
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Apr 2020
Jabuuti (HCTV) – Xanuunka Covid_19 ee faraha baas ku haya dalalka Adduunka ayaa si xawli ah ugu faafaya dalka Jabuuti. Inta la xaqiijiyay wadarta dadka uu soo ritay Caabuqa Coronavirus ayaa gaadhay guud ahaan waddankaasi 435 ruux, waxaana xanuunkaasi dartii Jabuuti ugu geeriyooday laba ruux. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyahay […]
Somali News15 Apr 2020
USA (HCTV) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO. Waxa uu sheegay in WHO ay ku guuldareysatay waajibaadkeeda aasaasiga ahi marka la eego jawaabta ay ka bixisay faafitaanka cudurka coronavirus. Madaxweynuhu waxa uu ku eedeeyay hay’addani Qaramada Midoobey in ay […]
Somali News15 Apr 2020
Muqdisho (HCTV) – Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee fanankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shoolli). Cumar Shooli ayaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho waxaanu u geeriyooday sida dadka ku dhaw-dhaw ay shegeen cudurka Macaanka ama Sokorta. Fanaankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shooli) ayaa sida la sheegay ku dhashay […]
Somali News15 Apr 2020
Hargeysa (HCTV) – Cisbitaalka guud ee Cudurka Qaaxada ee Magaalada Hargeysa ayaa loo diyaariyey Dadka uu soo rito Xanuunka dunida aadka ugu faafaya ee Covid_19. Ma jiro War Rasmiya oo ka soo baxay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo arrintan la xidhiidha, balse ilo-wareedyo ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in Cisbitaalka laga saaray Dadkii lagaga dawaynayey […]
Somali News14 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland, Maxamed Cabdi Xergeeye, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Wasaarada Caafimaadka Somaliland, ayaa beeniyey warar sheegaya inay baxsadeen laba qof oo ka mid ahaa dadkii laga helay cudurka Coronavirus. Agaasimaha Xergeeye waxa uu uga digay dadka faafinaya wararka beenta ah inay ka taxadiraan arintaasi ”Ma Jiraan […]
Somali News14 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Diyaarad siday qalab caafimaad oo ah gargaar ka yimid Waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay maanta kasoo degtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Gargaarkaas oo ay la wareegtay wasaaradda caafimaadka ayaa waxa uu ka koobnaa agab dhan toddobo tan oo ka yimid Imaaraadka iyo 20 tan oo hay’adda caafimaadka dunida ee […]
Somali News14 Apr 2020
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan khadka Internet-ka (video conference) kula yeeshay xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, waxaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha taagan, dadaallada naf-badbaadinta. Kulanka nuucaan ah, oo aan horey looga baran masuuliyiinta dowladda dhexdooda, ayaa keenay shaki ku saabsan warar dhawaanahaan la isla dhexmarayay oo […]
Somali News14 Apr 2020
Istanbul, (HCTV) – Haweenay 107-jir ah oo ka soo jeeda dalka Turkiga ayaa noqotay haweenaydii labaad ee jirta da’daasi ee ka kacda cudurka Covid19. Havahan Karadeniz ayaa la dhigay cisbitaalka magaalada Istanbul todobaad ka hor kadib markii ay la soo daristay astaamaha cudurka Coronavirus. Waxaanay ka soo kabatay cudurkaasi iyadoo cusbitaalka laga saaray maalintii shalay […]
Somali News14 Apr 2020
New Delhi, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Dalka India Narendra Modi oo maanta khudbad u jeediyey qarankiisa, ayaa ku dhawaaqay xanibaadii ugu mudada dheeray ee lagaga hortagayo Cudurka sida xawiliga ah u faafaya ee Covid19. Mr Modi waxa uu ku dhawaaqay in xanibaadu ay sii socon doonto ilaa bisha May sadexdeeda, suurtagalna ay tahay mudadaasi laga […]
Somali News13 Apr 2020
Hirshabeelle, (HCTV) – Kulan deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha xukuumadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Jowhar, waxaana shir guddoominayay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Shirkaas ayaa lagusoo qaaday dhammaan sida ugu fudud oo Hirshabeelle ay ula dagaallami karto xanuunka COVID-19, waxaana lagasoo saaray qodobbo muhiim ah, oo la amray […]
Somali News13 Apr 2020
Hargeysa, (HCTV) – Guddida Heer Qaran ee u diyaargarowga iyo ka hortaga xanuunka COVID19 oo uu shir gudoominayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa soo saaray go’aamo cusub kadib markii maanta laga helay Somaliland saddex kiis oo cusub oo xanuunka Coronavirus ah. Sida lagu sheegay War Qoraal ah oo ka soo baxay guddidaasi, kaas […]
Somali News13 Apr 2020
Madrid, (HCTV) – Dalka Spain ayaa qayb ahaan qaaday xanibaadaha lagu soo rogay dalkaasi coronavirus waxaana durtaba bilaabmay in malaayiin shaqaale ahi ay dib ugu noqday shaqooyinka gaar ahaana Shaqaalaha dhismaha iyo warshadaha. Spain ayaa ka mid ah wadamada uu sida xun u saameeyey cudurka COVID19, waxaana loo ogolaaday qaar ka mid ah warshadaha dalkaasi […]