
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News18 Apr 2020
Berbera, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalo xeebeeda Berbera ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka da’een roobab ay ku qabowsadeen dadka degan gobolkaasi. Roobabkan ayaa hadda ka da’aya, waxaanu roobkani uu imanaya jawiga magaalada Berbera oo maalmihii u dambeeyey aad u kululaa, balse dadweynuhu waxa ay ku qabowsadeen Nimcada Alle. Dhinaca kale roobabkan oo ka […]
Somali News18 Apr 2020
London, (HCTV) – Dab-Ridka Dabaal-dega Dhalashada Boqorada Ingiriiska ayaa la joojiyey markii ugu horaysay mudo 68 sano ah oo ay haysay taajka boqortooyada dalka Ingiriiska. Boqorada oo da’deedu hada noqonayso 94 jir, ayaa waxa ay dabaaldaga dhalashadeedu xiligani ay ku soo beegantay xili 14,000 qof ay dalka Ingiriiska ugu geeriyoodeen cudurka COVID19 oo si xawliya […]
Somali News18 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Basaska ka dhex Shaqeeya Caasimada Hargeysa ayaa qiimaha lagu raaco kordhiyey kadib markii Xukuumaddu amartay in kala badh ay ka dhigaan tiradii hore ay u qaadi jireen cudurka Coronavirus Awgeed. Mid Ka mid ah dirawalad Basaska Yarayr ee Mini-Buska loo yaqaano ayaa sheegay in ay u kordhiyeen markii rakaabka raacayey laga yareeyey […]
Somali News18 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Warar ay baahiyeen Warbaahinta Dalka Kenya, kuwaasi oo sheegayey in xidhiidh dhex maray Laanta Sirdoonka Soomaaliya ee NISA iyo Kooxda Al-shabaab. Wararka Warbaahinta Kenya soo tebiyeen ayaa sheegay in NISA ay xidhiidh la samaysay Al-shabaab, si Al-shabaab ay weerarro uga geysato gudaha dalka kenya. Balse, War […]
Somali News18 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Turkey ayaa si weyn u soo dhawaysay kulankii bishii February ee sanadkan Addis Ababa ku dhex maray madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Safiirka Turkey u fadhiya magaaladda Muqdisho Mehmet Yilmaz, oo waraysi ay al yeelatay idaacadda VOA, ayaa mar la weydiiyay wada- hadalladii uu Turkigu […]
Somali News18 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Saraar Xasan Ismaaciil (Gacmo-yare) iyo Laba ka mid ah Ciidammada Booliska ayaa waxa dhaawac fudud ka soo gaadhay Shaqaaqo ka dhacday Magaalada Caynaba. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Saraar ayaa Telefiishanka HCTV u sheegay in isaga iyo laba Askari uu dhaawac ka soo gaadhay Dhagaxaan ay ku […]
Somali News18 Apr 2020
Laga bilaabo Diisambar 2019 COVID-19 waxa uu ku dhacay in ka badan 2 million oo qof (intaa in ka badan oo uu ku dhacay tijaabo loo ma samayn oo xisaabta ku ma jirto). Waxaana u dhintay inta la ogyahay 150,000 oo qof. Welina wuu sii fidayaa. Fayrus dhumaceedu ka yarhay 120 nm (waa marka mitirka […]
Somali News18 Apr 2020
Riyaadh (HCTV) – Muftiga guud ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa soo jeediyey in Salaadda taraawiixda iyo salaadda Ciidda lagu tukado guryaha, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka Saudi ee SPA. Ku dhawaaqiddan ayaa ku soo beegmeysaa iyadoo muddo toddobaad ah ay naga xigtdo bisha barkaysan ee Ramadaan. Muftiga Boqortooyada Sacuudiga Sheikh Abdulaziz al-Sheikh ayaa sheegay […]
Somali News17 Apr 2020
Berbera, (HCTV) – Kastamka Cashuuraha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacday dhacdo la yaab leh oo Maamulka Kastamka Berbera ay sifo khaldan oo baal marsan nidaamka Cashuuraha ku Cashuureen Koonteenar ay ka buuxeen Xadi aad u badan oo Mobilo ah Iyagoo Juwanka Cashuur shubista ugu jaray […]
Somali News16 Apr 2020
Akram Rashiid Cabdi, Khadar Aadan Abokor, Mustafe Axmed Maxamuud (buraale), Maxamed saleebaan Muxumed, Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Marwaan Sulub Cabdi, Safwaan Maxamuud Maxamed, Axmed khadar nuur, Cali maxamed xuseen, Xamse Caydiid Axmed, Mukhtaar Maxamed Ibraahin, Sakariye Maxamed Ibraahim, Isaaq Ismaaciil idiris, Cabdiqani Maxamed Axmed, Aamiin Cali Barre, Colaad Maxamuud Muxumed, Farxaan Axmed Xasan, […]
Somali News16 Apr 2020
Washington, (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa kordhisay cadaadiska Shiinaha ee ku saabsan faafitaanka cudurka ‘coronavirus’, xili Madaxweyne Donald Trump uu sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu ogaado halka cudurka dilaaga ah uu ka yimid asalkiisu. Xoghayaha arrimaha dibada Mike Pompeo ayaa sidoo kale ugu yeedhay Beijing “inay iska baraxdo” oo ay cadayso waxa ay […]
Somali News16 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada ee Somaliland ayaa Maanta lagaga wada-hadlay Xanuunka Covid_19 ee dhibaatada ku haya Dalalka Caalamka. War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada oo lagu faahfaahiyey waxyaabihii lagaga wada-hadlay Shirkaasi ayaa u qornaa sidan “Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi […]