
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Apr 2020
Djibouti, (HCTV) – Tirada dadka uu haleelayo xanuunka COVID-19 ayaa sare u kacay guud ahaan Jamhuuriyadda Jabuuti waxaana wadarta kiisaska la helay ay gaadhaayaan ku dhawaad 985 kiis, taas oo aad uga badan waddamada Gobolka sida Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya . Waxaana dadka uu cudurka soo ritay kamid ah askar ka tirsan saldhigga Mareykanka uu […]
Somali News24 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somalia ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka Booliska gaar ahaan saldhiga degmada Boondheere uu caawa fiidkii laba qof ku dilay degmadaasi. Falka dilka labadan qof ayaa bilaabay ay dhigeen dad ka cadhaysan dilkaasi, kuwaas oo kala xidhay qaar kamid ah isgoosyada ugu muhiimsan magaalada […]
Somali News23 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddida ka hortaga xanuunka Covid19 oo shir la yeeshay ganacsatada Qaadka ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagu joojinayo qaadka dalka soo gala. Waxaanay guddidu ay sheegeen in laga bilaabo maalinta Axada ee taariikhdu tahay 26-ka April 2020, Somaliland laga joojiyey keenista iyo ka ganacsiga qaadka ilaa maalinta Salaasada ee taariikhdu tahay […]
Somali News22 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu sheegay in COVID-19 uu Soomaaliya ku yeeshay saameyn adag oo dhinaca dhaqaalaha ah. Wasiir Beyle ayaa waxa uu tilmaamay in dhaqaale badan oo ka imaan jiray dhinaca qurba-joogta la waayay, taas oo soo mari jirtay dhinaca Xawaaladaha , sababtuna waxa uu […]
Somali News22 Apr 2020
Berbera, (HCTV) – Shirkadda DP World ayaa sheegtay inay kordhisay inay Somaliland ka caawiso la dagaalanka cudurka Coronavirus sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay shirkadda DP World, kaas oo u dhignaa sidan:- Shirkadda DP World iyadoo adeegsanaysa ganacsigeeda caalamiga ah iyo khibradda dhinaca farsamada saadka ayaa waxay kordhisay inay Somaliland ka […]
Somali News22 Apr 2020
Jabuuti (HCTV) – Inta la ogyahay Shan Qof ayaa ku Geeriyooday Roobab waaweyn oo Shalay ka da’ay Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Shanta Qof ee geeriyooday ayaa saddex ka mid ah Meydkooda la helay oo la aasay, halka laba Dumar ahna uu Daadku qaaday oo Meydadkooda la waayay, sida ay baahisay Laanta Afka […]
Somali News22 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Dalalka ugu caafimaadka wanaagsan Adduunka ayaa lagu kala ogaanayaa sida ay ula dagaallamayaan cudurka safmarka ah ee Covid-19 iyo guulaha ay ka gaarayaan. Dagaalka ka dhanka ah Covid-19 wuxuu ka socdaa xarumaha caafimaadka iyo Cisbitaallada guud ahaan caalamka. Laakiin guusha laga soo hoynayo dagaalkaas waxaa door weyn ka ciyaaraya dal walba heerka […]
Somali News22 Apr 2020
Badhan (HCTV) – Maamulka Cisbitaalka guud ee Degmada Badhan ee bariga Gobolka Sanaag ayaa sheegay inay si ku meel-gaadh ah u xidhayaan Cisbitaalka Magaaladaasi. Agaasimaha Cisbitaalka Axmed Jibriil Cali Salaad ayaa sheegay in sababta ay u xidhayaan inay tahay Cabsi laga qabo Xanuunka dunida aadka ugu faafaya ee Covid_19, maaddaama buu yidhi aan Shaqaalaha Caafimaadka […]
Somali News22 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Shirkadda diyaaradaha ee Fly Dubai, ayaa sheegtay inay masuuliyiinta Somaliland la leedahay wada hadal ku saabsan sidii ay shirkadu duulimaadyadeeda dib uga bilaabi lahayd Somaliland, ka dib markii ay Somaliland shirkadaas ka joojisay inay timaado garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa. Shirkadda Fly Dubai ayaa ka noqotay hawada Somaliland bishii March,iyadoo qaadatay amar […]
Somali News22 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa diwaangelisay Tiradii ugu badnayd ee Cudurka Dunida aadka ugu faafaya ee Covid_19 uu 24-kii saacadood ee u dambeeyay ku dilay Dalkaasi. Sidoo kal, waxa aad u kordhaya tirada uu Xanuunku sida Maalinlaha ah u soo ridanayo Xanuunku, sida ay sheegayaan Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Soomaaliya […]
Somali News21 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia, Nicolas Berlanga ayaa beeniyey warar ay qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland oo sheegaya in ‘27 Milyan oo Euro oo Midawga Yurub ugu deeqay Soomaalida in laga qadiyay Somaliland iyo Aamusnaanta Xukuumadda Madaxweyne Biixi’ Ambassador Berlanga, oo ka jawaabayey warkaasi, isla markaana qoraal soo dhigay […]
Somali News21 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia, Nicolas Berlanga ayaa beeniyey warar ay qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland oo sheegaya in ‘27 Milyan oo Euro oo Midawga Yurub ugu deeqay Soomaalida in laga qadiyay Somaliland iyo Aamusnaanta Xukuumadda Madaxweyne Biixi’ Ambassador Berlanga, oo ka jawaabayey warkaasi, isla markaana qoraal soo dhigay […]