Dil Xalay Magaalada loogu geystay Laba Qof, kuwaasi oo dalkooda uu […]
Somali News25 Apr 2020
Jabuuti (HCTV) – Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Kumanaan Itoobiyaan ah Dalkooda dib ugu celisay Toddobaadyadii u dambeeyay. Qaar ka mid ah Dadka Jabuuti ku celisay Dalkooda Itoobiya ayaa markii la ay dalkooda gaadheen ee la baadhay laga helay Xanuunka dunida ku faafaya ee Covid_19, sidaana waxa sheegay Masuuliyiin. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Muhaajiriinta ee […]
Somali News25 Apr 2020
Diridhabe (HCTV) – Inta la xaqiijiyey 2 Carruur ah ayaa ku dhintay Roob laxaad leh oo Jimcihii Shalay ka da’ay Magaalada Diridhabe ee Dalka Itoobiya. Roobka oo saacado da’ayey ayaa waxa dhashay Daadad waaweyn, taasina waxay keentay inay dumaan Guryo. Daadadka ka dhashay Roobkaasi ayaa sababay inuu Magaalada Ku Fataho Dooxa weyn Ashawa, kaasi oo […]
Somali News25 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in saddexdii bilood ee sannadkan u horeeyay ee January—March uu dakhliga dawladda Somaliland hoos u dhacay qiyaastii 9%, ka dib markii uu xanuunka Covid_19 saamayn ku yeeshay dhaqaalihii iyo ganacsiga adduunka. Qoraal ay wasaaradda maaliyadda Somaliland diyaarisay bishan April oo u muuqda mid ay beesha caalamka u dirayso […]
Somali News24 Apr 2020
Minnesota, (HCTV) – Magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ee dalka ayaa markii ugu horaysay loo ogolaaday in Aadaamka Masaajidka dibada laga maqlo, xiligan oo ay bilaabantay bisha barakaysan ee Ramadaan. Aadaamkan ayaa laga maqlayey dusha sare ee Masaajidka Minnesota, si dadka Islaamka ah ee Tukanayaa ay u yimaadaan Masaajidka, waxaanay talaabadani markii ugu horaysay ka […]