
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – dawladda hoose ee Hargeysa ayaa raritaan iyo dajin u samaysay dadkii deganaa guriga Xusbiga ee magaalada Hargeysa, si hor loogu qaado bilicda iyo fayadhowka caasimada. Waxaana dadkaasi la dajiyey goob hore loo dadjiyey dadkii laga raray jidka Labada Boqol ee magaalada Hargeysa, waxaana hawlgalka dadkaasi loogu sameeyey rarista iyo dajinta hoggaaminayey Maayarka […]
Somali News21 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka safiirka midowga yurub ee Soomaaliya danjire Nicolas Berlanga ayaa waxa uu dowladda ugu baaqay in ay joojiso cabudhinta ka dhanka ah saxafiyiinta, si loo helo xog dhameystiran oo ku saabsan xaaladda dalka Sooomaaliya. Hadalka kasoo baxay danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa waxa uu yimid kadib […]
Somali News21 Apr 2020
Denmark (HCTV) – Dadka reer Denmark ayaa markii ugu horraysay muddo bil ah waxay ku yaaceen rayiisleyaasha markii xukuumaddu bilowday in ay yara debciso xayiraaddii coronavirus lagaga hortagayey ee saarnayd dalkaas. “Aad baanu u mashquulsannahay. Waxaan u jeedaa shaqaa nagu badan labada toddobaad ee soo socda” ayuu yidhi Phil Olander, oo ah mulkiilaha rayiislaha Phil […]
Somali News21 Apr 2020
Riyaadh (HCTV) – Dawladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa sannadkii dhamaaday ee 2019-kii Qisaastay 184 Qof, taasi oo noqonaysa Tiradii ugu badnayd ee Boqortooyadu Dil ku fuliso, sida ay sheegtay Hay’adda u doodda xuquuqda aadamaha ee Amnesty International. Iraaqna, sannadkii hore Tirada Dadka Dawladdu dilka Toogashada ah ku fulisay ayaa laba Jibbaarantay, waxayna gaadhay 100 sida […]
Somali News21 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Midowga Yurub ayaa Soomaalida ugu deeqay 27 milyan oo Euro, oo loogu tallo galay la dagaalanka Covid_19. Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga, ayaa kulan uu Hargeysa kula yeeshay ururada bulshada oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnayeen, wuxuu ku sheegay in lacagtaas oo uu Midowga Yurub soo marin doono dawladda Soomaaliya […]
Somali News19 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii maalinlaha aheyd ee ku saabsaneyd xaaladda COVID-19 ee dalka Soomaaliya. Maanta oo keliya ayaa waxey wasaaraddu sheegtay in laga helay 29 qof oo bukaanka Coronavirus ah, kadib baadhitaanno lagu sameeyay. Dadka laga helay ayaa waxey kala yihiin 21 rag iyo 8 dumar ah sida ku […]
Somali News19 Apr 2020
Nigeria, (HCTV) – Dawladda Nigeria oo Maanta ka hadashay geeridiisa, ayaa ku tilmaantay masuulkan oo shalay dhintay inuu yahay sarkaalkii ugu sareeyay oo ka mid ah dawladda Nigeria ee uu dilay cudurka Covid-19 ilaa iyo hadda. Kiisaska dhimashada cudurka Covid-19 ee Dalka Nigeria ayaa maraya 17 qof, waxaana cudurka laga helay in ka badan 400 […]
Somali News19 Apr 2020
Somali News19 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag, isagoo bulshada la wadaagay tallaabooyin dhinaca taxadarka ah oo ay xukuumaddu qaadday, kuwaas oo loo qoondeeyey in lagaga hortago xanuunka COVID-19. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadlay, […]
Somali News19 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag, isagoo bulshada la wadaagay tallaabooyin dhinaca taxadarka ah oo ay xukuumaddu qaadday, kuwaas oo loo qoondeeyey in lagaga hortago xanuunka COVID-19. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadlay, […]
Somali News19 Apr 2020
Ceelafweyn, (HCTV) – Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa ka dhacay tuulada Fadhigaab oo u dhexaysa degmooyinka Ceel-afweyn iyo Gar’adag ee gobolka Sanaag. Dagaalkan ayaa u dhexeeya laba beelood oo dhowaan colaadooda la soo afjaray, waxaanay wararku ay sheegayaan in dagaalkaasi ay ku dhaawacmeen saddex qof sida Maayarka Degmada Gar’Adag Faarax Aadan Ciise, uu u […]
Somali News18 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xarunta Xuquuqal Insaanku waxa ay dawladda Somaliland ugu baaqaysaa inay xorriyadooda u soo celiso Maxamed Abiib Yuusuf iyo Cabdiraxmaan Maxamed Daahir (oo loo yaqaan Cabdi Duco), kuwaas oo u xidhan qoraallo ay soo dhigeen Facebook ga oo dhaliilay qaabka ay dawladdu uu maaraynayso COVID-19. 14 April 2020, waxa la xidhay Maxamed Abiib […]